Maahmaahyo
Af aanad aqooni aabahaa wasna waa kaa yeedhsiiyaa. Dec 13, 2025
Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho. Dec 13, 2025
Af jooga looma adeego. Dec 13, 2025
Af nooli waa hadlaa Eyna waa ciyaa. Dec 13, 2025
Afar layskuma daro: Waan guuri; Waan guursan; Gee… Dec 13, 2025
Alla aamin ma iisho. Dec 13, 2025
Arrin waa mid kugu soo booddiyo, mid kugu bariday. Dec 13, 2025
Awrba awrka ka horreeya ayuu horraan-qaadkiisa le… Dec 13, 2025
Ayax teg eedna reeb. Dec 13, 2025
Baqal fardo la miratay dhigood bay is moodaa. Dec 13, 2025
Barasho horteed dad ha nicin. Dec 13, 2025
Bari waaga mooyee wax san kama yimaadaan. Dec 13, 2025
Bartii yaqaan, bari uma korodho. Dec 13, 2025
Baso waa baso si kastoo loo subko. Dec 13, 2025
Beeni raad ma leh. Dec 13, 2025
Beer wax dhalow ba’. Dec 13, 2025
Bidaari sibiq bay kugu gashaa. Dec 13, 2025
Bilaysini Bir ka adag. Dec 13, 2025
Birta adag dab ayaa lagu jilciyaa. Dec 13, 2025
Biya sar tegey waa la sugayaa. Dec 13, 2025
Biyo ay horotood dhooqo tahay, dabadooda maxaad m… Dec 13, 2025
Biyo sacabbadaadaa looga dhergaa. Dec 13, 2025
Caano baqay haddaad aragto, waa bi’iso naagood. Dec 13, 2025
Cabaabiba cadaab bay ka subxaanalaysataa. Dec 13, 2025
Cadho walaal waa la bariyaa (waa loo dulqaataa wa… Dec 13, 2025
Calool rag waa webi xagaa. Dec 13, 2025
Casaan qurux kama qatana. Dec 13, 2025
Ciyowga habeen dhawaaqay wax uu ka cawduu dareema… Dec 13, 2025
Col iyo nabad mid baa caynka lagu xejiyaa. Dec 13, 2025
Dadqal looma gurguurto. Dec 13, 2025
Daleel marow maradiis geed ma daarow. Dec 13, 2025
Dameertu isku halayn bay hooyadeed dabada uga nuu… Dec 13, 2025
Dan iyo xarrago is weyday. Dec 13, 2025
Darandoorriyaaba naas-naasi (Nin ordaaba istaag) Dec 13, 2025
Dhadhan shaa waalan dhergaana ka sii daran. Dec 13, 2025
Dhallaan qayladii waa qaboonada. Dec 13, 2025
Dhegta hadii la gooyo daloolkaa hadha. Dec 13, 2025
Dhilaa la waaniyey markaasay tidhi ii dhakhsada r… Dec 13, 2025
Dhoofaa kaa dhimay! (bal tan ka warran, ma run ba… Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi korme ma noqdo. Dec 13, 2025
Doqon iyo habeen baa madaw. Dec 13, 2025
Doqoni meeshii la isku diriray uun bay ogeyd, mee… Dec 13, 2025
Doqontu hadalkay dib u gocotaa. Dec 13, 2025
Dudun dareen ii dugsasho inis ki dartooy = Dudun … Dec 13, 2025
Dudun dareen ii dugsashu inis ki dartooy. Dec 13, 2025
Dumar iyo dheri toona yar yaraysi malaha. Dec 13, 2025
Far kaliyihi waji ma maydho. Dec 13, 2025
Farihii dufan leh ayaa wax duuga. Dec 13, 2025
Faro ka ciyaar dabo ka ciyaar baa dhaanta. Dec 13, 2025
Futo iyo dhul isma huraan. Dec 13, 2025
Gacmo wada jirbay wax ku goyn karaan. Dec 13, 2025
Gadal gadaal geed looma koro. Dec 13, 2025
Geel indho kuul muxuu ka kasaa? Dec 13, 2025
Geel soddon qaday, saddex kuma dari waayo. Dec 13, 2025
Geeljire, geela waa wada jirtaa, waana kala jirta… Dec 13, 2025
Geeri nimaan aqoon iyo geel jiray ku wanaagsantah… Dec 13, 2025
Gees loaad kulayl kaa lagu jaraa. Dec 13, 2025
Hadal waa mergi hadba meel u jiidma. Dec 13, 2025
Hadalka kiisa kulul iyo kiisa qaboobi meel buu is… Dec 13, 2025
Haddaan sacabka xeeli ku jiran, maxaa habeenkii l… Dec 13, 2025
Hadii aad dhimanayso dhareerkaa layska duwaa. Dec 13, 2025
Haliba wiilkay korisaa, wedkeeda leh. Dec 13, 2025
Halmaan hadal kuma jiro. Dec 13, 2025
Hawo iyo hoos galbeed labadaba lama gaadho. Dec 13, 2025
Heeraa wan ma eh. Dec 13, 2025
Hilib beer laga dooray waa weyd. Dec 13, 2025
Layligu kasha biyihiisa ku jiruu ka didaa. Dec 13, 2025
Libaax intay bulbushu ku taal, bahal ma cuno. Dec 13, 2025
Loogow laguu minan fadhiyee. Dec 13, 2025
Ma sugto, Meher ma leh. Dec 13, 2025
Mala-duul wuu guulaystaa xin u duulse wuu guul da… Dec 13, 2025
Manjo dhooqo leh, kuwo dhaqanaa ka roon. Dec 13, 2025
Matag meel kuguma simo. Dec 13, 2025
Naago been baa lagu soo xero geliyaa runna waa la… Dec 13, 2025
Nabad la’aani waa nolol la’aan. Dec 13, 2025
Nimaan qooq dilin maroodi ma dilo. Dec 13, 2025
Nimaan waxa jooga garanin waxa soo socdana ma gar… Dec 13, 2025
Nin aan dhididin ma dhargo. Dec 13, 2025
Nin aan hadlin habartiisba qadisay. Dec 13, 2025
Nin abaal gala wax badan baa la arkaa ninse guda … Dec 13, 2025
Oodo dhacmeed siday u kala sareeyaan baa loo kala… Dec 13, 2025
Qosol badani qoonsimaad noqoy. Dec 13, 2025
Qosol hiil leh. Dec 13, 2025
Rag gar baa kala saarta dumarna jaan. Dec 13, 2025
Rag qawl baa xidha dumarna meher. Dec 13, 2025
Rag waa shaah dumarna waa sheeko. Dec 13, 2025
Reer guura raac iyo carruurba loo kala sheekeeyaa… Dec 13, 2025
Run iyo ilkaba waa la cadeeyaa. Dec 13, 2025
Sodcaal maa moodhar, sahayna waa lacag, saaxiibna… Dec 13, 2025
Soori waa in xil lagaga tago iyo in xarrago lagag… Dec 13, 2025
Talo laba adin dhexdood bay ka dhalataa. Dec 13, 2025
Tol la’aani waa tows. Dec 13, 2025
Tolkaa maw talisay, mase tuugtay. Dec 13, 2025
Tuug la qabtay talo ma laha. Dec 13, 2025
Wax aqoon wax looma sheego. Dec 13, 2025
Xornimo adaa ku noole,iyadu kuguma noola. Dec 13, 2025
indho is jecel isma eegi karaan. Dec 13, 2025
laabtu low ma aha hadba la laalaabi karo. Dec 13, 2025
usha intay qoyan tahay ayaa la toosiyaa. Dec 13, 2025
waxaanad heli karayn waxaanad u baahnayn baa laga… Dec 13, 2025

Baso waa baso si kastoo loo subko.

Baso waa baso si kastoo loo subko.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “B”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.