Maahmaahyo
Abaal raaga rag baa leh, mid baaqdana haween baa … May 16, 2025
Abeesana dhul u eki bay wax ku dishaa, waadaadna … May 16, 2025
Adhi been wuu didaa beense ma dhutiyo. May 16, 2025
Af Daboolan, Dahab waaye. May 16, 2025
Aqal libaax lafo lagama waayo. May 16, 2025
Aroos lagama raago, lagumana raago. May 16, 2025
Arrad waa dan uskagse waa doqonniino. May 16, 2025
Ayax teg eedna reeb. May 16, 2025
Baareey guur, oo sixnigaagana la guur. May 16, 2025
Baddu waa isku dhadhan. May 16, 2025
Bartii yaqaan bar xoolaad kuma korodho. May 16, 2025
Baryo badan iyo bukaan badanba waa laysku nacaa. May 16, 2025
Bawdo rag, maalinba midbaa qaawan. May 16, 2025
Beentaada hore runtaada danbay u xuntahay. May 16, 2025
Beer wax dhalow ba’. May 16, 2025
Canaan ka yaab ceesaan ma doojo(waa lagu canaanan… May 16, 2025
Carrab dalab leh waa la gartaa, uur dadbanse lama… May 16, 2025
Carruurta mulaca cayaar cayaar bay u dishaa, isag… May 16, 2025
Caruur gaalana ma aha muslinna ma aha ee waa kii … May 16, 2025
Casaan qurux kama qatana. May 16, 2025
Ceebtaaday kow ogtahay, kun looma sheego. May 16, 2025
Ceel biyo lihi ma foga. May 16, 2025
Colka wadhaf ma lagu dayey. May 16, 2025
Daacadi ma hungowdo. May 16, 2025
Dabeecaddu diinta waa ka badh. May 16, 2025
Dacawadii tallaabada nebiga ku dayatay, teediina … May 16, 2025
Dadqal looma gurguurto. May 16, 2025
Dameer dhaan raac. May 16, 2025
Dan iyo xarrago is weyday. May 16, 2025
Dantaadana, maqaar eybaa loogu seexdaa. May 16, 2025
Dhallaan qayladii waa qaboonada. May 16, 2025
Dheerow ii gaabow yaa jaree, dhuubow ma jaro. May 16, 2025
Dheg wax xun maqlaysaa wax wacan ma weriso. May 16, 2025
Dhib lagula qabo dhib ma eh. May 16, 2025
Dibi hooyo xumi hore uma koro. May 16, 2025
Dibi hooyo xumi, hore ma noqdo. May 16, 2025
Doqon ha u gargaarin hana gargaarsan. May 16, 2025
Doqoni calaf ma leh. May 16, 2025
Doqoni sokeeye ma aha. May 16, 2025
Fadhi iyo fuud yicibeed laysku waa. May 16, 2025
Faras aanad lahayn fuul madiisa futaqaradh baa la… May 16, 2025
Fardo laysu hayo maxaa laysugu faan. May 16, 2025
Fulay wax ka qoryo badan. May 16, 2025
Gar dabadeed, guu-guu (gunuunuc) baan nacay. May 16, 2025
Geeri nimaan aqoon iyo geel jiray ku wanaagsantah… May 16, 2025
God mar ku asturay xumaantiisa lama sheeg sheego. May 16, 2025
Habar caal weydey durey bay hafartaa. May 16, 2025
Hadal intaadan buu ammaan yahay. May 16, 2025
Hadal iyo hilbaba kala qalan. May 16, 2025
Haddaad been sheegayso been run u eeg sheeg. May 16, 2025
Hashu ragaadka, maysku eryeysaa, mise wayska bixi… May 16, 2025
Hilib beer laga dooray waa weyd. May 16, 2025
Hilib hal dukhsi ayaa qudhmiya. May 16, 2025
Hurdo cagahay ka bilaabataa. May 16, 2025
In habari gasho, hali ma qaado. May 16, 2025
Ishiisa laga gartaa, Ushiisa lagu tumaa. May 16, 2025
La jiifiyaana bannaan, La joojiyaana bannaan. May 16, 2025
Ma taagtaa baad guurtaa, mise taako-taako. May 16, 2025
Maantana far baan maydhayaaye hay fadhiyo geelo. May 16, 2025
Magaalo qayrkaana u cay adiguna ha deynin. May 16, 2025
Mala-duul wuu guulaystaa xin u duulse wuu guul da… May 16, 2025
Manfac haddii lagu siiyo, murdiye lama noqdo. May 16, 2025
Marti nin ka yar iyo muddo maalin ka yar midna la… May 16, 2025
Mas iyo digaag daris ma noqon karaan. May 16, 2025
Naago jileec iyo naxariis midna wax kuma laha. May 16, 2025
Naf wax jecel allaa dhibay. May 16, 2025
Nimaan dhididin ma dhergo. May 16, 2025
Nimaan dhul marin dhaayo malaha. May 16, 2025
Nimaan naxariisan looma naxariisto. May 16, 2025
Nimaan shaqaysan shaah waa ka xaaraan. May 16, 2025
Nin aan dulqaadasho lahayni waa geel aan horwayn … May 16, 2025
Nin aan wax garad ahayn haanta gadaankeedaa wax l… May 16, 2025
Nin ani yidhi dad iska saar.(sooc). May 16, 2025
Qawl nin wayn ka dhacay waa qolof geed ka dhacday. May 16, 2025
Qof nool oo ku hortaagan lagama quusto. May 16, 2025
Qosol hiil leh. May 16, 2025
Rag hunguri buu isku raacaa. May 16, 2025
Rag jidiin baa walaaleeya. May 16, 2025
Rag waxa ugu liita ciil kama baxe iyo calooshiisa… May 16, 2025
Sagaaro intay tub joogto bay tub kale dayataa. May 16, 2025
Sagaaro laba cad oo la kal qaado ma leh. May 16, 2025
Salaadba waqtigeedaa la tukadaa. May 16, 2025
Shinbirba shinbirkiisuu la duulaa. May 16, 2025
Soo bax baa la leeyahay sacabka leefaysaa. May 16, 2025
Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola. May 16, 2025
Waa baahan tahay bakhtiga looma cuno. May 16, 2025
Wax aqoon wax looma sheego. May 16, 2025
inneen daaman nool ma daalaan, oo dad baan nahay … May 16, 2025
jacayl biri ma gawso. May 16, 2025
karis xun iyana ku wax la. May 16, 2025
labo qaawani isma qaado. May 16, 2025
lacagina lacag bay dhashaa injirina qindhicil. May 16, 2025
lafo geel iyagaa laysku jebshaa. May 16, 2025
libaax aan dhiig dhadhaminini habeen ma ciyo May 16, 2025
walaashaa iskuma hubtida seedigaa haysi seegina. May 16, 2025
wan wayn jeeroo la gawraco indhihiisu cirka ma ar… May 16, 2025
waxa jira sadex abaar, abaar geel ,abaar dumar iy… May 16, 2025
weylasha biree dibigu ha ku quustee. May 16, 2025
wixii faq lagu sheego fagaaray tagaan. May 16, 2025
xadhko geel ma wada xidhaan. May 16, 2025

Casaan qurux kama qatana.

Casaan qurux kama qatana.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka ”C”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.