Maahmaahyo
Aadmi la aragyaaba, dhib la arag. Dec 13, 2025
Adduunyo ka kabo li’id, aakhirana u salaad li’id. Dec 13, 2025
Adhi magantii ma barriiyo. Dec 13, 2025
Adin waa la dhibaa, ilna waa la dhawraa. Dec 13, 2025
Aduun wey kii amoodeey ogaaw. Dec 13, 2025
Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho. Dec 13, 2025
Afxumo nabad way kaa kaxaysaa colaadna waxba kaag… Dec 13, 2025
Allow nin aan wax ogeyn ha cadaabin. Dec 13, 2025
Ama waa la muuqdaa ama waa la maqanyahay. Dec 13, 2025
Ammaano kugu raagtey inaad leedahay baad mooddaa. Dec 13, 2025
Aqal libaax lafo lagama waayo. Dec 13, 2025
Arin nin la toosan ayaa nin kale tuur la leh. Dec 13, 2025
Awrba awrka ka horreeya ayuu horraan-qaadkiisa le… Dec 13, 2025
Ballaysin bir ka adag. Dec 13, 2025
Baqal fardo la miratay dhigood bay is moodaa. Dec 13, 2025
Barrooriba buulkeeday ku hartaa. Dec 13, 2025
Bartii yaqaan bar xoolaad kuma korodho. Dec 13, 2025
Been fakatay runi ma gaadho. Dec 13, 2025
Calool adayg waa illaahay wehelkii. Dec 13, 2025
Canaan ka yaab reer ma doojo. Dec 13, 2025
Caqli gaaliyo indho quraanjo lama arko. Dec 13, 2025
Ceeb looma dhinto, cara lalama qarxo, cayna looma… Dec 13, 2025
Col naago ka kacay iyo cadho nirig ka kcday midna… Dec 13, 2025
Daacadi ma hungowdo. Dec 13, 2025
Daawo tiro wax kuma tarto. Dec 13, 2025
Dacas kaa wayni dhiiqaday kugu farjiyaan. Dec 13, 2025
Dad wax ugu liita ma tashe ma toshe ma tashiishe. Dec 13, 2025
Dad wax yar tare ma ahee, wax ma tare ma leh. Dec 13, 2025
Dadqal looma gurguurto. Dec 13, 2025
Dameer dhaan raac. Dec 13, 2025
Dani waa seeto. Dec 13, 2025
Dardaaran caweysin kallah arooryaad buu leeyahay … Dec 13, 2025
Dawarsato dariiqay ku collowdaa. Dec 13, 2025
Dhar kaa dheer dhaxan kaama reebo. Dec 13, 2025
Dhaxal gorayo dhabad baa leh. Dec 13, 2025
Dhegta hadii la gooyo daloolkaa hadha. Dec 13, 2025
Dhiig islaan ma qarsoomo. Dec 13, 2025
Dooro hadey hal waddo iyo hadey toban waddo kurug… Dec 13, 2025
Doqon ha u gargaarin hana gargaarsan. Dec 13, 2025
Doqoni cad ciid loogu riday cay bay mooddaa. Dec 13, 2025
Doqoni meeshii la isku diriray uun bay ogeyd, mee… Dec 13, 2025
Doqontu afka xanbay ku sidaa ishana xil. Dec 13, 2025
Dukhsi dantiisuu dumurka (qudhunka) ugu jiraa. Dec 13, 2025
Eygii oo laf diiday ma noola. Dec 13, 2025
Farihii dufan leh ayaa wax duuga. Dec 13, 2025
Gaashaan qaad ma anbado. Dec 13, 2025
Gar dabadeed, guu-guu (gunuunuc) baan nacay. Dec 13, 2025
Gardarro looma garbo yeelo. Dec 13, 2025
God hadimo ha qodin, haddaad qoddana ha dheerayn,… Dec 13, 2025
Gorayo la hub sayoo haad bay noqotay. Dec 13, 2025
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey. Dec 13, 2025
Habar dhali wayday aleelo ku waalatay. Dec 13, 2025
Hadal iyo hilbaba kala qalan. Dec 13, 2025
Hadal waa margi. Dec 13, 2025
Hunnu hunnu hadal maaha, himbiriirsi arag ma aha. Dec 13, 2025
In habari gasho, hali ma qaado. Dec 13, 2025
Ishaaduna waa kula fil, dhegtaaduna way kaa weynt… Dec 13, 2025
Laba layskuma daro: bidaar iyo timo, baryo iyo ad… Dec 13, 2025
Laxi shilalkay is dhigtaa lagu qalaa. Dec 13, 2025
Manjo dhooqo leh, marba mid baa la siibaa. Dec 13, 2025
Martidu marka hore reerkaa ka naxa marka dambana … Dec 13, 2025
Mididii qooqdaa dib bay u qaddaa. Dec 13, 2025
Musqul nin galay muraad buu leeyahay. Dec 13, 2025
Naag kun baa koodisa, kow baana guursada. Dec 13, 2025
Naagaha iyo carruurtaba sasabaa lagu wadaa. Dec 13, 2025
Naagi nimay legdaan, kama kacaan. Dec 13, 2025
Naago been baa lagu soo xero geliyaa runna waa la… Dec 13, 2025
Naago nimaan maddaxooda maja u rogin nin ma mooda… Dec 13, 2025
Naagtii caana xun dhigataa iyana ku murud la’. Dec 13, 2025
Nimaan shantaasi kaa dabaalin sharci kaama dabaal… Dec 13, 2025
Nin aan baqani ma bad baado. Dec 13, 2025
Nin aan maahmaahin cod kar maaha. Dec 13, 2025
Nin aan wax garad ahayn haanta gadaankeedaa wax l… Dec 13, 2025
Nin ilko waa wayn haduu dhintona inuu qoslayaa la… Dec 13, 2025
Nin jiifa lama legdo. Dec 13, 2025
Rag jidiin baa walaaleeya. Dec 13, 2025
Ragi sadex bay ku kala baxaan , wax tegay ka hadh… Dec 13, 2025
Reer ba’ow yaa ku leh! Dec 13, 2025
Saddex markaan bartaan ka gaboobay: Dab ollolinti… Dec 13, 2025
Sagaaro inteeda waa ku duq. Dec 13, 2025
Sahaydaa waa hor, socodkaana waa dib. Dec 13, 2025
Samraa, sammo hela. Dec 13, 2025
Shan shidda ma macaysaa. Dec 13, 2025
Sir ma qabe allaw sahana. Dec 13, 2025
Ul jiiftaa ma jabto. Dec 13, 2025
Umili ilawshiinyo dhaw. Dec 13, 2025
Waraabe daalay, dirirtiisaa loo tagaa. Dec 13, 2025
Xiiso iyo xoorba way gudhaan. Dec 13, 2025
Xog mooge xaajo waa dilaa. Dec 13, 2025
ishaadaa kuu macalin ah. Dec 13, 2025
jidh qalaad waa dhul qalaad. Dec 13, 2025
kibiraw kab iga xoor faanawna far iga jabi. Dec 13, 2025
libaax aan dhiig dhadhaminini habeen ma ciyo Dec 13, 2025
lugtii jeeniga dhaaftaa way jabtaa. Dec 13, 2025
waano dhalan baa ka adag.(ka roon) Dec 13, 2025
waayeel hadalkiisa kaftan buu ku dhamaystaa. Dec 13, 2025
waayeel hortiisaa caano loogu badhxaa. Dec 13, 2025
wakhti kaa tegay tiigsimaad maleh. Dec 13, 2025
walaashaa iskuma hubtida seedigaa haysi seegina. Dec 13, 2025
wiilkii is waalaba wiil waabiyaa hela. Dec 13, 2025

Barrooriba buulkeeday ku hartaa.

Barrooriba buulkeeday ku hartaa.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “B”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.