Maahmaahyo
Aboorku inta aanu kugu tufin ayaa lagu tufaa. Dec 13, 2025
Adduun i khatal. Dec 13, 2025
Af jooga looma adeego. Dec 13, 2025
Af noolina waa hadlaa eyna waa ciyaa. Dec 13, 2025
Alla aamin ma iisho. Dec 13, 2025
Allow nin aan wax ogeyn ha cadaabin. Dec 13, 2025
Baruur qudhuntay baa baruuro qudhmisa. Dec 13, 2025
Baruuro sabool, badhaadhaa leh. Dec 13, 2025
Basari buulkeeda bayaayo waaye. Dec 13, 2025
Been doode been buu dhaartaa. Dec 13, 2025
Beentaada hore, runtaada danbey u daran tahay. Dec 13, 2025
Belaayo guur bay ku tiraahdaa ama guurso. Dec 13, 2025
Buurta Saw iyo Sogsogley iyo Samow Boorame. Dec 13, 2025
Caasigaa iridkaaga ma mooga, baarri dadow dad kuu… Dec 13, 2025
Calool rag waa webi xagaa. Dec 13, 2025
Canaan ka yaab ceesaan ma doojo(waa lagu canaanan… Dec 13, 2025
Car faruurow foori gaalee? Dec 13, 2025
Carruuri kor cabsooday leedahaye, kal cabsooda ma… Dec 13, 2025
Col naago ka kacay iyo cadho nirig ka kcday midna… Dec 13, 2025
Colka wadhaf ma lagu dayey. Dec 13, 2025
Dabkii baxayaa dab lagu qabsadaa. Dec 13, 2025
Dad kaa badan iyo biyo kaa badanba way ku hanfiya… Dec 13, 2025
Dad waxa ugu muran badan jaxar iyo jaahil. Dec 13, 2025
Dan iyo xarrago is weyday. Dec 13, 2025
Dawaco geel ma cunto. Dec 13, 2025
Dawaco meeshay macal idood ku baratay, macaluul u… Dec 13, 2025
Deriskaaskaa marna ku dayo marna ku diin. Dec 13, 2025
Dhaxal gorayo dhabad baa leh. Dec 13, 2025
Dhoofaa kaa dhimay. Dec 13, 2025
Dhurwaa dhoomo laguma rarto. Dec 13, 2025
Dib u gurasho dib bay kuu dhigtaa. Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi korme ma noqdo. Dec 13, 2025
Dooro xaarka way wada cuntaa, af-tirashadeyse isk… Dec 13, 2025
Doqon alle bariday xeradeeday ka aragtay. Dec 13, 2025
Doqon iyo habeen baa madaw. Dec 13, 2025
Doqoni amaanay lahayn bay u rixisaa. Dec 13, 2025
Doqoni haddii nla xifaaltamo in la is diriray bay… Dec 13, 2025
Dukhsi biyo ku dabaal bartay fuud buu ku bakhtiya… Dec 13, 2025
Dumarka been baa lagu soo xero geliyaa runa waa l… Dec 13, 2025
Duqsi, caanuu ku dabaal bartaa fuudbuuse ku gubta… Dec 13, 2025
Farihii dufan leh ayaa wax duuga. Dec 13, 2025
Faruurow maxaa berbera ku geeyey? Dee faduul! Dec 13, 2025
Futo iyo dhul isma huraan. Dec 13, 2025
Gabadha dheg-dameer in leeg baa ku dansanta wiilk… Dec 13, 2025
Gacantaadu hadday dhudhub gasho, lagama dhuftee w… Dec 13, 2025
Geed joog gartii waa yaqaan, laga dhimayna dhaxal… Dec 13, 2025
Geeljire, geela waa wada jirtaa, waana kala jirta… Dec 13, 2025
Geesi, Alle ma xidho. Dec 13, 2025
Gorgor, haadda ka weyn. Dec 13, 2025
Habar dhali wayday aleelo ku waalatay. Dec 13, 2025
Hadal badani haan ma buuxsho. Dec 13, 2025
Hadal intaadan buu ammaan yahay. Dec 13, 2025
Hadal nin badiyeyna ma dhamayn nin yareeyeyna wax… Dec 13, 2025
Hadal nin si u yiri, ninna si u qaaday. Dec 13, 2025
Hadal tuurtuur kuma sama. Dec 13, 2025
Hadalka wanaagsani waa sadaqo. Dec 13, 2025
Haddii aan la kala roonaan roob ma da’o. Dec 13, 2025
Hangaraarac lug uma dhutiyo. Dec 13, 2025
Heesta geelu waa kala horreysaa. Dec 13, 2025
Hilib hal dukhsi ayaa qudhmiya. Dec 13, 2025
Jinni, Ninkii keenaa bixiya. Dec 13, 2025
Kab xume ma hadho ee kab laawaa hadha. Dec 13, 2025
Macal cune muuqan doonee. Dec 13, 2025
Maska madaxaa laga dilaa. Dec 13, 2025
Meel aanad seexan doonin laguma luloodo. Dec 13, 2025
Misbax minankaga u mugdi ah, minan dadow ma loogu… Dec 13, 2025
Muraadka magaalo kaa gala muraayad baa kaa xigta. Dec 13, 2025
Naag kun baa koodisa, kow baana guursada. Dec 13, 2025
Naagaha iyo carruurtaba sasabaa lagu wadaa. Dec 13, 2025
Naago nimaan maddaxooda maja u rogin nin ma mooda… Dec 13, 2025
Naago waa belo loo baahan yahay. Dec 13, 2025
Nabad la’aani waa nolol la’aan. Dec 13, 2025
Naftu orod bay kugu aamintaa. Dec 13, 2025
Nimaan dhul marin dhaayo malaha. Dec 13, 2025
Nimaan shaqaysan shaah waa ka xaaraan. Dec 13, 2025
Nin aan kuu furayni yuu kuu rarin. Dec 13, 2025
Nin casarkii isa sheegay, cishihii ceebi ma qabat… Dec 13, 2025
Rag hunguri buu isku raacaa. Dec 13, 2025
Rag waxa ugu liita ciil kama baxe iyo calooshiisa… Dec 13, 2025
Rag waxa ugu liita looma maahmaahe, looma sheekee… Dec 13, 2025
Reer, naagbaa kaa raacda. Dec 13, 2025
Saddex col baa jira, col cad , col cas, col madaw… Dec 13, 2025
Safar waa si wada yeel. Dec 13, 2025
Sagaaro inteeda waa ku duq. Dec 13, 2025
Sakaaro laba tun oo laka qalo ma leh. Dec 13, 2025
Shinbiri laba geed ma wada gurato. Dec 13, 2025
Shisheeye sheela duxa ma leh. Dec 13, 2025
Si xun wax u sheege saaxir ka daran. Dec 13, 2025
Sidaan kuugu lisay iigumaad hanbayn. Dec 13, 2025
Sir naageed lama sal gaadho. Dec 13, 2025
Soo joogso laga waayaa, soo jiifso laga helaa. Dec 13, 2025
Tol yarraaday, tafo naagood baa laga dayaa. Dec 13, 2025
Xornimo adaa ku noole,iyadu kuguma noola. Dec 13, 2025
ibtileysan ayaa belaayo tilmaanta. Dec 13, 2025
indho is jecel isma eegi karaan. Dec 13, 2025
inneen daaman nool ma daalaan, oo dad baan nahay … Dec 13, 2025
kolka waylaha la helo ayaa loodana la maalaa. Dec 13, 2025
war jiraaba cakaaruu iman. Dec 13, 2025
waraabe dhankii loo eryaaba waw toos. Dec 13, 2025
xadhko geel ma wada xidhaan. Dec 13, 2025

Dad kaa badan iyo biyo kaa badanba way ku hanfiyaan.

Dad kaa badan iyo biyo kaa badanba way ku hanfiyaan.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “D”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.