Maahmaahyo
Abuur iyo waano, abuur baa horreysey.
Dec 13, 2025
Adhi been wuu didaa beense ma dhutiyo.
Dec 13, 2025
Aduun wey kii amoodeey ogaaw.
Dec 13, 2025
Af Daboolan, Dahab waaye.
Dec 13, 2025
Af aamusani marti ma sedo.
Dec 13, 2025
Af aanad lahayn lama qabto.
Dec 13, 2025
Af jooga looma adeego.
Dec 13, 2025
Af wax cunay xishoo.
Dec 13, 2025
Alif kaa xumaaday Albaqra kaama haro.
Dec 13, 2025
Allow nin aan wax ogeyn ha cadaabin.
Dec 13, 2025
Ammaan lama dhu-dhumiyo.
Dec 13, 2025
Arrad waa dan uskagse waa doqonniino.
Dec 13, 2025
Arrin kaa tagtat Ahaa sooma celiso.
Dec 13, 2025
Balaayo buulkaagaa laga galaa.
Dec 13, 2025
Balaayo laba qad ma leh.
Dec 13, 2025
Balaayo madax la qabtay leedahaye minjo la qabto …
Dec 13, 2025
Bannaankiis mare maradiisa geed ma qabsado.
Dec 13, 2025
Barasho u yeelo geedkaad cugsan doonto.
Dec 13, 2025
Bartii yaqaan bar xoolaad kuma korodho.
Dec 13, 2025
Belaayo guur bay ku tiraahdaa ama guurso.
Dec 13, 2025
Belaayo kaa sii jeeda layskuma soo jeedsho.
Dec 13, 2025
Biyo socdaa biyo fadhiyey kiciyaan.
Dec 13, 2025
Caana daatay dabadood la qabay.
Dec 13, 2025
Caano yar iyo ciidan yarba marka la waayo ayaa la…
Dec 13, 2025
Cadawgaa looma taahee, tun ku adkay.
Dec 13, 2025
Cadku ceeji, xil iyo geeriba kuu dil.
Dec 13, 2025
Caleen qudhac calool geel waxba kama tarto.
Dec 13, 2025
Canbe laf baa ku jirta.
Dec 13, 2025
Carab loaad caws looma tilmaamo.
Dec 13, 2025
Caro walaal waa la bariiyaa (subax baa lala sugaa…
Dec 13, 2025
Carruuri kor cabsooday leedahaye, kal cabsooda ma…
Dec 13, 2025
Colka wadhaf ma lagu dayey.
Dec 13, 2025
Cuntadaan gacantaada ku jirin iyo afkaagu way kal…
Dec 13, 2025
Dab aan ku gubin kulaylkiisa ma ogid.
Dec 13, 2025
Dagaal wiil kuma dhashee, wiilbaa ku dhinta.
Dec 13, 2025
Dameeraha ta ugu yar baa ugu biqlo badan.
Dec 13, 2025
Deero waa dal maddays.
Dec 13, 2025
Deriskaa dagaalkaaga rabaa, dooradaada ceshaas ku…
Dec 13, 2025
Dhagar qabe dhulkaa u dhaq-dhaqaaqa.
Dec 13, 2025
Dhoofaa kaa dhimay.
Dec 13, 2025
Dooro xaarka way wada cuntaa, af-tirashadeyse isk…
Dec 13, 2025
Doqon alle bariday xeradeeday ka aragtay.
Dec 13, 2025
Doqon nebi Muusaa habaaray.
Dec 13, 2025
Doqon qaddar alla taqaanna qulucdaada looma dhiib…
Dec 13, 2025
Doqon sokeeye maaha.
Dec 13, 2025
Doqoni saaf carro loogu riday, sad bursiinyo ma m…
Dec 13, 2025
Doqoni xin mooyiye, xisaab ma oga.
Dec 13, 2025
Doqontu hadalkay dib u gocotaa.
Dec 13, 2025
Durduro waxarood xanan(qodax) bay kula gashaa.
Dec 13, 2025
Fadhi iyo fuud yicibeed laysku waa.
Dec 13, 2025
Far iyo meel bugtaa is og.
Dec 13, 2025
Fullaw guuli kuu dhawaydaa.
Dec 13, 2025
Gabadha dheg-dameer in leeg baa ku dansanta wiilk…
Dec 13, 2025
Gadhba gadhbaa la tusaa.
Dec 13, 2025
Hadal hadal kama dheera.
Dec 13, 2025
Hadal waa la kala odhan og yahay illaahayna waa l…
Dec 13, 2025
Hadalaw nin si kuu yidhi hawraarayna ninba si kuu…
Dec 13, 2025
Hadday curaddii durdurisay aaran maxaad moodday.
Dec 13, 2025
Hoonbaro libaax bay soo wadaa.
Dec 13, 2025
Hunnu hunnu hadal maaha, himbiriirsi arag ma aha.
Dec 13, 2025
Hurdo habar ma koriso.
Dec 13, 2025
Kibir waa lagu kufaa.
Dec 13, 2025
Laba layskuma daro: bidaar iyo timo, baryo iyo ad…
Dec 13, 2025
Midho daray duuduubkaa lagu liqaa.
Dec 13, 2025
Misbax minankaga u mugdi ah, minan dadow ma loogu…
Dec 13, 2025
Naagaha iyo carruurtaba sasabaa lagu wadaa.
Dec 13, 2025
Naagi naag lala qabo waa u col.
Dec 13, 2025
Naago nin ay yaqaaniin col ma moodaan.
Dec 13, 2025
Naaso kor u jeeda nin arkaa, kuwo hoos u jeeda ma…
Dec 13, 2025
Nafsigu ma hadho.
Dec 13, 2025
Nimaad dhashay kuma dhalin.
Dec 13, 2025
Nimaan qooq dilin maroodi ma dilo.
Dec 13, 2025
Nimaan waxa jooga garanin waxa soo socdana ma gar…
Dec 13, 2025
Nin aan baqani ma bad baado.
Dec 13, 2025
Nin aan dhididin ma dhargo.
Dec 13, 2025
Nin aan maahmaahin cod kar maaha.
Dec 13, 2025
Nin aanad maalin ku baranin sanad kuma baratid.
Dec 13, 2025
Nin dameero dabadood ka degay meel uga tooban buu…
Dec 13, 2025
Nin durbaan tuntay ilaaq dalbay.
Dec 13, 2025
Nin fadhiya, looma saro joogsado.
Dec 13, 2025
Ood qaadis iyo jiidis waa isla guri geyn
Dec 13, 2025
Ruux aan geeri iyo nolol midna ahayni/ ma dhiman …
Dec 13, 2025
Saddex col baa jira, col cad , col cas, col madaw…
Dec 13, 2025
Saddex la lama dego, doqon fiiro taqaan,fulay daa…
Dec 13, 2025
Sahaydaa waa hor, socodkaana waa dib.
Dec 13, 2025
Sakaaro laba tun oo laka qalo ma leh.
Dec 13, 2025
Shiikh markiis yimaado, shariifku, shubaakaduu ka…
Dec 13, 2025
Shir looma wada uunsiyo.
Dec 13, 2025
Shisheeye sheela duxa ma leh.
Dec 13, 2025
Sir ma qabe allaw sahana.
Dec 13, 2025
Tol yarraaday, tafo naagood baa laga dayaa.
Dec 13, 2025
Wax aqoon wax looma sheego.
Dec 13, 2025
ishaadu waa kula da’ dhegtaaduna way kaa da’wayn …
Dec 13, 2025
kolka waylaha la helo ayaa loodana la maalaa.
Dec 13, 2025
labo bukta ma is baaniyaan.
Dec 13, 2025
wakhti kaa tegay tiigsimaad maleh.
Dec 13, 2025
walaalo is necebi way xoola yareeyaan wayna xabaa…
Dec 13, 2025
walaashaa iskuma hubtida seedigaa haysi seegina.
Dec 13, 2025
war la’aani waa dhego laaan.
Dec 13, 2025
wax is waydiintu ma xumee wax is waydaarsigaa xun.
Dec 13, 2025
Ammaan lama dhu-dhumiyo.
Ammaan lama dhu-dhumiyo.
Micne: Macne lama helin
Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka ”A”
Ma taqaan micnaha ama asalka?
Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!
Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:
maahmaahyo@sabaad.com