Maahmaahyo
Adduunyo ka kabo li’id, aakhirana u salaad li’id. May 16, 2025
Adhi jiri ma kala abaal waydo. May 16, 2025
Af Daboolan, Dahab waaye. May 16, 2025
Alla aamin ma iisho. May 16, 2025
Alle watow wehel uma baahna. May 16, 2025
Amxaar la arag yaaba ferenji xaaji. May 16, 2025
Aqal libaax lafo lagama waayo. May 16, 2025
Bannaankiis mare maradiisa geed ma qabsado. May 16, 2025
Bir baa bir goysa. May 16, 2025
Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawla… May 16, 2025
Buur caws ah oo biyo ku agyaal baadi doonyoo bici… May 16, 2025
Caano Jiilaal canba canbid. May 16, 2025
Caano yar iyo ciidan yarba marka la waayo ayaa la… May 16, 2025
Calool adayg waa illaahay wehelkii. May 16, 2025
Canjeero siday u kala koreysaa loo cunaa. May 16, 2025
Carraabo, fadhaa quusiyey. May 16, 2025
Casarkii wixii kugu dhacaa cishihii lagugu caayaa. May 16, 2025
Ciirtaa dhamaa, ceebtaada yaqaan. May 16, 2025
Ciyi waa ka beryey. May 16, 2025
Ciyowga habeen dhawaaqay wax uu ka cawduu dareema… May 16, 2025
Col hortii baa hub la samaystaa. May 16, 2025
Dabagaale timir gaari waayey qaraara buu yiraahda… May 16, 2025
Dad iyo weel godanba waa la badsadaa (weelka goda… May 16, 2025
Dadqal looma gurguurto. May 16, 2025
Dammeeraley Dad la xeer maaha. May 16, 2025
Dantaadana, maqaar eybaa loogu seexdaa. May 16, 2025
Dhabada yari dhabada wayn bay kugu ridaa. May 16, 2025
Dhagar qabe dhulkaa u dhaq-dhaqaaqa. May 16, 2025
Dhidar xabaalo qod bartay qudhin buu uga dhacaa. May 16, 2025
Dhur waa la tegis bartay ka ridistu waa ku ceeb. May 16, 2025
Dibi hooyo xumi, hore ma noqdo. May 16, 2025
Dooro qoor qabasho biyo kuma cabto. May 16, 2025
Doqoni haddii nla xifaaltamo in la is diriray bay… May 16, 2025
Doqoni xarigga lagu xiri xusulladay ku sidataa. May 16, 2025
Fallaartii cirka loo ganay cid kastoy filo. May 16, 2025
Fardaha dheereeyaa Fagaarahay isku arkaan. May 16, 2025
Gacantaadu hadday dhudhub gasho, lagama dhuftee w… May 16, 2025
Gar waa loo wada islaam. May 16, 2025
Gardarro looma garbo yeelo. May 16, 2025
Geel carruuri qaaday ma foga. May 16, 2025
Gees loaad kulayl kaa lagu jaraa. May 16, 2025
God mar ku asturay xumaantiisa lama sheeg sheego. May 16, 2025
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey. May 16, 2025
Habar caal weydey durey bay hafartaa. May 16, 2025
Habeen ciidan maaha. May 16, 2025
Hadal badani haan ma buuxsho. May 16, 2025
Hadal nin badiyeyna ma wada odhan, nin yarreeyeyn… May 16, 2025
Hadalka wanaagsani waa sadaqo. May 16, 2025
Hadalna sii dhehbaa diley hanbana sii hudhbaa dis… May 16, 2025
Haddii aan la kala roonaan roob ma da’o. May 16, 2025
Hamba soor ma eh. May 16, 2025
Hawli jid caddeysay. May 16, 2025
Hunnu hunnu hadal maaha, himbiriirsi arag ma aha. May 16, 2025
Hurdo habar ma koriso. May 16, 2025
In habari gasho, hali ma qaado. May 16, 2025
Isma’og aqalkiibay aslaysaa. May 16, 2025
Laba layskuma daro: bidaar iyo timo, baryo iyo ad… May 16, 2025
Libaax deeqi ka gurxamisay. May 16, 2025
Libaax intay bulbushu ku taal, bahal ma cuno. May 16, 2025
Ma xasuuste isma xabaalo. May 16, 2025
Maalintii intay ishaadu gaadhaa la hadlaa, habeen… May 16, 2025
Macal cune muuqan doonee. May 16, 2025
Madiidaan la’aan waa la midgoobaa. May 16, 2025
Maroodi takarta saaran ma arkee, ta kale saaran b… May 16, 2025
Marti loo qalay in lala qabay mooddaa. May 16, 2025
Maska madaxaa laga dilaa. May 16, 2025
Musqul nin galay muraad buu leeyahay. May 16, 2025
Naagi naag lala qabo waa u col. May 16, 2025
Naagi ninkay legedo kama kacdo. May 16, 2025
Naago nimaan maddaxooda maja u rogin nin ma mooda… May 16, 2025
Naago wax laga bixiyey laguma dhaqo oo wax loo ha… May 16, 2025
Naxariis eebbe lagama quusto. May 16, 2025
Nimaan balan lahayni waa nin aan diin lahayn. May 16, 2025
Nimaan dhididin ma dhergo. May 16, 2025
Nimaan kuu furu doonin yuusan kuu rarin. May 16, 2025
Nin dameero rartaa dad la toy ma aha. May 16, 2025
Nin durbaan tumay ilaaq dalbay. May 16, 2025
Nin faruurani ma fooryo. May 16, 2025
Nin jiifa lama legdo. May 16, 2025
Ood kaa dheeri kuma dhaxan tirto. May 16, 2025
Qof aan waxa soo socda garan waxa joogana ma gart… May 16, 2025
Qufac iyo uur midna ma qarsoomo. May 16, 2025
Rag gar baa kala saarta dumarna jaan. May 16, 2025
Rag waxa ugu faan badan mar dhoof iyo mar duul. May 16, 2025
Rag waxa ugu liita ciil kama baxe iyo calooshiisa… May 16, 2025
Rag wuxuu kugu bartuu kugu dilaa. May 16, 2025
Reerka meelan loo husan looma haatiyo. May 16, 2025
Roob magaalo ku hooray ramaas soo bixin maayee la… May 16, 2025
Ruuxba dhiishuu ruxduu caanaheeda dhamaa. May 16, 2025
Shan shidda ma macaysaa. May 16, 2025
Wax aqoon wax looma sheego. May 16, 2025
Wiil intuu ood ka booduu talo ka boodaa. May 16, 2025
ibtileysan ayaa belaayo tilmaanta. May 16, 2025
irrid af ma daboole ee ood baa daboosha. May 16, 2025
jidh qalaad waa dhul qalaad. May 16, 2025
lafo geel iyagaa laysku jebshaa. May 16, 2025
libaax aan dhiig dhadhaminini habeen ma ciyo May 16, 2025
wakhti kaa tegay tiigsimaad maleh. May 16, 2025
walaashaa iskuma hubtida seedigaa haysi seegina. May 16, 2025
weel waliba wixii ku jiruu dhididaa. May 16, 2025

Calool adayg waa illaahay wehelkii.

Calool adayg waa illaahay wehelkii.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka ”C”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.