Maahmaahyo
Aar qoyey dacawo la mood. May 16, 2025
Abeesana dhul u eki bay wax ku dishaa, waadaadna … May 16, 2025
Aboorku inta aanu kugu tufin ayaa lagu tufaa. May 16, 2025
Af Daboolan, Dahab waaye. May 16, 2025
Alle watow wehel uma baahna. May 16, 2025
Allow nin aan wax ogeyn ha cadaabin. May 16, 2025
Ama faro dufan leh ku qaad ama faro dac leh. May 16, 2025
Amxaar la arag yaaba ferenji xaaji. May 16, 2025
Arrin waa mid kugu soo booddiyo, mid kugu bariday. May 16, 2025
Balaayo laba qad ma leh. May 16, 2025
Bari waaga mooyee wax san kama yimaadaan. May 16, 2025
Belaayo hor la qabtay leedahay ee dabo la qabto m… May 16, 2025
Bir baa bir goysa. May 16, 2025
Bisayl iyo ceedhiin waxa u dhexeeya waa yac-yacoo… May 16, 2025
Buurta Saw iyo Sogsogley iyo Samow Boorame. May 16, 2025
Caano baqay haddaad aragto, waa bi’iso naagood. May 16, 2025
Cadawgaa looma taahee, tun ku adkay. May 16, 2025
Canjeero siday u kala koreysaa loo cunaa. May 16, 2025
Carraabo, fadhaa quusiyey. May 16, 2025
Casarkii wixii kugu dhacaa cishihii lagugu caayaa. May 16, 2025
Cirmigaagoo dheeraadaa geel dhalayana waa ku tusa… May 16, 2025
Dabaan kuleelkiisa la arag danbaskiisa lagama lee… May 16, 2025
Dacas iyo dameeraba lama kala laha. May 16, 2025
Dacawo duul-duul badan af libaaxeey dalaq dhahdaa. May 16, 2025
Dan iyo xarrago is weyday. May 16, 2025
Deriskaaskaa marna ku dayo marna ku diin. May 16, 2025
Dhalaan qayladu waa qaboonada. May 16, 2025
Dhar kaa dheer dhaxan kaama reebo. May 16, 2025
Dhaxal gorayo dhabad baa leh. May 16, 2025
Dheg haddii la jaro daloolkaa hara. May 16, 2025
Dhur waa la tegis bartay ka ridistu waa ku ceeb. May 16, 2025
Dhuumashada dhabarku muqdo dhuumasho ma aha. May 16, 2025
Dibi hooyo xumi, hore ma noqdo. May 16, 2025
Doc ka yeedh iyo dameerkaba daankaa la jebiyaa. May 16, 2025
Doqon milantay iyo geesi damac bartay dhexdoodaa … May 16, 2025
Doqoni hoosiis bay had mooddaa. May 16, 2025
Doqoni xarigga lagu xiri xusulladay ku sidataa. May 16, 2025
Doqoniino waa shil. May 16, 2025
Dumaal ni ka xishooday kama ilmo dhalo. May 16, 2025
Durduro geel baa ku jaba. May 16, 2025
Durduro waxarood xanan(qodax) bay kula gashaa. May 16, 2025
Farihii dufan leh ayaa wax duuga. May 16, 2025
Farsamo xumo, futada cankeeday ku goysaa. May 16, 2025
Fulay hooyadii ma goblanto. May 16, 2025
Fulay wax ka qoryo badan. May 16, 2025
Fulay wax ka wadne weyn. May 16, 2025
Futo iyo dhul isma huraan. May 16, 2025
Geeli waa geel, wixii gooyaana waa geel. May 16, 2025
Geeriyu nin aadan aqoonin iyo geeljiray ku roomnt… May 16, 2025
Gees loaad kulayl kaa lagu jaraa. May 16, 2025
Geesi allaahay ma xilo. May 16, 2025
Geesi, Alle ma xidho. May 16, 2025
Gorgor, haadda ka weyn. May 16, 2025
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey. May 16, 2025
Haani guntay ka tolantaa. May 16, 2025
Habar Jeclo, hadalka dib bay u gocotaa. May 16, 2025
Hadalna sii dhehbaa diley hanbana sii hudhbaa dis… May 16, 2025
Hadday tubaako, faa’iido leedahay Habargidir baa … May 16, 2025
Hamba soor ma eh. May 16, 2025
Hashu ragaadka, maysku eryeysaa, mise wayska bixi… May 16, 2025
Hawo iyo hoos galbeed labadaba lama gaadho. May 16, 2025
Heeraa wan ma eh. May 16, 2025
Hilib hal dukhsi ayaa qudhmiya. May 16, 2025
Hunguri weyni kuunto weyni baa laga qaadaa. May 16, 2025
Kibir waa lagu kufaa. May 16, 2025
Ma ciil sokeeyaa ku haya, mise ciddi hoosteedaa l… May 16, 2025
Magaalo qayrkaana u cay adiguna ha deynin. May 16, 2025
Magaca, magta iyo maganta. May 16, 2025
Maroodi takarta saaran ma arkee, ta kale saaran b… May 16, 2025
Mas iyo digaag daris ma noqon karaan. May 16, 2025
Mididii qooqdaa dib bay u qaddaa. May 16, 2025
Musqul nin galay muraad buu leeyahay. May 16, 2025
Naag kun baa koodisa, kow baana guursada. May 16, 2025
Naagi kun nin way la sheekaysataa kawna way ka gu… May 16, 2025
Naago badhaadhahooday ka sheekeeyaan, ragna ba’oo… May 16, 2025
Naago nimaan maddaxooda maja u rogin nin ma mooda… May 16, 2025
Nabad la’aani waa nolol la’aan. May 16, 2025
Nimaad fadhiga kaga adag tahay looma saro kaco. May 16, 2025
Nimaan balan lahayni waa nin aan diin lahayn. May 16, 2025
Nin aan baqani ma bad baado. May 16, 2025
Nin aan kuu furayni yuu kuu rarin. May 16, 2025
Nin ani yidhi dad iska saar.(sooc). May 16, 2025
Nin casarkii isa sheegay, cishihii ceebi ma qabat… May 16, 2025
Nin daad qaaday xunbo cuskey. May 16, 2025
Qaadis iyo jiidis waa isla guryo geyn. May 16, 2025
Qof caashaq hayaa wax ka calaancal badan. May 16, 2025
Qunyar socde qodaxi ma mudo. May 16, 2025
Saddex markaan bartaan ka gaboobay: Dab ollolinti… May 16, 2025
Seedi waa beer. May 16, 2025
Shan shidda ma macaysaa. May 16, 2025
Soomalidu waa indho ku garaadle. May 16, 2025
Uur mudane iyo uur Berde, midna lama baadho. May 16, 2025
Waayeel ha soocine, wax aqoonta sooca. May 16, 2025
Walaalkaa dhuux tagoogaa loogu soo subkadaa (dhaa… May 16, 2025
Wax aad baratay waa baaskaa. May 16, 2025
Waxaanad filanany iyo fallaari waa kaa fajiciyaan. May 16, 2025
kibir wuxu kaa saaraa hadhka meelse kuma geeyo. May 16, 2025
lugtii jeeniga dhaaftaa way jabtaa. May 16, 2025
waalida ninkii soo baraa laga waraystaa. May 16, 2025
walaalkaa markhaatiga ku fur magtana la bixi. May 16, 2025

Alle watow wehel uma baahna.

Alle watow wehel uma baahna.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka ”A”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.