Maahmaahyo
Adhi shidho laga daayo. May 16, 2025
Af aamusani marti ma sedo. May 16, 2025
Af jabtay sideedii ma noqoto. May 16, 2025
Af-ka nool abooto mudac. May 16, 2025
Afkaad goojaamo kaga keentay kula hadal. May 16, 2025
Ammaan lama dhu-dhumiyo. May 16, 2025
Aroos lagama raago, lagumana raago. May 16, 2025
Arrimo rag waa mudacyo afkood. May 16, 2025
Atoorku intiisuu guun ku yahay. May 16, 2025
Awr awr wado iyo nin naagi waddi midna kaama leex… May 16, 2025
Balaayo laba qad ma leh. May 16, 2025
Been doode been buu dhaartaa. May 16, 2025
Beentaada hore runtaada danbay u xuntahay. May 16, 2025
Caleen qudhac calool geel ma buuxiso. May 16, 2025
Carab iyo labadiisa daan baa isugu dhaw iyana way… May 16, 2025
Caro walaal waa la bariiyaa (subax baa lala sugaa… May 16, 2025
Carraabo, fadhaa quusiyey. May 16, 2025
Carruurey cayntaa ba´day. May 16, 2025
Caruuri waa ciil laga waynaado. May 16, 2025
Ceel biyo lihi ma foga. May 16, 2025
Cid wax kusiisa wax badan baad aragtaa, cid kla t… May 16, 2025
Col hortii baa hub la samaystaa. May 16, 2025
Col iyo nabad mid baa caynka lagu xejiyaa. May 16, 2025
Col ku galay cabsi kugu reeb. May 16, 2025
Daacadi ma hungowdo. May 16, 2025
Dab aan ku gubin kulaylkiisa ma ogid. May 16, 2025
Dab ama hadal baa lagu bakhtiiyaa ama biyo. May 16, 2025
Dabeecad xuma dad kaa saartay. May 16, 2025
Dameeraha ta ugu yar baa ugu biqlo badan. May 16, 2025
Dammeeraley Dad la xeer maaha. May 16, 2025
Dhagax tuujin iyo taabasho waa isugu mid. May 16, 2025
Dhubuq-dhubuq hore dhabanahays dambey leedahay. May 16, 2025
Dhuumashada dhabarku muqdo dhuumasho ma aha. May 16, 2025
Doofaarka ficil la’aan baa loo cadaabaa. May 16, 2025
Doqoni amaanay lahayn bay u rixisaa. May 16, 2025
Doqoni meeshii la isku diriray uun bay ogeyd, mee… May 16, 2025
Dul qaadasho yey noqon tii dibiga. May 16, 2025
Faan badan iyo faq badaniba na wacna. May 16, 2025
Fallaartii cirka loo ganay cid kastoy filo. May 16, 2025
Far keliya Fool ma dhaqdo. May 16, 2025
Fardaha dheereeyaa Fagaarahay isku arkaan. May 16, 2025
Fulay wax ka qoryo badan. May 16, 2025
Gabadh nin dhali karaa dhiqi kara. May 16, 2025
Gacani waa miskiin. May 16, 2025
Gadal gadaal geed looma koro. May 16, 2025
Geed walba in gubtaa, waa hoos taal. May 16, 2025
Geel laba jir soo wada mar. May 16, 2025
Geeljire, geela waa wada jirtaa, waana kala jirta… May 16, 2025
Geesi, Alle ma xidho. May 16, 2025
Gurbaan Garabkaaga ha kuugu jiro ama gacalkaa hak… May 16, 2025
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey. May 16, 2025
Habar roob hayo, ta kalena inuu hayey modaa. May 16, 2025
Habeenkii hoos baa loo hadlaa maalintiina hareera… May 16, 2025
Hadal nin si u yiri, ninna si u qaaday. May 16, 2025
Hadal yar iyo hawl badan. May 16, 2025
Hadalka kiisa kulul iyo kiisa qaboobi meel buu is… May 16, 2025
Hadalku intuu uurkaaga ku jiro ayuu amaanadaa yah… May 16, 2025
Haddaad tagto meel lagu il laayahay ishaa layska … May 16, 2025
Hadday curaddii durdurisay aaran maxaad moodday. May 16, 2025
Hashu ragaadka, maysku eryeysaa, mise wayska bixi… May 16, 2025
Heesta geelu waa kala horreysaa. May 16, 2025
Hoonbaro libaax bay soo wadaa. May 16, 2025
Hunguri wax ka weyn la mariyaa wuu dillaacaa. May 16, 2025
Libaax deeqi ka gurxamisay. May 16, 2025
Mar i dage alla ha dago, mar labaadse anays dagay. May 16, 2025
Marti loo qalay in lala qabay mooddaa. May 16, 2025
Mas abur buu dhalaa, aburkuna mas buu dhalaa. May 16, 2025
Naag, naag ka umulisay iyo nin reer u weyni, midn… May 16, 2025
Naagi nimay legdaan, kama kacaan. May 16, 2025
Naago badhaadhahooday ka sheekeeyaan, ragna ba’oo… May 16, 2025
Naago iyo riyaba diifta ayey isku eryoodaan. May 16, 2025
Naago jileec iyo naxariis midna wax kuma laha. May 16, 2025
Naago waa u samir ama ka simir. May 16, 2025
Naagtii caana xun dhigataa iyana ku murud la’. May 16, 2025
Naar hooba galaaso bartaa ey la aragneey, tiimboo… May 16, 2025
Nimaad dhashay kuma dhalin. May 16, 2025
Nimaad fadhiga kaga adag tahay looma saro kaco. May 16, 2025
Nimaan dhididin ma dhergo. May 16, 2025
Nimaan naxariisan looma naxariisto. May 16, 2025
Nin aan baqani ma bad baado. May 16, 2025
Nin aan dhididin ma dhargo. May 16, 2025
Nin durbaan tuntay ilaaq dalbay. May 16, 2025
Qaadis iyo jiidis waa isla guryo geyn. May 16, 2025
Qofkii aragiisu ku deeqaa oontiisuna ku deeqdaa. May 16, 2025
Rag waxa ugu liita looma maahmaahe, looma sheekee… May 16, 2025
Reer guura raac iyo carruurba loo kala sheekeeyaa… May 16, 2025
Saddex la lama dego, doqon fiiro taqaan,fulay daa… May 16, 2025
Saddex wer-werkay kugu kordhiyaan: Faraska xun, n… May 16, 2025
Si xun wax u sheege saaxir ka daran. May 16, 2025
Sir ma qabe allaw sahana. May 16, 2025
Toladu waa mar aad gaadhi waydo iyo mar aad garan… May 16, 2025
Xarrago dumar xanuun ma leh. May 16, 2025
inta aanad falin ka fiirso. May 16, 2025
laabtu low ma aha hadba la laalaabi karo. May 16, 2025
lacagina lacag bay dhashaa injirina qindhicil. May 16, 2025
libaax aan dhiig dhadhaminini habeen ma ciyo May 16, 2025
luuq luuq maraw laasim laamiguu iman. May 16, 2025
wakhti kaa tegay tiigsimaad maleh. May 16, 2025
waraabe dhankii loo eryaaba waw toos. May 16, 2025
weel waliba wixii ku jiruu dhididaa. May 16, 2025

Ammaan lama dhu-dhumiyo.

Ammaan lama dhu-dhumiyo.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka ”A”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.