Maahmaahyo
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey. May 16, 2025
Haani guntay ka tolantaa. May 16, 2025
Habaar waalid ma hadho. May 16, 2025
Habar Jeclo, hadalka dib bay u gocotaa. May 16, 2025
Habar baas inan baas bay ahayd. May 16, 2025
Habar caal weydey durey bay hafartaa. May 16, 2025
Habar dhali wayday aleelo ku waalatay. May 16, 2025
Habar fadhida legdini wax uga fudud. May 16, 2025
Habar roob hayo, ta kalena inuu hayey modaa. May 16, 2025
Habeen ciidan maaha. May 16, 2025
Habeenkii hoos baa loo hadlaa maalintiina hareera… May 16, 2025
Hadal aan fiiro loo odhani wuu kula fogaadaa, caa… May 16, 2025
Hadal badani haan ma buuxsho. May 16, 2025
Hadal hadal kama dheera. May 16, 2025
Hadal intaadan buu ammaan yahay. May 16, 2025
Hadal iyo hablaba duco la’aan bay tarmaan. May 16, 2025
Hadal iyo hilbaba kala qalan. May 16, 2025
Hadal lama wadaagee caanaa la wadaagaa. May 16, 2025
Hadal nin badiyeyna ma dhamayn nin yareeyeyna wax… May 16, 2025
Hadal nin badiyeyna ma wada odhan, nin yarreeyeyn… May 16, 2025
Hadal nin si u yiri, ninna si u qaaday. May 16, 2025
Hadal tuurtuur kuma sama. May 16, 2025
Hadal waa dheh iyo dhagayso. May 16, 2025
Hadal waa la kala odhan og yahay illaahayna waa l… May 16, 2025
Hadal waa margi. May 16, 2025
Hadal waa mergi hadba meel u jiidma. May 16, 2025
Hadal waayeel waa guudmar. May 16, 2025
Hadal yar iyo hawl badan. May 16, 2025
Hadalaw nin si kuu yidhi hawraarayna ninba si kuu… May 16, 2025
Hadalka kiisa kulul iyo kiisa qaboobi meel buu is… May 16, 2025
Hadalka wanaagsani waa sadaqo. May 16, 2025
Hadalku intuu uurkaaga ku jiro ayuu amaanadaa yah… May 16, 2025
Hadalku intuu uurkaaga ku jiro ayuu ammaano yahay. May 16, 2025
Hadalna sii dhehbaa diley hanbana sii hudhbaa dis… May 16, 2025
Haday fooli timaado gudo qarsiimo reeban. May 16, 2025
Hadba sidii loo jabaa loo dhitiyaa. May 16, 2025
Haddaad been sheegayso been run u eeg sheeg. May 16, 2025
Haddaad hungurooto waa la hadlaa oo habaa la dhis… May 16, 2025
Haddaad tagto meel lagu il laayahay ishaa layska … May 16, 2025
Haddaan sacabka xeeli ku jiran, maxaa habeenkii l… May 16, 2025
Hadday curaddii durdurisay aaran maxaad moodday. May 16, 2025
Hadday degdegsiiyo door dhalaan, kaadsiiyana kiis… May 16, 2025
Hadday tubaako, faa’iido leedahay Habargidir baa … May 16, 2025
Haddii aan la kala roonaan roob ma da’o. May 16, 2025
Haddii lagu sheego waa lays sheelaa, haddii lagu … May 16, 2025
Haddii uu deg degsiinyo door dhalo raagsiin yuhun… May 16, 2025
Hadii aad dhimanayso dhareerkaa layska duwaa. May 16, 2025
Hal diidaysaa geed ay ku xoqato ma weydo. May 16, 2025
Hal libaax arkaysaa ma godlato. May 16, 2025
Hal maqaarka diidaysaa daldalool bay ka eegtaa. May 16, 2025
Haliba wiilkay korisaa, wedkeeda leh. May 16, 2025
Halmaan hadal kuma jiro. May 16, 2025
Hamba soor ma eh. May 16, 2025
Hangaraarac lug uma dhutiyo. May 16, 2025
Harag sagaaro iiga kac ma ahee iiga durug ma leh. May 16, 2025
Hasha naasa adag iyo weedha (hadalka) maxaa kulmi… May 16, 2025
Hashu ragaadka, maysku eryeysaa, mise wayska bixi… May 16, 2025
Hawli jid caddeysay. May 16, 2025
Hawo iyo hoos galbeed labadaba lama gaadho. May 16, 2025
Heeraa wan ma eh. May 16, 2025
Heesta geelu waa kala horreysaa. May 16, 2025
Hilib beer laga dooray waa weyd. May 16, 2025
Hilib hal dukhsi ayaa qudhmiya. May 16, 2025
Hillaac biyihiisuu muujiyaa. May 16, 2025
Hoonbaro libaax bay soo wadaa. May 16, 2025
Hooyadii ka guure habar yartii kuma negaado. May 16, 2025
Hubkaaga iyo hayinkaaga, midna laguma hodmo. May 16, 2025
Hubsiimo hal baa la siistaa. May 16, 2025
Hunguri wax ka weyn la mariyaa wuu dillaacaa. May 16, 2025
Hunguri weyni kuunto weyni baa laga qaadaa. May 16, 2025
Hunnu hunnu hadal maaha, himbiriirsi arag ma aha. May 16, 2025
Hurdo cagahay ka bilaabataa. May 16, 2025
Hurdo habar ma koriso. May 16, 2025

Haad habeen kacay waxbaa kiciyey.

Haad habeen kacay waxbaa kiciyey.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “H”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.