Maahmaahyo
Xabaallo waalid baa xoolo lagala baxaa.
Dec 13, 2025
Xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan.
Dec 13, 2025
Xalaafo waa Xoogii Xirsi Muude.
Dec 13, 2025
Xarrago dumar xanuun ma leh.
Dec 13, 2025
Xiiso iyo xoorba way gudhaan.
Dec 13, 2025
Xog mooge xaajo waa dilaa.
Dec 13, 2025
Xoolo lama cunee dadkoodaa la cunaa.
Dec 13, 2025
Xoolo quudheed waa la qaataa, soor quudheedse lam…
Dec 13, 2025
Xoorkii laga dhamay xagaagii iyo xusuus baa geel …
Dec 13, 2025
Xornimo adaa ku noole,iyadu kuguma noola.
Dec 13, 2025
xaasidaw xoogga beel.
Dec 13, 2025
xadhko geel ma wada xidhaan.
Dec 13, 2025
Xabaallo waalid baa xoolo lagala baxaa.
Xabaallo waalid baa xoolo lagala baxaa.
Micne: Macne lama helin
Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “X”
Ma taqaan micnaha ama asalka?
Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!
Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:
maahmaahyo@sabaad.com