Maahmaahyo
Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar.
Dec 13, 2025
Abeesada taan sanqarta iyo tan aammusan, tan aamu…
Dec 13, 2025
Abkeey dooli diloow, dad nool maas u daahaa.
Dec 13, 2025
Adduun i khatal.
Dec 13, 2025
Adhi been wuu didaa beense ma dhutiyo.
Dec 13, 2025
Adhi jiri ma kala abaal waydo.
Dec 13, 2025
Aduun wey kii amoodeey ogaaw.
Dec 13, 2025
Af ama reer aw mahdi ha ku hadlo ama lo’ ha kuu d…
Dec 13, 2025
Aqoon xumo abaar ka daran(qorsho xumo abaar ka da…
Dec 13, 2025
Arin nin la toosan ayaa nin kale tuur la leh.
Dec 13, 2025
Baadi nimaan lahayn bay ag joogtaa.
Dec 13, 2025
Bannaankaba arkaayow maxaa babac ku saaraaya.
Dec 13, 2025
Bannaankiis mare maradiisa geed ma qabsado.
Dec 13, 2025
Barasho horteed dad ha nicin.
Dec 13, 2025
Basari buulkeeda bayaayo waaye.
Dec 13, 2025
Baso waa baso si kastoo loo subko.
Dec 13, 2025
Bidaari sibiq bay kugu gashaa.
Dec 13, 2025
Birta adag dab ayaa lagu jilciyaa.
Dec 13, 2025
Bisqin rag bay kuu gaysaa ragse kaama celiso.
Dec 13, 2025
Biya sar tegey waa la sugayaa.
Dec 13, 2025
Buurta Saw iyo Sogsogley iyo Samow Boorame.
Dec 13, 2025
Canaan ka yaab reer ma doojo.
Dec 13, 2025
Ceel dad liqa, ul baa lagu dayaa.
Dec 13, 2025
Col iyo abaar cagahaagaa lagaga baxaa.
Dec 13, 2025
Col iyo nabad mid baa caynka lagu xejiyaa.
Dec 13, 2025
Cudud caano gaabsheen cagaar ma korsho.
Dec 13, 2025
Daawo tiro wax kuma tarto.
Dec 13, 2025
Dab iyo xanuun meel ma wada fadhiistaan.
Dec 13, 2025
Dad kaa badan iyo biyo kaa badanba way ku hanfiya…
Dec 13, 2025
Dantii mooge, maro duuga ka liitee.
Dec 13, 2025
Dawarsato dariiqay ku collowdaa.
Dec 13, 2025
Deriskaa dagaalkaaga rabaa, dooradaada ceshaas ku…
Dec 13, 2025
Dhalaan qayladu waa qaboonada.
Dec 13, 2025
Dhaliili dhaban bay ku taal.
Dec 13, 2025
Dhiig islaan ma qarsoomo.
Dec 13, 2025
Dhoofaa kaa dhimay! (bal tan ka warran, ma run ba…
Dec 13, 2025
Dhoofaa kaa dhimay.
Dec 13, 2025
Dhool bari ka soo kacaa dhaan loo nageeyaa.
Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi hore uma koro.
Dec 13, 2025
Dixrigu(duqsigu) dantiisuu qudhunka ugu jiraa.
Dec 13, 2025
Doc ka yeedh iyo dameerkaba daankaa la jebiyaa.
Dec 13, 2025
Dooro qoor qabasho biyo kuma cabto.
Dec 13, 2025
Doqoni amaanay lahayn bay u rixisaa.
Dec 13, 2025
Dumar iyo dheri toona yar yaraysi malaha.
Dec 13, 2025
Falaadhi gilgilasho kaagama godo.
Dec 13, 2025
Fardaha dheereeyaa Fagaarahay isku arkaan.
Dec 13, 2025
Faruurow maxaa berbera ku geeyey? Dee faduul!
Dec 13, 2025
Futo iyo dhul isma huraan.
Dec 13, 2025
Gabadh nin dhali karaa dhiqi kara.
Dec 13, 2025
Gabadhi waa meel xun joog.
Dec 13, 2025
Geel darreeray nin ka dayrshay ma awliya Allaa.
Dec 13, 2025
Geeli waa geel, wixii gooyaana waa geel.
Dec 13, 2025
Gobanimo waa joome.
Dec 13, 2025
Gurbaan Garabkaaga ha kuugu jiro ama gacalkaa hak…
Dec 13, 2025
Habeenkii hoos baa loo hadlaa maalintiina hareera…
Dec 13, 2025
Hadal hadal kama dheera.
Dec 13, 2025
Haday fooli timaado gudo qarsiimo reeban.
Dec 13, 2025
Hadday tubaako, faa’iido leedahay Habargidir baa …
Dec 13, 2025
Hilib hal dukhsi ayaa qudhmiya.
Dec 13, 2025
Hooyadii ka guure habar yartii kuma negaado.
Dec 13, 2025
Hunnu hunnu hadal maaha, himbiriirsi arag ma aha.
Dec 13, 2025
Intaadan falin ka fiirso.
Dec 13, 2025
Kaadi badane waa loo gogol badiyaa.
Dec 13, 2025
Kitaab gurigiisii loo diiday, sayax Illaah baa ba…
Dec 13, 2025
Laba qaawan isma qaaddo.
Dec 13, 2025
Libaax deeqi ka gurxamisay.
Dec 13, 2025
Loogow laguu minan fadhiyee.
Dec 13, 2025
Ma taagtaa baad guurtaa, mise taako-taako.
Dec 13, 2025
Magaalo qayrkaana u cay adiguna ha deynin.
Dec 13, 2025
Mas iyo digaag daris ma noqon karaan.
Dec 13, 2025
Meeshay caruurtiyo dumarku kugu bartaan waa laga …
Dec 13, 2025
Midho geed saaran, kuwo guntiga ku jira looma qub…
Dec 13, 2025
Muraadka magaalo kaa gala muraayad baa kaa xigta.
Dec 13, 2025
Naagi naag lala qabo waa u col.
Dec 13, 2025
Naago iyo riyaba diifta ayey isku eryoodaan.
Dec 13, 2025
Naago waa belo loo baahan yahay.
Dec 13, 2025
Nafsigu ma hadho.
Dec 13, 2025
Naxariis eebbe lagama quusto.
Dec 13, 2025
Nimaan shantaasi kaa dabaalin sharci kaama dabaal…
Dec 13, 2025
Nin aan hadlin habartiisba qadisay.
Dec 13, 2025
Nin ani yidhi dad iska saar.(sooc).
Dec 13, 2025
Nin daad qaaday xunbo cuskey.
Dec 13, 2025
Nin durbaan tumay ilaaq dalbay.
Dec 13, 2025
Nin fadhiya, looma saro joogsado.
Dec 13, 2025
Qof waliba intuu cunuu ciidamiyaa.
Dec 13, 2025
Qosol badani qoonsimaad noqoy.
Dec 13, 2025
Reer, naagbaa kaa raacda.
Dec 13, 2025
Run iyo ilkaba waa la cadeeyaa.
Dec 13, 2025
Runi rag kama nixiso.
Dec 13, 2025
Sakaaro laba tun oo laka qalo ma leh.
Dec 13, 2025
Samraa, sammo hela.
Dec 13, 2025
Soomalidu waa indho ku garaadle.
Dec 13, 2025
Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola.
Dec 13, 2025
Tuug tuug ma xado.
Dec 13, 2025
Waari mayside war hakaa hadho.
Dec 13, 2025
jacayl biri ma gawso.
Dec 13, 2025
labo qaawani isma qaado.
Dec 13, 2025
libaax nin aan aqoon baa lax ka rida.
Dec 13, 2025
walaalkaa markhaatiga ku fur magtana la bixi.
Dec 13, 2025
waraabaa yidhi ulna layla gaadhi waa cayna wax ig…
Dec 13, 2025
Bannaankiis mare maradiisa geed ma qabsado.
Bannaankiis mare maradiisa geed ma qabsado.
Micne: Macne lama helin
Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “B”
Ma taqaan micnaha ama asalka?
Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!
Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:
maahmaahyo@sabaad.com