Maahmaahyo
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey.
Dec 13, 2025
Haani guntay ka tolantaa.
Dec 13, 2025
Habaar waalid ma hadho.
Dec 13, 2025
Habar Jeclo, hadalka dib bay u gocotaa.
Dec 13, 2025
Habar baas inan baas bay ahayd.
Dec 13, 2025
Habar caal weydey durey bay hafartaa.
Dec 13, 2025
Habar dhali wayday aleelo ku waalatay.
Dec 13, 2025
Habar fadhida legdini wax uga fudud.
Dec 13, 2025
Habar roob hayo, ta kalena inuu hayey modaa.
Dec 13, 2025
Habeen ciidan maaha.
Dec 13, 2025
Habeenkii hoos baa loo hadlaa maalintiina hareera…
Dec 13, 2025
Hadal aan fiiro loo odhani wuu kula fogaadaa, caa…
Dec 13, 2025
Hadal badani haan ma buuxsho.
Dec 13, 2025
Hadal hadal kama dheera.
Dec 13, 2025
Hadal intaadan buu ammaan yahay.
Dec 13, 2025
Hadal iyo hablaba duco la’aan bay tarmaan.
Dec 13, 2025
Hadal iyo hilbaba kala qalan.
Dec 13, 2025
Hadal lama wadaagee caanaa la wadaagaa.
Dec 13, 2025
Hadal nin badiyeyna ma dhamayn nin yareeyeyna wax…
Dec 13, 2025
Hadal nin badiyeyna ma wada odhan, nin yarreeyeyn…
Dec 13, 2025
Hadal nin si u yiri, ninna si u qaaday.
Dec 13, 2025
Hadal tuurtuur kuma sama.
Dec 13, 2025
Hadal waa dheh iyo dhagayso.
Dec 13, 2025
Hadal waa la kala odhan og yahay illaahayna waa l…
Dec 13, 2025
Hadal waa margi.
Dec 13, 2025
Hadal waa mergi hadba meel u jiidma.
Dec 13, 2025
Hadal waayeel waa guudmar.
Dec 13, 2025
Hadal yar iyo hawl badan.
Dec 13, 2025
Hadalaw nin si kuu yidhi hawraarayna ninba si kuu…
Dec 13, 2025
Hadalka kiisa kulul iyo kiisa qaboobi meel buu is…
Dec 13, 2025
Hadalka wanaagsani waa sadaqo.
Dec 13, 2025
Hadalku intuu uurkaaga ku jiro ayuu amaanadaa yah…
Dec 13, 2025
Hadalku intuu uurkaaga ku jiro ayuu ammaano yahay.
Dec 13, 2025
Hadalna sii dhehbaa diley hanbana sii hudhbaa dis…
Dec 13, 2025
Haday fooli timaado gudo qarsiimo reeban.
Dec 13, 2025
Hadba sidii loo jabaa loo dhitiyaa.
Dec 13, 2025
Haddaad been sheegayso been run u eeg sheeg.
Dec 13, 2025
Haddaad hungurooto waa la hadlaa oo habaa la dhis…
Dec 13, 2025
Haddaad tagto meel lagu il laayahay ishaa layska …
Dec 13, 2025
Haddaan sacabka xeeli ku jiran, maxaa habeenkii l…
Dec 13, 2025
Hadday curaddii durdurisay aaran maxaad moodday.
Dec 13, 2025
Hadday degdegsiiyo door dhalaan, kaadsiiyana kiis…
Dec 13, 2025
Hadday tubaako, faa’iido leedahay Habargidir baa …
Dec 13, 2025
Haddii aan la kala roonaan roob ma da’o.
Dec 13, 2025
Haddii lagu sheego waa lays sheelaa, haddii lagu …
Dec 13, 2025
Haddii uu deg degsiinyo door dhalo raagsiin yuhun…
Dec 13, 2025
Hadii aad dhimanayso dhareerkaa layska duwaa.
Dec 13, 2025
Hal diidaysaa geed ay ku xoqato ma weydo.
Dec 13, 2025
Hal libaax arkaysaa ma godlato.
Dec 13, 2025
Hal maqaarka diidaysaa daldalool bay ka eegtaa.
Dec 13, 2025
Haliba wiilkay korisaa, wedkeeda leh.
Dec 13, 2025
Halmaan hadal kuma jiro.
Dec 13, 2025
Hamba soor ma eh.
Dec 13, 2025
Hangaraarac lug uma dhutiyo.
Dec 13, 2025
Harag sagaaro iiga kac ma ahee iiga durug ma leh.
Dec 13, 2025
Hasha naasa adag iyo weedha (hadalka) maxaa kulmi…
Dec 13, 2025
Hashu ragaadka, maysku eryeysaa, mise wayska bixi…
Dec 13, 2025
Hawli jid caddeysay.
Dec 13, 2025
Hawo iyo hoos galbeed labadaba lama gaadho.
Dec 13, 2025
Heeraa wan ma eh.
Dec 13, 2025
Heesta geelu waa kala horreysaa.
Dec 13, 2025
Hilib beer laga dooray waa weyd.
Dec 13, 2025
Hilib hal dukhsi ayaa qudhmiya.
Dec 13, 2025
Hillaac biyihiisuu muujiyaa.
Dec 13, 2025
Hoonbaro libaax bay soo wadaa.
Dec 13, 2025
Hooyadii ka guure habar yartii kuma negaado.
Dec 13, 2025
Hubkaaga iyo hayinkaaga, midna laguma hodmo.
Dec 13, 2025
Hubsiimo hal baa la siistaa.
Dec 13, 2025
Hunguri wax ka weyn la mariyaa wuu dillaacaa.
Dec 13, 2025
Hunguri weyni kuunto weyni baa laga qaadaa.
Dec 13, 2025
Hunnu hunnu hadal maaha, himbiriirsi arag ma aha.
Dec 13, 2025
Hurdo cagahay ka bilaabataa.
Dec 13, 2025
Hurdo habar ma koriso.
Dec 13, 2025
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey.
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey.
Micne: Macne lama helin
Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “H”
Ma taqaan micnaha ama asalka?
Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!
Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:
maahmaahyo@sabaad.com