Maahmaahyo
Shan nin oo shidho qayb leh, hal shanshaa ka baxd…
Dec 13, 2025
Shan shidda ma macaysaa.
Dec 13, 2025
Shiikh markiis yimaado, shariifku, shubaakaduu ka…
Dec 13, 2025
Shinbir duul duul badani af libaax bay gashaa.
Dec 13, 2025
Shinbirba shinbirkiisuu la duulaa.
Dec 13, 2025
Shinbiri laba geed ma wada gurato.
Dec 13, 2025
Shinbiri maalibay dab qaaday buulkeedii baanay ku…
Dec 13, 2025
Shir looma wada uunsiyo.
Dec 13, 2025
Shir naagood oo shan dhaafay waa shar.
Dec 13, 2025
Shisheeye sheela duxa ma leh.
Dec 13, 2025
Shubaali waa biyo la bax.
Dec 13, 2025
Shan nin oo shidho qayb leh, hal shanshaa ka baxda, shan ninnaan shidho qayb lahayna, shan shanshaa ka baxda.
Shan nin oo shidho qayb leh, hal shanshaa ka baxda, shan ninnaan shidho qayb lahayna, shan shanshaa ka baxda.
Micne: Macne lama helin
Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “S”
Ma taqaan micnaha ama asalka?
Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!
Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:
maahmaahyo@sabaad.com