Maahmaahyo
Aadmi la aragyaaba, dhib la arag.
Dec 13, 2025
Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar.
Dec 13, 2025
Adduun i khatal.
Dec 13, 2025
Adhi shidho laga daayo.
Dec 13, 2025
Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho.
Dec 13, 2025
Af jabtay sideedii ma noqoto.
Dec 13, 2025
Af wax cunay xishoo.
Dec 13, 2025
Afar gacmood abaar ka daran (Hunguri weyni waa cu…
Dec 13, 2025
Aqoon la’aani waa iftiin la’aan.
Dec 13, 2025
Atoorku intiisuu guun ku yahay.
Dec 13, 2025
Awr kala guurtay uurar kala guurey baa ka xun.
Dec 13, 2025
Baareey guur, oo sixnigaagana la guur.
Dec 13, 2025
Balaayo buulkaagaa laga galaa.
Dec 13, 2025
Bannaankaba arkaayow maxaa babac ku saaraaya.
Dec 13, 2025
Bannaankiis mare maradiisa geed ma qabsado.
Dec 13, 2025
Barrooriba buulkeeday ku hartaa.
Dec 13, 2025
Belo markay adiga kaa maqan tahay, qayrkaa bay ku…
Dec 13, 2025
Bisqin rag bay kuu gaysaa ragse kaama celiso.
Dec 13, 2025
Biyo meel godan bay isugu tagaan.
Dec 13, 2025
Buubaal biyaha korkiisa saran buu ka didaa.
Dec 13, 2025
Caano Jiilaal canba canbid.
Dec 13, 2025
Caano yar iyo ciidan yarba marka la waayo ayaa la…
Dec 13, 2025
Canjeero siday u kala koreysaa loo cunaa.
Dec 13, 2025
Carruurey cayntaa ba´day.
Dec 13, 2025
Caruur gaalana ma aha muslinna ma aha ee waa kii …
Dec 13, 2025
Cid wax kusiisa wax badan baad aragtaa, cid kla t…
Dec 13, 2025
Cidlo ciirsi maleh.
Dec 13, 2025
Ciirtaa dhamaa, ceebtaada yaqaan.
Dec 13, 2025
Dabalaay gooji ama ha goojin geela gu’ga dhalay u…
Dec 13, 2025
Dameertu inta aanay cida baran ayey dhuusada bara…
Dec 13, 2025
Dantu ceebba ma lahee dadkuun baysku nacaya.
Dec 13, 2025
Dawarsato dariiqay ku collowdaa.
Dec 13, 2025
Deero waa dal maddays.
Dec 13, 2025
Dhac dushii laguma wada hadlo.
Dec 13, 2025
Dhidar xabaalo qod bartay qudhin buu uga dhacaa.
Dec 13, 2025
Dhiig islaan ma qarsoomo.
Dec 13, 2025
Dhillo, intaadan dhillo oran bay dhillo ku tiraah…
Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi hore uma koro.
Dec 13, 2025
Doc ka yeedh iyo dameerkaba daankaa la jebiyaa.
Dec 13, 2025
Doqon milantay iyo geesi damac bartay dhexdoodaa …
Dec 13, 2025
Doqontu hadalkay dib u gocotaa.
Dec 13, 2025
Dumaal ni ka xishooday kama ilmo dhalo.
Dec 13, 2025
Far bugtaa, Faro ka dheer.
Dec 13, 2025
Fulay hooyadii ma goblanto.
Dec 13, 2025
Guur marka hore waa sino dhuuban yahay, marka dam…
Dec 13, 2025
Habeen ciidan maaha.
Dec 13, 2025
Hadal hadal kama dheera.
Dec 13, 2025
Hadal iyo hilbaba kala qalan.
Dec 13, 2025
Hadal yar iyo hawl badan.
Dec 13, 2025
Halmaan hadal kuma jiro.
Dec 13, 2025
Heesta geelu waa kala horreysaa.
Dec 13, 2025
Inantii hooyadeed hadhuudhka tuntaa, iyana hufkiy…
Dec 13, 2025
Inta Jiillaal loo adkaysto, jir looma adkeysto.
Dec 13, 2025
Inta gaari la doon-doonayo, ayaa goombaar wiilkee…
Dec 13, 2025
Ishiisa laga gartaa, Ushiisa lagu tumaa.
Dec 13, 2025
Laba layskuma daro: bidaar iyo timo, baryo iyo ad…
Dec 13, 2025
Laxi shilalkay is dhigtaa lagu qalaa.
Dec 13, 2025
Lixdan jir laguma helo qiimigaad laba jirkaa wayd…
Dec 13, 2025
Ma ciil sokeeyaa ku haya, mise ciddi hoosteedaa l…
Dec 13, 2025
Maaweelo ma bogsiiso meel ku bugta .
Dec 13, 2025
Magaalo qayrkaana u cay adiguna ha deynin.
Dec 13, 2025
Mar i dage alla ha dago, mar labaadse anays dagay.
Dec 13, 2025
Mas abur buu dhalaa, aburkuna mas buu dhalaa.
Dec 13, 2025
Mas iyo digaag daris ma noqon karaan.
Dec 13, 2025
Maska madaxaa laga dilaa.
Dec 13, 2025
Meelaad madaxeeda tahay, mijo lagama noqdo.
Dec 13, 2025
Naagaha iyo carruurtaba sasabaa lagu wadaa.
Dec 13, 2025
Naagi naag lala qabo waa u col.
Dec 13, 2025
Naagi nimay legdaan, kama kacaan.
Dec 13, 2025
Naago nimaan maddaxooda maja u rogin nin ma mooda…
Dec 13, 2025
Nafsi raaga rag iyo geel baa iska leh.
Dec 13, 2025
Naxariis eebbe lagama quusto.
Dec 13, 2025
Nimaad kabahiisa tolayso, kafantaada tolaaya.
Dec 13, 2025
Nimaan dhididin ma dhergo.
Dec 13, 2025
Nin aad kabtiisa tolaysaa, kadabkaaga jaraya.
Dec 13, 2025
Nin aan maahmaahin cod kar maaha.
Dec 13, 2025
Nin daad qaaday xunbo cuskey.
Dec 13, 2025
Nin is faanshay waa ri is nuugtay.
Dec 13, 2025
Nin jiifa lama legdo.
Dec 13, 2025
Qof caashaq hayaa wax ka calaancal badan.
Dec 13, 2025
Qof waliba intuu cunuu ciidamiyaa.
Dec 13, 2025
Qosol hiil leh.
Dec 13, 2025
Rag waa shaah dumarna waa sheeko.
Dec 13, 2025
Ragu waxa uu ka sheekeeyaa biiisa dumarkuna badha…
Dec 13, 2025
Reerka meelan loo husan looma haatiyo.
Dec 13, 2025
Runi rag kama nixiso.
Dec 13, 2025
Saddex lama raaco: Ma horreeye, ma hambeeye, iyo …
Dec 13, 2025
Safar waa si wada yeel.
Dec 13, 2025
Tuug tuug ma xado.
Dec 13, 2025
Ul jiiftaa ma jabto.
Dec 13, 2025
Waari mayside war hakaa hadho.
Dec 13, 2025
Wadaad waa nin
Dec 13, 2025
Wadiiqada yari waddiqada weyn bay kugu riddaa.
Dec 13, 2025
Wax la dhalay iyo dhul baa loo marti yahay.
Dec 13, 2025
Waxaan calaf ahayna lama cuno, waxaan hed ahayna …
Dec 13, 2025
inantay hooyadeed hadhuudhka tuntaa iyana haadint…
Dec 13, 2025
kolka waylaha la helo ayaa loodana la maalaa.
Dec 13, 2025
kuftin jillib iyo habaar waalid midina sahal kuma…
Dec 13, 2025
war xumi dugsi ma fadhiisto.
Dec 13, 2025
xaasidaw xoogga beel.
Dec 13, 2025
Baareey guur, oo sixnigaagana la guur.
Baareey guur, oo sixnigaagana la guur.
Micne: Macne lama helin
Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “B”
Ma taqaan micnaha ama asalka?
Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!
Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:
maahmaahyo@sabaad.com