Maahmaahyo
Aadmi la aragyaaba, dhib la arag.
Dec 13, 2025
Abuur iyo waano, abuur baa horreysey.
Dec 13, 2025
Adhi magantii ma barriiyo.
Dec 13, 2025
Adoo nabad u balawaara, beloy kaalay lama yari.
Dec 13, 2025
Af ama reer aw mahdi ha ku hadlo ama lo’ ha kuu d…
Dec 13, 2025
Af jooga looma adeego.
Dec 13, 2025
Af wax cunay xishoo.
Dec 13, 2025
Af-ka nool abooto mudac.
Dec 13, 2025
Afkii dab yiri ma guban.
Dec 13, 2025
Afxumo nabad way kaa kaxaysaa colaadna waxba kaag…
Dec 13, 2025
Aqal libaax lafo lagama waayo.
Dec 13, 2025
Balaayo buulkaagaa laga galaa.
Dec 13, 2025
Been doode been buu dhaartaa.
Dec 13, 2025
Belaayo guur bay ku tiraahdaa ama guurso.
Dec 13, 2025
Bisayl iyo ceedhiin waxa u dhexeeya waa yac-yacoo…
Dec 13, 2025
Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawla…
Dec 13, 2025
Caana daatay dabadood la qabay.
Dec 13, 2025
Canaan ka yaab ceesaan ma doojo(waa lagu canaanan…
Dec 13, 2025
Ceesaan ninkii weyddiinteda kugu dhiba kaxaynteed…
Dec 13, 2025
Ciise socod kuma laabna, abeesona samir kuma laab…
Dec 13, 2025
Cirmigaagoo dheeraadaa geel dhalayana waa ku tusa…
Dec 13, 2025
Ciyaar baa dhab u gadoonta.
Dec 13, 2025
Colka wadhaf ma lagu dayey.
Dec 13, 2025
Dacawadii tallaabada nebiga ku dayatay, teediina …
Dec 13, 2025
Dagaal qofbaa ku dhintee qof kuma dhasho.
Dec 13, 2025
Dagaal wiil kuma dhashee, wiilbaa ku dhinta.
Dec 13, 2025
Dameeraha Adari qofkii oodda ka qaadaa aroorsa.
Dec 13, 2025
Dameeraha ta ugu xun baa ugu haraati kulul.
Dec 13, 2025
Dameertu isku halayn bay hooyadeed dabada uga nuu…
Dec 13, 2025
Dan layskuma naco.
Dec 13, 2025
Dani waa seeto.
Dec 13, 2025
Darandoorriyaaba naas-naasi (Nin ordaaba istaag)
Dec 13, 2025
Dardaaran waa inta xayga la yahay.
Dec 13, 2025
Deero waa dal maddays.
Dec 13, 2025
Dhac dushii laguma wada hadlo.
Dec 13, 2025
Dhagax meel dhow buu ku dhacaa, hadalna meel dhee…
Dec 13, 2025
Dhallaan dhargay fartaa loo lulaa (way iska qosla…
Dec 13, 2025
Dhicisku inta mindida loo soo siduu bakhtiyaa.
Dec 13, 2025
Dhur waa la tegis bartay ka ridistu waa ku ceeb.
Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi, hore ma noqdo.
Dec 13, 2025
Dibi, bay waw dhutiyaa.
Dec 13, 2025
Dooro qoor qabasho biyo kuma cabto.
Dec 13, 2025
Doqon alle bariday xeradeeday ka aragtay.
Dec 13, 2025
Doqon nebi Muusaa habaaray.
Dec 13, 2025
Doqoniino waa shil.
Dec 13, 2025
Dudumo dheeraataa dhulkuun bay ku noqotaa.
Dec 13, 2025
Dumar iyo dheri toona yar yaraysi malaha.
Dec 13, 2025
Erey nimaan dhaafin odday ma dhalin.
Dec 13, 2025
Far kaliyihi waji ma maydho.
Dec 13, 2025
Faras aanad lahayn fuul madiisa futaqaradh baa la…
Dec 13, 2025
Fullaw guuli kuu dhawaydaa.
Dec 13, 2025
Gabadh nin dhali karaa dhiqi kara.
Dec 13, 2025
Gardarraa ma guulaysto.
Dec 13, 2025
Geel carruuri qaaday ma foga.
Dec 13, 2025
Geesi, Alle ma xidho.
Dec 13, 2025
Gorgor, haadda ka weyn.
Dec 13, 2025
Gumur uraasa, weyne gurudee (gumur wey urtaa waan…
Dec 13, 2025
Habar fadhida legdini wax uga fudud.
Dec 13, 2025
Habeen ciidan maaha.
Dec 13, 2025
Hadal badani haan ma buuxsho.
Dec 13, 2025
Hadal lama wadaagee caanaa la wadaagaa.
Dec 13, 2025
Hadal waa margi.
Dec 13, 2025
Haddaad tagto meel lagu il laayahay ishaa layska …
Dec 13, 2025
Harag sagaaro iiga kac ma ahee iiga durug ma leh.
Dec 13, 2025
Hillaac biyihiisuu muujiyaa.
Dec 13, 2025
In habari gasho, hali ma qaado.
Dec 13, 2025
Ishiisa laga gartaa, Ushiisa lagu tumaa.
Dec 13, 2025
Kaadi badane waa loo gogol badiyaa.
Dec 13, 2025
Loogow laguu minan fadhiyee.
Dec 13, 2025
Macal cune muuqan doonee.
Dec 13, 2025
Madax muuqda iyo mindi saawira midna lagama samro.
Dec 13, 2025
Magaca, magta iyo maganta.
Dec 13, 2025
Meel Aar ka kacay buu Atoor fadh-fadhiistaa.
Dec 13, 2025
Meeshaad ku qoydid baa laysku qallajiyaa.
Dec 13, 2025
Naagaha iyo carruurtaba sasabaa lagu wadaa.
Dec 13, 2025
Naagtii caana xun dhigataa iyana ku murud la’.
Dec 13, 2025
Naaso kor u jeeda nin arkaa, kuwo hoos u jeeda ma…
Dec 13, 2025
Nin aan maahmaahin cod kar maaha.
Dec 13, 2025
Nin durbaan tumay ilaaq dalbay.
Dec 13, 2025
Qof aan waxa soo socda garan waxa joogana ma gart…
Dec 13, 2025
Qosol badani qoonsimaad noqoy.
Dec 13, 2025
Rag gar baa kala saarta dumarna jaan.
Dec 13, 2025
Rag sadex lama raaco, ma fakere,ma faaidayste,ma …
Dec 13, 2025
Ragu sadex waa iskaga mid
Dec 13, 2025
Saddex col baa jira, col cad , col cas, col madaw…
Dec 13, 2025
Shiikh markiis yimaado, shariifku, shubaakaduu ka…
Dec 13, 2025
Tuug tuug ma xado.
Dec 13, 2025
Uur mudane iyo uur Berde, midna lama baadho.
Dec 13, 2025
Wax la qarashaa ama qudhme ama qubte.
Dec 13, 2025
Waxaan kashaada gelin, korkaaga yay dhaamin.
Dec 13, 2025
ibtileysan ayaa belaayo tilmaanta.
Dec 13, 2025
karis xun iyana ku wax la.
Dec 13, 2025
kibiraw kab iga xoor faanawna far iga jabi.
Dec 13, 2025
lafo geel iyagaa laysku jebshaa.
Dec 13, 2025
libaax nin aan aqoon baa lax ka rida.
Dec 13, 2025
luqun dheeraatay madax ma dhaafto.
Dec 13, 2025
saddexna la lama saaxiibo, nin aan rabi aqoon, ni…
Dec 13, 2025
wakhti kaa tegay tiigsimaad maleh.
Dec 13, 2025
wax raagaa rag kuma sama.
Dec 13, 2025
wixii faq lagu sheego fagaaray tagaan.
Dec 13, 2025
Colka wadhaf ma lagu dayey.
Colka wadhaf ma lagu dayey.
Micne: Macne lama helin
Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka ”C”
Ma taqaan micnaha ama asalka?
Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!
Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:
maahmaahyo@sabaad.com