Maahmaahyo
Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho. May 16, 2025
Afar gacmood abaar ka daran (Hunguri weyni waa cu… May 16, 2025
Awrka danbe awrka hore socodkiisuu leeyahay. May 16, 2025
Ayaydaa taag darran iyadoon tabar lahayn bay dadk… May 16, 2025
Baareey guur, oo sixnigaagana la guur. May 16, 2025
Baryo iyo is daluuc layskuma daro. May 16, 2025
Bawdo rag, maalinba midbaa qaawan. May 16, 2025
Beeni raad ma leh. May 16, 2025
Bidaari sibiq bay kugu gashaa. May 16, 2025
Bililiqo doon waa nabad diid. May 16, 2025
Biya sar tegey waa la sugayaa. May 16, 2025
Buur caws ah oo biyo ku agyaal baadi doonyoo bici… May 16, 2025
Cadho walaal waa la bariyaa (waa loo dulqaataa wa… May 16, 2025
Calool rag waa webi xagaa. May 16, 2025
Car faruurow foori gaalee? May 16, 2025
Carrab dalab leh waa la gartaa, uur dadbanse lama… May 16, 2025
Caruuri waa ciil laga waynaado. May 16, 2025
Ceel biyo lihi ma foga. May 16, 2025
Cidlo ciirsi maleh. May 16, 2025
Dabeecaddu diinta waa ka badh. May 16, 2025
Dameer waa dameer sidii goodirkaba haw boodee. May 16, 2025
Dameertu inta aanay cida baran ayey dhuusada bara… May 16, 2025
Dawarsato dariiqay ku collowdaa. May 16, 2025
Dheriga karkaa maxaa ka keenay, kulayl weeye. May 16, 2025
Dhiig islaan ma qarsoomo. May 16, 2025
Dhoofaa kaa dhimay. May 16, 2025
Dhurwaa dhoomo laguma rarto. May 16, 2025
Dib u gurasho dib bay kuu dhigtaa. May 16, 2025
Dooro xaarka way wada cuntaa, af-tirashadeyse isk… May 16, 2025
Doqon alle bariday xeradeeday ka aragtay. May 16, 2025
Doqon iyo habeen baa madaw. May 16, 2025
Doqon sokeeye maaha. May 16, 2025
Doqoni qiiq kama kacdee daamankay meer meerisaa. May 16, 2025
Doqoni xin mooyiye, xisaab ma oga. May 16, 2025
Dul qaadasho yey noqon tii dibiga. May 16, 2025
Fadhi iyo fuud yicibeed laysku waa. May 16, 2025
Faras aanad lahayn fuul madiisa futaqaradh baa la… May 16, 2025
Farihii dufan leh ayaa wax duuga. May 16, 2025
Gardarro looma garbo yeelo. May 16, 2025
Geed joog gartii waa yaqaan, laga dhimayna dhaxal… May 16, 2025
Geel carruuri qaaday ma foga. May 16, 2025
Geeri nimaan aqoon iyo geel jiray ku wanaagsantah… May 16, 2025
Gees lo’aad kulaylkaa lagu gooyaa. May 16, 2025
Geesi allaahay ma xilo. May 16, 2025
God mar ku asturay xumaantiisa lama sheeg sheego. May 16, 2025
Haani guntay ka tolantaa. May 16, 2025
Hadal waa mergi hadba meel u jiidma. May 16, 2025
Hadalku intuu uurkaaga ku jiro ayuu ammaano yahay. May 16, 2025
Haliba wiilkay korisaa, wedkeeda leh. May 16, 2025
Hilib beer laga dooray waa weyd. May 16, 2025
Hubsiimo hal baa la siistaa. May 16, 2025
Inta gaari la doon-doonayo, ayaa goombaar wiilkee… May 16, 2025
Kibir waa lagu kufaa. May 16, 2025
Layligu kasha biyihiisa ku jiruu ka didaa. May 16, 2025
Ma nimaan wax aqoon baad wax la qaybsataa, mise b… May 16, 2025
Maalintii intay ishaadu gaadhaa la hadlaa, habeen… May 16, 2025
Maroodi takarta saaran ma arkee, ta kale saaran b… May 16, 2025
Masiibadu adduunyada iyadaa u macallin ah. May 16, 2025
Maxay ka nuugtaa ama ku nuugtaa, dibno iyo naaso … May 16, 2025
Meel hal lagu qalay mana hadal yara mana hilib ya… May 16, 2025
Mididii qooqdaa dib bay u qaddaa. May 16, 2025
Misbax minankaga u mugdi ah, minan dadow ma loogu… May 16, 2025
Mudduci markhaati leh ayaan maankay ka waayey. May 16, 2025
Naagaha iyo carruurtaba sasabaa lagu wadaa. May 16, 2025
Naago iyo riyaba diifta ayey isku eryoodaan. May 16, 2025
Nimaan dhul marin dhaayo malaha. May 16, 2025
Nin aan baqani ma bad baado. May 16, 2025
Nin durbaan tuntay ilaaq dalbay. May 16, 2025
Nin faruurani ma fooryo. May 16, 2025
Nin is faanshay waa ri is nuugtay. May 16, 2025
Ood qaadis iyo jiidis waa isla guri geyn May 16, 2025
Qaybshe qad ama qaaday. May 16, 2025
Qof walba qumanihiisaa qoorta ugu jira. May 16, 2025
Qunyar socde qodaxi ma mudo. May 16, 2025
Rag waa raggii hore hadalna waa intuu yidhi. May 16, 2025
Ragi sadex bay ku kala baxaan , wax tegay ka hadh… May 16, 2025
Ri waalan ridaada laguma xidhto. May 16, 2025
Safar waa si wada yeel. May 16, 2025
Shinbiri maalibay dab qaaday buulkeedii baanay ku… May 16, 2025
Sir ma qabe allaw sahana. May 16, 2025
Sir naageed lama sal gaadho. May 16, 2025
Soomalidu waa indho ku garaadle. May 16, 2025
Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola. May 16, 2025
Tol la’aani waa tows. May 16, 2025
Tolkaaga iyo xaaskaaga midna looma xoog weynaado. May 16, 2025
Tuhun waa sed. May 16, 2025
Tuug la qabtay talo ma laha. May 16, 2025
Waxaan calaf ahayna lama cuno, waxaan hed ahayna … May 16, 2025
Wiil intuu ood ka booduu talo ka boodaa. May 16, 2025
Xiiso iyo xoorba way gudhaan. May 16, 2025
Xog mooge xaajo waa dilaa. May 16, 2025
inantay hooyadeed hadhuudhka tuntaa iyana haadint… May 16, 2025
laabtu low ma aha hadba la laalaabi karo. May 16, 2025
labadii qaydhin ku qaybsatay bisayl iskuma cawrid… May 16, 2025
luqun dheeraatay madax ma dhaafto. May 16, 2025
saddexna la lama saaxiibo, nin aan rabi aqoon, ni… May 16, 2025
war jiraaba cakaaruu iman. May 16, 2025
war la’aani waa dhego laaan. May 16, 2025
waxay ili aragto ayaa ilko gooyaan. May 16, 2025
xaasidaw xoogga beel. May 16, 2025

Dabeecaddu diinta waa ka badh.

Dabeecaddu diinta waa ka badh.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “D”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.