Maahmaahyo
Aboorku inta aanu kugu tufin ayaa lagu tufaa.
Dec 13, 2025
Adhi been wuu didaa beense ma dhutiyo.
Dec 13, 2025
Adhi magantii ma barriiyo.
Dec 13, 2025
Ag-joog, Ninkii xilo doonayowna Xamaro agjoog.
Dec 13, 2025
Alif kaa xumaaday Albaqra kaama haro.
Dec 13, 2025
Arrimo rag waa mudacyo afkood.
Dec 13, 2025
Arrin kaa tagtat Ahaa sooma celiso.
Dec 13, 2025
Arrin waa mid kugu soo booddiyo, mid kugu bariday.
Dec 13, 2025
Baadi nimaan lahayn bay ag joogtaa.
Dec 13, 2025
Balaayo laba qad ma leh.
Dec 13, 2025
Ballaysin bir ka adag.
Dec 13, 2025
Bannaankiis mare maradiisa geed ma qabsado.
Dec 13, 2025
Baruur qudhuntay baa baruuro qudhmisa.
Dec 13, 2025
Bawdo rag, maalinba midbaa qaawan.
Dec 13, 2025
Biyo gorore oo meel godan bay isugu tageen.
Dec 13, 2025
Biyo socdaa biyo fadhiyey kiciyaan.
Dec 13, 2025
Cadho walaal waa la bariyaa (waa loo dulqaataa wa…
Dec 13, 2025
Cadku ceeji, xil iyo geeriba kuu dil.
Dec 13, 2025
Caleen qudhac calool geel waxba kama tarto.
Dec 13, 2025
Calool rag waa webi xagaa.
Dec 13, 2025
Caruuri waa ciil laga waynaado.
Dec 13, 2025
Dab iyo xanuun meel ma wada fadhiistaan.
Dec 13, 2025
Dad iyo weel godanba waa la badsadaa (weelka goda…
Dec 13, 2025
Dadku hadalkay isku afgartaan xooluhuna urta.
Dec 13, 2025
Dameeraha ta ugu xun baa ugu haraati kulul.
Dec 13, 2025
Dameeri isku hallayn bay hooyadeed dabada uga nuu…
Dec 13, 2025
Dammeeraley Dad la xeer maaha.
Dec 13, 2025
Dan iyo xarrago is weyday.
Dec 13, 2025
Dantaada derin karkaranna waa loogu seexdaa.
Dec 13, 2025
Dhalinyaro dhubuq dhubuq hore dhabana hays danbay…
Dec 13, 2025
Dhallaan qayladii waa qaboonada.
Dec 13, 2025
Dheg haddii la jaro daloolkaa hara.
Dec 13, 2025
Doofaarka ficil la’aan baa loo cadaabaa.
Dec 13, 2025
Doqon iyo habeen baa madaw.
Dec 13, 2025
Doqoneey dabkaa ba.
Dec 13, 2025
Doqoni hoosiis bay had mooddaa.
Dec 13, 2025
Doqoni meeshii la isku diriray uun bay ogeyd, mee…
Dec 13, 2025
Doqoni xin mooyiye, xisaab ma oga.
Dec 13, 2025
Doqoniino waa shil.
Dec 13, 2025
Doqontu hadalkay dib u gocotaa.
Dec 13, 2025
Dul qaadasho yey noqon tii dibiga.
Dec 13, 2025
Erey nimaan dhaafin odday ma dhalin.
Dec 13, 2025
Far bugtaa, Faro ka dheer.
Dec 13, 2025
Fardaha dheereeyaa Fagaarahay isku arkaan.
Dec 13, 2025
Faro ka ciyaar dabo ka ciyaar baa dhaanta.
Dec 13, 2025
Fulay hooyadii ma goblanto.
Dec 13, 2025
Fulay wax ka qoryo badan.
Dec 13, 2025
Gacani waa miskiin.
Dec 13, 2025
Gari laba nin kama wada qosliso.
Dec 13, 2025
Geed joog gartii waa yaqaan, laga dhimayna dhaxal…
Dec 13, 2025
Geel-jire isagooy ushu u goantahay ayuu xaggeen k…
Dec 13, 2025
Geeli waa geel, wixii gooyaana waa geel.
Dec 13, 2025
Gudineey ima goyseen, haddaan badhkay kugu jirin.
Dec 13, 2025
Guursato loo galmoon og.
Dec 13, 2025
Habar dhali wayday aleelo ku waalatay.
Dec 13, 2025
Habeen ciidan maaha.
Dec 13, 2025
Hadday degdegsiiyo door dhalaan, kaadsiiyana kiis…
Dec 13, 2025
Hamba soor ma eh.
Dec 13, 2025
Hawli jid caddeysay.
Dec 13, 2025
Hubkaaga iyo hayinkaaga, midna laguma hodmo.
Dec 13, 2025
Hubsiimo hal baa la siistaa.
Dec 13, 2025
Hurdo cagahay ka bilaabataa.
Dec 13, 2025
Inantii hooyadeed hadhuudhka tuntaa, iyana hufkiy…
Dec 13, 2025
Isma’og aqalkiibay aslaysaa.
Dec 13, 2025
Kaadi badane waa loo gogol badiyaa.
Dec 13, 2025
Libaax deeqi ka gurxamisay.
Dec 13, 2025
Libaax intay bulbushu ku taal, bahal ma cuno.
Dec 13, 2025
Mas abur buu dhalaa, aburkuna mas buu dhalaa.
Dec 13, 2025
Matag meel kuguma simo.
Dec 13, 2025
Meelaad madaxeeda tahay, mijo lagama noqdo.
Dec 13, 2025
Naago abaal ha u gelin amaahse ha u diidin.
Dec 13, 2025
Naago badhaadhahooday ka sheekeeyaan, ragna ba’oo…
Dec 13, 2025
Naaguhu hoosiis bay hadh moodaan.
Dec 13, 2025
Naar hooba galaaso bartaa ey la aragneey, tiimboo…
Dec 13, 2025
Nin aan baqani ma bad baado.
Dec 13, 2025
Nin durbaan tuntay ilaaq dalbay.
Dec 13, 2025
Nin duulay dantii kaa og.
Dec 13, 2025
Qaybshe qad ama qaaday.
Dec 13, 2025
Qosol hiil leh.
Dec 13, 2025
Qunyar socde qodaxi ma mudo.
Dec 13, 2025
Rag sadex lama raaco, ma fakere,ma faaidayste,ma …
Dec 13, 2025
Rag waa shaah dumarna waa sheeko.
Dec 13, 2025
Rag walaalow wuxuu ku dhaamo la waa.
Dec 13, 2025
Rag waxa ugu faan badan mar dhoof iyo mar duul.
Dec 13, 2025
Rag waxa ugu liita, ma hadle ma heenseeye, ma haa…
Dec 13, 2025
Reerka meelan loo husan looma haatiyo.
Dec 13, 2025
Ruux aan geeri iyo nolol midna ahayni/ ma dhiman …
Dec 13, 2025
Sagaaro intay tub joogto bay tub kale dayataa.
Dec 13, 2025
Shinbir duul duul badani af libaax bay gashaa.
Dec 13, 2025
Soo bax baa la leeyahay sacabka leefaysaa.
Dec 13, 2025
Soomaalidu waxay casarkii kugu aragtay cishihii k…
Dec 13, 2025
Waxaan kashaada gelin, korkaaga yay dhaamin.
Dec 13, 2025
Xabaallo waalid baa xoolo lagala baxaa.
Dec 13, 2025
Xornimo adaa ku noole,iyadu kuguma noola.
Dec 13, 2025
ishaadaa kuu macalin ah.
Dec 13, 2025
lax gawracan maqaarsiib kuma xanuunsato
Dec 13, 2025
libaax aan dhiig dhadhaminini habeen ma ciyo
Dec 13, 2025
ood is qabsatay maroodina way qarisaa.
Dec 13, 2025
waxay ili aragto ayaa ilko gooyaan.
Dec 13, 2025
wixii ay idho arkaan ayey ilko gooyaan.
Dec 13, 2025
Bawdo rag, maalinba midbaa qaawan.
Bawdo rag, maalinba midbaa qaawan.
Micne: Macne lama helin
Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “B”
Ma taqaan micnaha ama asalka?
Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!
Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:
maahmaahyo@sabaad.com