Maahmaahyo
Aar qoyey dacawo la mood. May 16, 2025
Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar. May 16, 2025
Adhi magantii ma barriiyo. May 16, 2025
Afkii dab yiri ma guban. May 16, 2025
Amxaar la arag yaaba ferenji xaaji. May 16, 2025
Aroos lagama raago, lagumana raago. May 16, 2025
Arrad waa dan uskagse waa doqonniino. May 16, 2025
Arrimo rag waa mudacyo afkood. May 16, 2025
Belo markay adiga kaa maqan tahay, qayrkaa bay ku… May 16, 2025
Biyo socdaa biyo fadhiyey kiciyaan. May 16, 2025
Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawla… May 16, 2025
Buur caws ah oo biyo ku agyaal baadi doonyoo bici… May 16, 2025
Caano Jiilaal canba canbid. May 16, 2025
Caleen qudhac calool geel ma buuxiso. May 16, 2025
Canjeero siday u kala koreysaa loo cunaa. May 16, 2025
Carrab dalab leh waa la gartaa, uur dadbanse lama… May 16, 2025
Caruuri waa ciil laga waynaado. May 16, 2025
Ceesaantii arigeeda diidda orgi shisheeyaa saarta… May 16, 2025
Ciirtaa dhamaa, ceebtaada yaqaan. May 16, 2025
Cirmigaagoo dheeraadaa geel dhalayana waa ku tusa… May 16, 2025
Dab aan ku gubin kulaylkiisa ma ogid. May 16, 2025
Dabkii baxayaa dab lagu qabsadaa. May 16, 2025
Dacawo duul-duul badan af libaaxeey dalaq dhahdaa. May 16, 2025
Dagaal wiil kuma dhashee, wiilbaa ku dhinta. May 16, 2025
Darandoorriyaaba naas-naasi (Nin ordaaba istaag) May 16, 2025
Deero waa dal maddays. May 16, 2025
Dhac dushii laguma wada hadlo. May 16, 2025
Dhalaan dheelaa baradi,dhusuntaa far koo galiyee … May 16, 2025
Dhedo roob noqon weydey. May 16, 2025
Dhur waa la tegis bartay ka ridistu waa ku ceeb. May 16, 2025
Doqon dib bay wax ka garataa. May 16, 2025
Doqoni cad ciid loogu riday cay bay mooddaa. May 16, 2025
Doqoni calaf ma leh. May 16, 2025
Doqoni meeshii la isku diriray uun bay ogeyd, mee… May 16, 2025
Dudun dareen ii dugsasho inis ki dartooy = Dudun … May 16, 2025
Ey is cunaysaa waraabe iskama celiso. May 16, 2025
Gar dabadeed, guu-guu (gunuunuc) baan nacay. May 16, 2025
Geel-jire isagooy ushu u goantahay ayuu xaggeen k… May 16, 2025
Gorgor, haadda ka weyn. May 16, 2025
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey. May 16, 2025
Habar caal weydey durey bay hafartaa. May 16, 2025
Habeen ciidan maaha. May 16, 2025
Hadal waa margi. May 16, 2025
Hadal waa mergi hadba meel u jiidma. May 16, 2025
Hadday degdegsiiyo door dhalaan, kaadsiiyana kiis… May 16, 2025
Haddii lagu sheego waa lays sheelaa, haddii lagu … May 16, 2025
Hasha naasa adag iyo weedha (hadalka) maxaa kulmi… May 16, 2025
Hilib beer laga dooray waa weyd. May 16, 2025
Hoonbaro libaax bay soo wadaa. May 16, 2025
In habari gasho, hali ma qaado. May 16, 2025
Inta Jiillaal loo adkaysto, jir looma adkeysto. May 16, 2025
Laba qaawan isma qaaddo. May 16, 2025
Manfac haddii lagu siiyo, murdiye lama noqdo. May 16, 2025
Maroodi takarta saaran ma arkee, ta kale saaran b… May 16, 2025
Marti iyo maydba waa la muquunshaa. May 16, 2025
Martidu marka hore reerkaa ka naxa marka dambana … May 16, 2025
Maska madaxaa laga dilaa. May 16, 2025
Midho daray duuduubkaa lagu liqaa. May 16, 2025
Midho gunti ku jira midho geed saaran looma daads… May 16, 2025
Mugdi, arlaada geed ii goduh. May 16, 2025
Mukulaal minankeedii joogtaa miciya aar bay leeda… May 16, 2025
Naago waa belo loo baahan yahay. May 16, 2025
Naago waa u samir ama ka simir. May 16, 2025
Naago wax laga bixiyey laguma dhaqo oo wax loo ha… May 16, 2025
Nabad la’aani waa nolol la’aan. May 16, 2025
Naftu orod bay kugu aamintaa. May 16, 2025
Nimaan qaybin jirin haduu qaybiyo nimaan qadi jir… May 16, 2025
Nimaan qooq dilin maroodi ma dilo. May 16, 2025
Nin aad kabtiisa tolaysaa, kadabkaaga jaraya. May 16, 2025
Nin dhintay kabihiisaa dhaama. May 16, 2025
Nin is faanshay waa ri is nuugtay. May 16, 2025
Nin iyo qabkiis. May 16, 2025
Qalbigu laba ruux ma wada qaado. May 16, 2025
Qaybshe qad ama qaaday. May 16, 2025
Qosol badani qoonsimaad noqoy. May 16, 2025
Quud aan jirin qoryo u guro. May 16, 2025
Rag gar baa kala saarta dumarna jaan. May 16, 2025
Rag jidiin baa walaaleeya. May 16, 2025
Rag la’aan waxba kuma yeeshee Rag xumaa ku disha. May 16, 2025
Rag waxa ugu liita looma maahmaahe, looma sheekee… May 16, 2025
Rag wuxuu kugu bartuu kugu dilaa. May 16, 2025
Reer guura raac iyo carruurba loo kala sheekeeyaa… May 16, 2025
Run iyo ilkaba waa la cadeeyaa. May 16, 2025
Runi rag kama nixiso. May 16, 2025
Sagaaro laba cad oo la kal qaado ma leh. May 16, 2025
Shan nin oo shidho qayb leh, hal shanshaa ka baxd… May 16, 2025
Sidaan kuugu lisay iigumaad hanbayn. May 16, 2025
Soo bax baa la leeyahay sacabka leefaysaa. May 16, 2025
Soomaalidu waxay casarkii kugu aragtay cishihii k… May 16, 2025
Soomalidu waa indho ku garaadle. May 16, 2025
Tol la’aani waa tows. May 16, 2025
Waayeel ha soocine, wax aqoonta sooca. May 16, 2025
ibtileysan ayaa belaayo tilmaanta. May 16, 2025
jiid aan ku jiidee waa gacmo daalis. May 16, 2025
ood is qabsatay maroodina way qarisaa. May 16, 2025
waayeel hadalkiisa kaftan buu ku dhamaystaa. May 16, 2025
walaashaa iskuma hubtida seedigaa haysi seegina. May 16, 2025
wax walba run moodaa rag ugu liita. May 16, 2025
weel waliba wixii ku jiruu dhididaa. May 16, 2025
xaasidaw xoogga beel. May 16, 2025

Caleen qudhac calool geel ma buuxiso.

Caleen qudhac calool geel ma buuxiso.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka ”C”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.