Maahmaahyo
Aadmi la aragyaaba, dhib la arag. May 16, 2025
Aan wada hadalno waa aan heshiino. May 16, 2025
Aar qoyey dacawo la mood. May 16, 2025
Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar. May 16, 2025
Abaal raaga rag baa leh, mid baaqdana haween baa … May 16, 2025
Abeesada taan sanqarta iyo tan aammusan, tan aamu… May 16, 2025
Abeesana dhul u eki bay wax ku dishaa, waadaadna … May 16, 2025
Abkeey dooli diloow, dad nool maas u daahaa. May 16, 2025
Aboorku inta aanu kugu tufin ayaa lagu tufaa. May 16, 2025
Abuur iyo waano, abuur baa horreysey. May 16, 2025
Adduun i khatal. May 16, 2025
Adduunyo ka kabo li’id, aakhirana u salaad li’id. May 16, 2025
Adhi been wuu didaa beense ma dhutiyo. May 16, 2025
Adhi jiri ma kala abaal waydo. May 16, 2025
Adhi jiri xil bay wadaagtaa. May 16, 2025
Adhi magantii ma barriiyo. May 16, 2025
Adhi shidho laga daayo. May 16, 2025
Adin waa la dhibaa, ilna waa la dhawraa. May 16, 2025
Adoo nabad u balawaara, beloy kaalay lama yari. May 16, 2025
Aduun wey kii amoodeey ogaaw. May 16, 2025
Af Daboolan, Dahab waaye. May 16, 2025
Af aamusani marti ma sedo. May 16, 2025
Af aanad aqooni aabahaa wasna waa kaa yeedhsiiyaa. May 16, 2025
Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho. May 16, 2025
Af aanad lahayn lama qabto. May 16, 2025
Af ama reer aw mahdi ha ku hadlo ama lo’ ha kuu d… May 16, 2025
Af hadlaaba aamus. May 16, 2025
Af jabtay sideedii ma noqoto. May 16, 2025
Af jooga looma adeego. May 16, 2025
Af macaan gacan macaan baa dhaanta. May 16, 2025
Af nooli waa hadlaa Eyna waa ciyaa. May 16, 2025
Af noolina waa hadlaa eyna waa ciyaa. May 16, 2025
Af waa kane, maxaa lagu aamaa. May 16, 2025
Af wax cunay xishoo. May 16, 2025
Af-ka nool abooto mudac. May 16, 2025
Afar gacmood abaar ka daran (Hunguri weyni waa cu… May 16, 2025
Afar layskuma daro: Waan guuri; Waan guursan; Gee… May 16, 2025
Afar waa afar: Noloshu waa Niyad; Naftu waa qaali… May 16, 2025
Afkaad goojaamo kaga keentay kula hadal. May 16, 2025
Afkaagoo ku xidha oon ku furin alle goo baa la yi… May 16, 2025
Afkii dab yiri ma guban. May 16, 2025
Afxumo nabad way kaa kaxaysaa colaadna waxba kaag… May 16, 2025
Ag-joog, Ninkii xilo doonayowna Xamaro agjoog. May 16, 2025
Alif kaa xumaaday Albaqra kaama haro. May 16, 2025
Alla aamin ma iisho. May 16, 2025
Alle watow wehel uma baahna. May 16, 2025
Allow aqoon xumo hannagu caabin eexona hannooga t… May 16, 2025
Allow nin aan wax ogeyn ha cadaabin. May 16, 2025
Ama afeef hore lahow ama adkaysi danbe. May 16, 2025
Ama faro dufan leh ku qaad ama faro dac leh. May 16, 2025
Ama waa la muuqdaa ama waa la maqanyahay. May 16, 2025
Ammaan lama dhu-dhumiyo. May 16, 2025
Ammaano cirkaa diiday, oo dhulkaa diiday, oo Aadm… May 16, 2025
Ammaano kugu raagtey inaad leedahay baad mooddaa. May 16, 2025
Amxaar la arag yaaba ferenji xaaji. May 16, 2025
Amxaaro madax gumac galay leedahaye madax hadal g… May 16, 2025
Aqal libaax lafo lagama waayo. May 16, 2025
Aqoon la’aani waa iftiin la’aan. May 16, 2025
Aqoon xumo abaar ka daran(qorsho xumo abaar ka da… May 16, 2025
Arin nin la toosan ayaa nin kale tuur la leh. May 16, 2025
Aroos lagama raago, lagumana raago. May 16, 2025
Arrad waa dan uskagse waa doqonniino. May 16, 2025
Arrimo rag waa mudacyo afkood. May 16, 2025
Arrin aan sidii futo riyaad la feydin, ma fayooba… May 16, 2025
Arrin kaa tagtat Ahaa sooma celiso. May 16, 2025
Arrin waa mid kugu soo booddiyo, mid kugu bariday. May 16, 2025
Arrin xumo abaar ka daran. May 16, 2025
Atoorku intiisuu guun ku yahay. May 16, 2025
Awr awr wado iyo nin naagi waddi midna kaama leex… May 16, 2025
Awr kala guurtay uurar kala guurey baa ka xun. May 16, 2025
Awrba awrka ka horreeya ayuu horraan-qaadkiisa le… May 16, 2025
Awrka danbe awrka hore socodkiisuu leeyahay. May 16, 2025
Ayax teg eedna reeb. May 16, 2025
Ayaydaa taag darran iyadoon tabar lahayn bay dadk… May 16, 2025

Aadmi la aragyaaba, dhib la arag.

Aadmi la aragyaaba, dhib la arag.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka ”A”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.