Maahmaahyo
Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar. Dec 13, 2025
Adduun i khatal. Dec 13, 2025
Aduun wey kii amoodeey ogaaw. Dec 13, 2025
Afkaagoo ku xidha oon ku furin alle goo baa la yi… Dec 13, 2025
Allow nin aan wax ogeyn ha cadaabin. Dec 13, 2025
Awr kala guurtay uurar kala guurey baa ka xun. Dec 13, 2025
Awrba awrka ka horreeya ayuu horraan-qaadkiisa le… Dec 13, 2025
Ayax teg eedna reeb. Dec 13, 2025
Barasho horteed dad ha nicin. Dec 13, 2025
Barasho u yeelo geedkaad cugsan doonto. Dec 13, 2025
Been fakatay runi ma gaadho. Dec 13, 2025
Bil-saddex reerkaagana waa kaa kaxaysaa, reer kal… Dec 13, 2025
Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi l… Dec 13, 2025
Caasigaa iridkaaga ma mooga, baarri dadow dad kuu… Dec 13, 2025
Cadku ceeji, xil iyo geeriba kuu dil. Dec 13, 2025
Canbe laf baa ku jirta. Dec 13, 2025
Ciyi waa ka beryey. Dec 13, 2025
Dab munaafaq shiday baa duul dhan guba. Dec 13, 2025
Dabeecad xuma dad kaa saartay. Dec 13, 2025
Dad kaa badan iyo biyo kaa badanba way ku hanfiya… Dec 13, 2025
Dameeri isku hallayn bay hooyadeed dabada uga nuu… Dec 13, 2025
Dameero awdalan ninkii ooda ka qaadaa arooriya. Dec 13, 2025
Dan iyo xarrago is weyday. Dec 13, 2025
Dani waa seeto. Dec 13, 2025
Dawaco geel ma cunto. Dec 13, 2025
Dhadhan shaa waalan dhergaana ka sii daran. Dec 13, 2025
Dhalaan dheelaa baradi, dhusuntaa far koo galiyee? Dec 13, 2025
Dheg wax xun maqlaysaa wax wacan ma weriso. Dec 13, 2025
Dhegta hadii la gooyo daloolkaa hadha. Dec 13, 2025
Dhurwaabaa lagu yidhi fool xumadaa, markaasuu yid… Dec 13, 2025
Dibi, bay waw dhutiyaa. Dec 13, 2025
Doqoni qiiq kama kacdee daamankay meer meerisaa. Dec 13, 2025
Dumaal ni ka xishooday kama ilmo dhalo. Dec 13, 2025
Duqsi, caanuu ku dabaal bartaa fuudbuuse ku gubta… Dec 13, 2025
Faras aanad lahayn fuul madiisa futaqaradh baa la… Dec 13, 2025
Fardaha dheereeyaa Fagaarahay isku arkaan. Dec 13, 2025
Fulay wax ka wadne weyn. Dec 13, 2025
Futo iyo dhul isma huraan. Dec 13, 2025
Gabadh nin dhali karaa dhiqi kara. Dec 13, 2025
Gar waa loo wada islaam. Dec 13, 2025
Geeli waa geel, wixii gooyaana waa geel. Dec 13, 2025
Gudini geed ma goyseen, haddaan geed kale ku goyn. Dec 13, 2025
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey. Dec 13, 2025
Habar caal weydey durey bay hafartaa. Dec 13, 2025
Habar fadhida legdini wax uga fudud. Dec 13, 2025
Hadal badani haan ma buuxsho. Dec 13, 2025
Hadal lama wadaagee caanaa la wadaagaa. Dec 13, 2025
Hadal waa la kala odhan og yahay illaahayna waa l… Dec 13, 2025
Hadalka wanaagsani waa sadaqo. Dec 13, 2025
Hadalku intuu uurkaaga ku jiro ayuu amaanadaa yah… Dec 13, 2025
Haliba wiilkay korisaa, wedkeeda leh. Dec 13, 2025
Hillaac biyihiisuu muujiyaa. Dec 13, 2025
Il ibtilaysan ayaa balaayo tilmaanta. Dec 13, 2025
Isu qabe aan loo qabin. Dec 13, 2025
Laba qaawan isma qaaddo. Dec 13, 2025
Laxi shilalkay is dhigtaa lagu qalaa. Dec 13, 2025
Maska madaxaa laga dilaa. Dec 13, 2025
Matag meel kuguma simo. Dec 13, 2025
Meel hoo u baahan hadal wax kama taro. Dec 13, 2025
Mididii qooqdaa dib bay u qaddaa. Dec 13, 2025
Musqul nin galay muraad buu leeyahay. Dec 13, 2025
Naag kun baa koodisa, kow baana guursada. Dec 13, 2025
Naago been baa lagu soo xero geliyaa runna waa la… Dec 13, 2025
Naago waa u samir ama ka simir. Dec 13, 2025
Naago yaryarasi ma le. Dec 13, 2025
Nafsigu ma hadho. Dec 13, 2025
Naftu waxay ogtahay ilaashataa. Dec 13, 2025
Nimaan qooq dilin maroodi ma dilo. Dec 13, 2025
Nin daad qaaday xunbo cuskey. Dec 13, 2025
Nin dameero rartaa dad la toy ma aha. Dec 13, 2025
Nin faash wataa xaabo ma waayo. Dec 13, 2025
Qawl nin wayn ka dhacay waa qolof geed ka dhacday. Dec 13, 2025
Qosol hiil leh. Dec 13, 2025
Qosol qoonsimaad noqay. Dec 13, 2025
Rag gar baa kala saarta dumarna jaan. Dec 13, 2025
Rag waa shaah dumarna waa sheeko. Dec 13, 2025
Rag waxa ugu faan badan mar dhoof iyo mar duul. Dec 13, 2025
Ruuxba dhiishuu ruxduu caanaheeda dhamaa. Dec 13, 2025
Saddex baa rag u liita; Ma toshe, ma tashade iyo … Dec 13, 2025
Saddex markaan bartaan ka gaboobay: Dab ollolinti… Dec 13, 2025
Safar waa si wada yeel. Dec 13, 2025
Samraa, sammo hela. Dec 13, 2025
Shinbirba shinbirkiisuu la duulaa. Dec 13, 2025
Soo joogso laga waayaa, soo jiifso laga helaa. Dec 13, 2025
Soomaalidu waxay casarkii kugu aragtay cishihii k… Dec 13, 2025
Toladu waa mar aad gaadhi waydo iyo mar aad garan… Dec 13, 2025
Waari mayside war hakaa hadho. Dec 13, 2025
Waayeel ha soocine, wax aqoonta sooca. Dec 13, 2025
Wadaanta isha ka xumaataa, faylkay la tagtaa. Dec 13, 2025
Waraabe daalay, dirirtiisaa loo tagaa. Dec 13, 2025
Wax la qarashaa ama qudhme ama qubte. Dec 13, 2025
Xalaafo waa Xoogii Xirsi Muude. Dec 13, 2025
Xiiso iyo xoorba way gudhaan. Dec 13, 2025
ibtileysan ayaa belaayo tilmaanta. Dec 13, 2025
jiid aan ku jiidee waa gacmo daalis. Dec 13, 2025
waalida ninkii soo baraa laga waraystaa. Dec 13, 2025
waan xoolo yarahayna deeq lagagama hadho waan dad… Dec 13, 2025
waayeel hortiisaa caano loogu badhxaa. Dec 13, 2025
war jiraaba cakaaruu iman. Dec 13, 2025
waxay ili aragto ayaa ilko gooyaan. Dec 13, 2025

Dameero awdalan ninkii ooda ka qaadaa arooriya.

Dameero awdalan ninkii ooda ka qaadaa arooriya.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “D”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.