Maahmaahyo
Aan wada hadalno waa aan heshiino. May 16, 2025
Adhi been wuu didaa beense ma dhutiyo. May 16, 2025
Af Daboolan, Dahab waaye. May 16, 2025
Af hadlaaba aamus. May 16, 2025
Af jooga looma adeego. May 16, 2025
Af noolina waa hadlaa eyna waa ciyaa. May 16, 2025
Ama faro dufan leh ku qaad ama faro dac leh. May 16, 2025
Arrin xumo abaar ka daran. May 16, 2025
Awr kala guurtay uurar kala guurey baa ka xun. May 16, 2025
Bari waaga mooyee wax san kama yimaadaan. May 16, 2025
Barrooriba buulkeeday ku hartaa. May 16, 2025
Beeni raad ma leh. May 16, 2025
Beer wax dhalow ba’. May 16, 2025
Beerka jecli, xaydha jecli. May 16, 2025
Belaayo guur bay ku tiraahdaa ama guurso. May 16, 2025
Bilaysini Bir ka adag. May 16, 2025
Biyo meel godan bay isugu tagaan. May 16, 2025
Caano Jiilaal canba canbid. May 16, 2025
Caasigaa iridkaaga ma mooga, baarri dadow dad kuu… May 16, 2025
Cadho walaal waa la bariyaa (waa loo dulqaataa wa… May 16, 2025
Calool rag waa webi xagaa. May 16, 2025
Car faruurow foori gaalee? May 16, 2025
Casarkii wixii kugu dhacaa cishihii lagugu caayaa. May 16, 2025
Ceeb looma dhinto, cara lalama qarxo, cayna looma… May 16, 2025
Ceesaantii arigeeda diidda orgi shisheeyaa saarta… May 16, 2025
Col hortii baa hub la samaystaa. May 16, 2025
Dad waxa ugu muran badan jaxar iyo jaahil. May 16, 2025
Dagaal qofbaa ku dhintee qof kuma dhasho. May 16, 2025
Dameeraha ta ugu yar baa ugu biqlo badan. May 16, 2025
Dameero awdalan ninkii ooda ka qaadaa arooriya. May 16, 2025
Dameertu isku halayn bay hooyadeed dabada uga nuu… May 16, 2025
Dan iyo xarrago is weyday. May 16, 2025
Dantaada derin karkaranna waa loogu seexdaa. May 16, 2025
Dhaxal gorayo dhabad baa leh. May 16, 2025
Dhilaa la waaniyey markaasay tidhi ii dhakhsada r… May 16, 2025
Dhuumashada dhabarku muqdo dhuumasho ma aha. May 16, 2025
Dibi hooyo xumi hore uma koro. May 16, 2025
Dooro hadey hal waddo iyo hadey toban waddo kurug… May 16, 2025
Doqon sokeeye maaha. May 16, 2025
Doqoni haddii nla xifaaltamo in la is diriray bay… May 16, 2025
Doqoni qiiq kama kacdee daamankay meer meerisaa. May 16, 2025
Doqontu afka xanbay ku sidaa ishana xil. May 16, 2025
Dumarka been baa lagu soo xero geliyaa runa waa l… May 16, 2025
Fardo laysu hayo maxaa laysugu faan. May 16, 2025
Farihii dufan leh ayaa wax duuga. May 16, 2025
Gabadhi waa meel xun joog. May 16, 2025
Gari ilaahay bay taqaan. May 16, 2025
Geel carruuri qaaday ma foga. May 16, 2025
God mar ku asturay xumaantiisa lama sheeg sheego. May 16, 2025
Guursato loo galmoon og. May 16, 2025
Habaar waalid ma hadho. May 16, 2025
Hadal aan fiiro loo odhani wuu kula fogaadaa, caa… May 16, 2025
Hadal tuurtuur kuma sama. May 16, 2025
Hadalaw nin si kuu yidhi hawraarayna ninba si kuu… May 16, 2025
Hadday curaddii durdurisay aaran maxaad moodday. May 16, 2025
Haddii lagu sheego waa lays sheelaa, haddii lagu … May 16, 2025
Hilib beer laga dooray waa weyd. May 16, 2025
Hurdo cagahay ka bilaabataa. May 16, 2025
Il ibtilaysan ayaa balaayo tilmaanta. May 16, 2025
In habari gasho, hali ma qaado. May 16, 2025
Isma’og aqalkiibay aslaysaa. May 16, 2025
Kelyo nimaan lahayn bay kaadiyi dishaa. May 16, 2025
Laxi shilalkay is dhigtaa lagu qalaa. May 16, 2025
Layligu kasha biyihiisa ku jiruu ka didaa. May 16, 2025
Libaax deeqi ka gurxamisay. May 16, 2025
Libaax intay bulbushu ku taal, bahal ma cuno. May 16, 2025
Ma nimaan wax aqoon baad wax la qaybsataa, mise b… May 16, 2025
Madax meel ka sarraysa oo la taabtaa ma jirto. May 16, 2025
Marti nin ka yar iyo muddo maalin ka yar midna la… May 16, 2025
Martidu marka hore reerkaa ka naxa marka dambana … May 16, 2025
Mas abur buu dhalaa, aburkuna mas buu dhalaa. May 16, 2025
Mididii qooqdaa dib bay u qaddaa. May 16, 2025
Milil hoostii lama dhayo, haddii la dhayana qudhu… May 16, 2025
Naagi naag lala qabo waa u col. May 16, 2025
Naago iyo riyaba diifta ayey isku eryoodaan. May 16, 2025
Naago yaryarasi ma le. May 16, 2025
Nimaan hadlin habartiina wax ma siiso. May 16, 2025
Nin abaal gala wax badan baa la arkaa ninse guda … May 16, 2025
Nin dameero rartaa dad la toy ma aha. May 16, 2025
Nin dhintay kabihiisaa dhaama. May 16, 2025
Nin durbaan tuntay ilaaq dalbay. May 16, 2025
Nin gu kaa wayn garaad kaa wayn. May 16, 2025
Oodo dhacmeed siday u kala sareeyaan baa loo kala… May 16, 2025
Qof aan waxa soo socda garan waxa joogana ma gart… May 16, 2025
Quud aan jirin qoryo u guro. May 16, 2025
Rag hunguri buu isku raacaa. May 16, 2025
Ragu sadex waa iskaga mid May 16, 2025
Saddex baa la yidhi: Lixdan jir lexojeclo ha la w… May 16, 2025
Saddex baa rag u liita; Ma toshe, ma tashade iyo … May 16, 2025
Sagaaro inteeda waa ku duq. May 16, 2025
Sankaagoo qudhma lama gooyo. May 16, 2025
Seedi waa beer. May 16, 2025
Sir naageed lama sal gaadho. May 16, 2025
Waxaan calaf ahayna lama cuno, waxaan hed ahayna … May 16, 2025
labadii qaydhin ku qaybsatay bisayl iskuma cawrid… May 16, 2025
waayeel hadalkiisa kaftan buu ku dhamaystaa. May 16, 2025
walaalo is necebi way xoola yareeyaan wayna xabaa… May 16, 2025
war jiraaba cakaaruu iman. May 16, 2025
war la’aani waa dhego laaan. May 16, 2025
war xumi dugsi ma fadhiisto. May 16, 2025

Cadho walaal waa la bariyaa (waa loo dulqaataa walaalkaa).

Cadho walaal waa la bariyaa (waa loo dulqaataa walaalkaa).

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka ”C”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.