Sabaad Logo
  • Afjire
  • Xulka Erayada
  • Maahmaahyo
  • Dhaqanka & Hiddaha
  • B
  • T
  • J
  • X
  • KH
  • D
  • R
  • S
  • SH
  • DH
  • C
  • G
  • F
  • Q
  • K
  • L
  • M
  • N
  • W
  • H
  • Y
  • A
  • E
  • I
  • O
  • U
Maahmaahyo
Qaadis iyo jiidis waa isla guryo geyn. May 16, 2025
Qalbigu laba ruux ma wada qaado. May 16, 2025
Qawl nin wayn ka dhacay waa qolof geed ka dhacday. May 16, 2025
Qaybshe qad ama qaaday. May 16, 2025
Qof aan waxa soo socda garan waxa joogana ma gart… May 16, 2025
Qof caashaq hayaa wax ka calaancal badan. May 16, 2025
Qof nool oo ku hortaagan lagama quusto. May 16, 2025
Qof walba qumanihiisaa qoorta ugu jira. May 16, 2025
Qof waliba intuu cunuu ciidamiyaa. May 16, 2025
Qof waliba wuxuu dhigtuu dheeftaa. May 16, 2025
Qofkii aragiisu ku deeqaa oontiisuna ku deeqdaa. May 16, 2025
Qoryo adistooda isku duwis baa horreysa. May 16, 2025
Qosol badani qoonsimaad noqoy. May 16, 2025
Qosol hiil leh. May 16, 2025
Qosol qoonsimaad noqay. May 16, 2025
Qufac iyo uur midna ma qarsoomo. May 16, 2025
Qunyar socde qodaxi ma mudo. May 16, 2025
Quruxi waa ishaada, qiimana waa ayaankaaga. May 16, 2025
Quud aan jirin qoryo u guro. May 16, 2025

Qaadis iyo jiidis waa isla guryo geyn.

Qaadis iyo jiidis waa isla guryo geyn.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “Q”

Ma taqaan micnaha ama asalka?

Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!

Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:

maahmaahyo@sabaad.com

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.

Afjire
Adeegyo
  • Bogga Hore
  • Maahmaahyo
  • Dhaqanka & Hiddaha
  • Weydiin & Warcelin
  • Nala Soo Xariir
  • Contact
Faahfaahin
  • Afka Soomaaliga
  • Privacy Policy
  • Cookies
  • Sheeko Sheeko
  • Terms and Conditions
  • About
Af Soomaaliga

© 2025 Sabaad. Xuquuqdu way dhawrantahay.

Email: fariin@sabaad.com