Maahmaahyo
Adin waa la dhibaa, ilna waa la dhawraa. Dec 13, 2025
Adoo nabad u balawaara, beloy kaalay lama yari. Dec 13, 2025
Af waa kane, maxaa lagu aamaa. Dec 13, 2025
Af wax cunay xishoo. Dec 13, 2025
Alla aamin ma iisho. Dec 13, 2025
Ama faro dufan leh ku qaad ama faro dac leh. Dec 13, 2025
Awr awr wado iyo nin naagi waddi midna kaama leex… Dec 13, 2025
Baadi nimaan lahayn bay ag joogtaa. Dec 13, 2025
Baqal fardo la miratay dhigood bay is moodaa. Dec 13, 2025
Barasho horteed ha i nicin. Dec 13, 2025
Barasho u yeelo geedkaad cugsan doonto. Dec 13, 2025
Bartii yaqaan bar xoolaad kuma korodho. Dec 13, 2025
Beerka jecli, xaydha jecli. Dec 13, 2025
Belaayo aanad guriga keensan banana kaama raacdo. Dec 13, 2025
Bir baa bir goysa. Dec 13, 2025
Biya sar tegey waa la sugayaa. Dec 13, 2025
Biyo sacabbadaadaa looga dhergaa. Dec 13, 2025
Caano Jiilaal canba canbid. Dec 13, 2025
Caano yar iyo ciidan yarba marka la waayo ayaa la… Dec 13, 2025
Cali noolba wax sii. Dec 13, 2025
Calool adayg waa illaahay wehelkii. Dec 13, 2025
Canaan ka yaab reer ma doojo. Dec 13, 2025
Caqli gaaliyo indho quraanjo lama arko. Dec 13, 2025
Caruur gaalana ma aha muslinna ma aha ee waa kii … Dec 13, 2025
Ciirtaa dhamaa, ceebtaada yaqaan. Dec 13, 2025
Cirmigaagoo dheeraadaa geel dhalayana waa ku tusa… Dec 13, 2025
Ciyowga habeen dhawaaqay wax uu ka cawduu dareema… Dec 13, 2025
Col hortii baa hub la samaystaa. Dec 13, 2025
Dab aan ku gubin kulaylkiisa ma ogid. Dec 13, 2025
Dacartuba mar bay malab dhashaa. Dec 13, 2025
Dad waxa ugu muran badan jaxar iyo jaahil. Dec 13, 2025
Dammeeraley Dad la xeer maaha. Dec 13, 2025
Dhicisku inta mindida loo soo siduu bakhtiyaa. Dec 13, 2025
Dhiil maran iyo dhiil buuxa la iskuma dhufto (Wax… Dec 13, 2025
Dhoofaa kaa dhimay! (bal tan ka warran, ma run ba… Dec 13, 2025
Dhubuq-dhubuq hore dhabanahays dambey leedahay. Dec 13, 2025
Dooro qoor qabasho biyo kuma cabto. Dec 13, 2025
Doqon qaddar alla taqaanna qulucdaada looma dhiib… Dec 13, 2025
Doqoni amaanay lahayn bay u rixisaa. Dec 13, 2025
Doqoni xarigga lagu xiri xusulladay ku sidataa. Dec 13, 2025
Faras aanad lahayn fuul madiisa futaqaradh baa la… Dec 13, 2025
Faruurow maxaa berbera ku geeyey? Dee faduul! Dec 13, 2025
Gacani waa miskiin. Dec 13, 2025
Geel carruuri qaaday ma foga. Dec 13, 2025
Geelow geed walba daaqdaye, markaad Ciin daaqdaa … Dec 13, 2025
Gumur uraasa, weyne gurudee (gumur wey urtaa waan… Dec 13, 2025
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey. Dec 13, 2025
Habar fadhida legdini wax uga fudud. Dec 13, 2025
Hadal hadal kama dheera. Dec 13, 2025
Hadal nin badiyeyna ma wada odhan, nin yarreeyeyn… Dec 13, 2025
Hadal waa mergi hadba meel u jiidma. Dec 13, 2025
Hadal yar iyo hawl badan. Dec 13, 2025
Hadba sidii loo jabaa loo dhitiyaa. Dec 13, 2025
Halmaan hadal kuma jiro. Dec 13, 2025
Hashu ragaadka, maysku eryeysaa, mise wayska bixi… Dec 13, 2025
Hillaac biyihiisuu muujiyaa. Dec 13, 2025
Hunguri weyni kuunto weyni baa laga qaadaa. Dec 13, 2025
Hurdo cagahay ka bilaabataa. Dec 13, 2025
Hurdo habar ma koriso. Dec 13, 2025
Ishiisa laga gartaa, Ushiisa lagu tumaa. Dec 13, 2025
Kab xume ma hadho ee kab laawaa hadha. Dec 13, 2025
Laba layskuma daro: bidaar iyo timo, baryo iyo ad… Dec 13, 2025
Ma sugto, Meher ma leh. Dec 13, 2025
Maantana far baan maydhayaaye hay fadhiyo geelo. Dec 13, 2025
Manjo dhooqo leh, kuwo dhaqanaa ka roon. Dec 13, 2025
Mas iyo digaag daris ma noqon karaan. Dec 13, 2025
Meel Aar ka kacay buu Atoor fadh-fadhiistaa. Dec 13, 2025
Milil hoostii lama dhayo, haddii la dhayana qudhu… Dec 13, 2025
Muruqa laba suulle ninba si ku ah. Dec 13, 2025
Naaso kor u jeeda nin arkaa, kuwo hoos u jeeda ma… Dec 13, 2025
Nafeey, nin ku doona ku waa. Dec 13, 2025
Naftu waxay ogtahay ilaashataa. Dec 13, 2025
Nimaad fadhiga kaga adag tahay looma saro kaco. Dec 13, 2025
Nimaan hadlin habartiina wax ma siiso. Dec 13, 2025
Nimaan shaqaysan shaxaad baa dila. Dec 13, 2025
Nin buka boqol u tali. Dec 13, 2025
Nin kaa wayna waxba looma sheego. Dec 13, 2025
Qawl nin wayn ka dhacay waa qolof geed ka dhacday. Dec 13, 2025
Qoryo adistooda isku duwis baa horreysa. Dec 13, 2025
Qunyar socde qodaxi ma mudo. Dec 13, 2025
Quud aan jirin qoryo u guro. Dec 13, 2025
Rag waa arin keen iyo aqbalkeen. Dec 13, 2025
Rag waa shaah dumarna waa sheeko. Dec 13, 2025
Run iyo ilkaba waa la cadeeyaa. Dec 13, 2025
Shubaali waa biyo la bax. Dec 13, 2025
Soori waa in xil lagaga tago iyo in xarrago lagag… Dec 13, 2025
Umili ilawshiinyo dhaw. Dec 13, 2025
Wadaanta isha ka xumaataa, faylkay la tagtaa. Dec 13, 2025
Wadaantii geeleeda kaafida, baa mid kalena kaalme… Dec 13, 2025
Wadar iyo waaxid yaa waalan. Dec 13, 2025
Waxaanad filanany iyo fallaari waa kaa fajiciyaan. Dec 13, 2025
Xarrago dumar xanuun ma leh. Dec 13, 2025
ishaadaa kuu macalin ah. Dec 13, 2025
lama gano falaadh kugu soo noqon doonta. Dec 13, 2025
libaax nin ganay iyo nin galadayba og. Dec 13, 2025
lugtii jeeniga dhaaftaa way jabtaa. Dec 13, 2025
usha intay qoyan tahay ayaa la toosiyaa. Dec 13, 2025
ushaada nin aad ka qaadi kartaa loo dhiibtaa. Dec 13, 2025
war la’aani waa dhego laaan. Dec 13, 2025
xadhko geel ma wada xidhaan. Dec 13, 2025

Af waa kane, maxaa lagu aamaa.

Af waa kane, maxaa lagu aamaa.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka ”A”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.