Maahmaahyo
Aar qoyey dacawo la mood. Dec 13, 2025
Abeesana dhul u eki bay wax ku dishaa, waadaadna … Dec 13, 2025
Baadi nimaan lahayn bay ag joogtaa. Dec 13, 2025
Ballaysin bir ka adag. Dec 13, 2025
Ban waraabiyo gaala baqataba baraa la helaa. Dec 13, 2025
Baruuro sabool, badhaadhaa leh. Dec 13, 2025
Baryo iyo is daluuc layskuma daro. Dec 13, 2025
Beentaada hore, runtaada danbey u daran tahay. Dec 13, 2025
Bilaysini Bir ka adag. Dec 13, 2025
Bililiqo doon waa nabad diid. Dec 13, 2025
Bisayl iyo ceedhiin waxa u dhexeeya waa yac-yacoo… Dec 13, 2025
Biya sar tegey waa la sugayaa. Dec 13, 2025
Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawla… Dec 13, 2025
Caano Jiilaal canba canbid. Dec 13, 2025
Calafkaa, nin ku rabaa baa haya. Dec 13, 2025
Caqli gaaliyo indho quraanjo lama arko. Dec 13, 2025
Ceel biyo lihi ma foga. Dec 13, 2025
Col iyo nabad mid baa caynka lagu xejiyaa. Dec 13, 2025
Colka wadhaf ma lagu dayey. Dec 13, 2025
Dabeecad xuma dad kaa saartay. Dec 13, 2025
Dabeecaddu diinta waa ka badh. Dec 13, 2025
Dabkii baxayaa dab lagu qabsadaa. Dec 13, 2025
Dad waxaa yqaan nin tuugay iyo nin u taliyey. Dec 13, 2025
Dameeraha Adari qofkii oodda ka qaadaa aroorsa. Dec 13, 2025
Dameeraha ta ugu yar baa ugu biqlo badan. Dec 13, 2025
Dameeri isku hallayn bay hooyadeed dabada uga nuu… Dec 13, 2025
Dameertu inta aanay cida baran ayey dhuusada bara… Dec 13, 2025
Dan layskuma naco. Dec 13, 2025
Deero waa dal maddays. Dec 13, 2025
Deriskaaskaa marna ku dayo marna ku diin. Dec 13, 2025
Dhac dushii laguma wada hadlo. Dec 13, 2025
Dhallaan dhargay fartaa loo lulaa (way iska qosla… Dec 13, 2025
Dhegta hadii la gooyo daloolkaa hadha. Dec 13, 2025
Dibi, bay waw dhutiyaa. Dec 13, 2025
Dooro qoor qabasho biyo kuma cabto. Dec 13, 2025
Doqoneey dabkaa ba. Dec 13, 2025
Doqoni xarigga lagu xiri xusulladay ku sidataa. Dec 13, 2025
Doqoniino waa shil. Dec 13, 2025
Dumar yaryaraysi male. Dec 13, 2025
Ey is cunaysaa waraabe iskama celiso. Dec 13, 2025
Eydin geel kolba waa ninkii ku danbeeya. Dec 13, 2025
Falaadhi gilgilasho kaagama godo. Dec 13, 2025
Fullaw guuli kuu dhawaydaa. Dec 13, 2025
Gacani waa miskiin. Dec 13, 2025
Gar dabadeed, guu-guu (gunuunuc) baan nacay. Dec 13, 2025
Gardarro looma garbo yeelo. Dec 13, 2025
Geel indho kuul muxuu ka kasaa? Dec 13, 2025
Gees loaad kulayl kaa lagu jaraa. Dec 13, 2025
Gorgortan saaxiib iyo walaal toona ma yaqaan. Dec 13, 2025
Gurbaan Garabkaaga ha kuugu jiro ama gacalkaa hak… Dec 13, 2025
Guur marka hore waa sino dhuuban yahay, marka dam… Dec 13, 2025
Habar Jeclo, hadalka dib bay u gocotaa. Dec 13, 2025
Habar baas inan baas bay ahayd. Dec 13, 2025
Habar fadhida legdini wax uga fudud. Dec 13, 2025
Hadal lama wadaagee caanaa la wadaagaa. Dec 13, 2025
Hadii aad dhimanayso dhareerkaa layska duwaa. Dec 13, 2025
Hurdo cagahay ka bilaabataa. Dec 13, 2025
Inantii hooyadeed hadhuudhka tuntaa, iyana hufkiy… Dec 13, 2025
Inta gaari la doon-doonayo, ayaa goombaar wiilkee… Dec 13, 2025
La jiifiyaana bannaan, La joojiyaana bannaan. Dec 13, 2025
Laf jabtay sideedii ma noqoto. Dec 13, 2025
Madax aanad lahayn miyirkiisa laysma saaro. Dec 13, 2025
Manfac haddii lagu siiyo, murdiye lama noqdo. Dec 13, 2025
Markuu kuu soo socdona warbuu kuu soo sidaa, mark… Dec 13, 2025
Meel hal lagu qalay mana hadal yara mana hilib ya… Dec 13, 2025
Milil hoostii lama dhayo, haddii la dhayana qudhu… Dec 13, 2025
Muruqa laba suulle ninba si ku ah. Dec 13, 2025
Naag kun baa koodisa, kow baana guursada. Dec 13, 2025
Naagi naag lala qabo waa u col. Dec 13, 2025
Naago wax laga bixiyey laguma dhaqo oo wax loo ha… Dec 13, 2025
Naaguhu hoosiis bay hadh moodaan. Dec 13, 2025
Naf wax jecel allaa dhibay. Dec 13, 2025
Naftu waxay ogtahay ilaashataa. Dec 13, 2025
Nimaad dhashay kuma dhalin. Dec 13, 2025
Nimaad fadhiga kaga adag tahay looma saro kaco. Dec 13, 2025
Nimaan dhididin ma dhergo. Dec 13, 2025
Nin aan hadlin habartiisba qadisay. Dec 13, 2025
Nin buka boqol u tali. Dec 13, 2025
Nin durbaan tuntay ilaaq dalbay. Dec 13, 2025
Nin duulay dantii kaa og. Dec 13, 2025
Nin kaa wayna waxba looma sheego. Dec 13, 2025
Qof walba qumanihiisaa qoorta ugu jira. Dec 13, 2025
Qof waliba intuu cunuu ciidamiyaa. Dec 13, 2025
Qosol badani qoonsimaad noqoy. Dec 13, 2025
Quud aan jirin qoryo u guro. Dec 13, 2025
Rag sadex lama raaco, ma fakere,ma faaidayste,ma … Dec 13, 2025
Rag waa shaah dumarna waa sheeko. Dec 13, 2025
Rag waxa ugu liita ciil kama baxe iyo calooshiisa… Dec 13, 2025
Rag waxa ugu liita, ma hadle ma heenseeye, ma haa… Dec 13, 2025
Ragu sadex waa iskaga mid Dec 13, 2025
Reer guura raac iyo carruurba loo kala sheekeeyaa… Dec 13, 2025
Sagaaro intay tub joogto bay tub kale dayataa. Dec 13, 2025
Soo bax baa la leeyahay sacabka leefaysaa. Dec 13, 2025
Tabcadaa ma tuugoobo. Dec 13, 2025
Wax aad baratay waa baaskaa. Dec 13, 2025
Xoolo lama cunee dadkoodaa la cunaa. Dec 13, 2025
irrid af ma daboole ee ood baa daboosha. Dec 13, 2025
kuftin jillib iyo habaar waalid midina sahal kuma… Dec 13, 2025
libaax nin ganay iyo nin galadayba og. Dec 13, 2025
weel waliba wixii ku jiruu dhididaa. Dec 13, 2025

Dabeecad xuma dad kaa saartay.

Dabeecad xuma dad kaa saartay.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “D”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.