Maahmaahyo
Adhi jiri xil bay wadaagtaa. May 16, 2025
Aduun wey kii amoodeey ogaaw. May 16, 2025
Af jabtay sideedii ma noqoto. May 16, 2025
Af-ka nool abooto mudac. May 16, 2025
Baayac-mushtar bilowgiis bur iyo bajiye waaye. May 16, 2025
Ballan habeenimo, jarmaado subax buu leeyahay. May 16, 2025
Bannaankiis mare maradiisa geed ma qabsado. May 16, 2025
Bari waaga mooyee wax san kama yimaadaan. May 16, 2025
Baruur qudhuntay baa baruuro qudhmisa. May 16, 2025
Basari buulkeeda bayaayo waaye. May 16, 2025
Beer wax dhalow ba’. May 16, 2025
Belaayo guur bay ku tiraahdaa ama guurso. May 16, 2025
Belaayo kaa sii jeeda layskuma soo jeedsho. May 16, 2025
Biyo socdaa biyo fadhiyey kiciyaan. May 16, 2025
Caqli: Dugaag sankuu ka galay; Xoolo, sankuu ka g… May 16, 2025
Carruurta mulaca cayaar cayaar bay u dishaa, isag… May 16, 2025
Cidlo ciirsi maleh. May 16, 2025
Ciyaar baa dhab u gadoonta. May 16, 2025
Dab ama hadal baa lagu bakhtiiyaa ama biyo. May 16, 2025
Dabeecad xuma dad kaa saartay. May 16, 2025
Daleel marow maradiis geed ma daarow. May 16, 2025
Dan iyo xarrago is weyday. May 16, 2025
Dan layskuma naco. May 16, 2025
Dhabada yari dhabada wayn bay kugu ridaa. May 16, 2025
Dhagax meel dhow buu ku dhacaa, hadalna meel dhee… May 16, 2025
Dhagax tuujin iyo taabasho waa isugu mid. May 16, 2025
Doqon ha u gargaarin hana gargaarsan. May 16, 2025
Doqon iyo habeen baa madaw. May 16, 2025
Doqon qaddar alla taqaanna qulucdaada looma dhiib… May 16, 2025
Doqoni xarigga lagu xiri xusulladay ku sidataa. May 16, 2025
Doqontu marka la ficil tamayo in laka tagayo ayey… May 16, 2025
Erey nimaan dhaafin odday ma dhalin. May 16, 2025
Far iyo meel bugtaa is og. May 16, 2025
Gacani waa miskiin. May 16, 2025
Gacantaadu hadday dhudhub gasho, lagama dhuftee w… May 16, 2025
Gardarraa ma guulaysto. May 16, 2025
Geed walba in gubtaa, waa hoos taal. May 16, 2025
Geel soddon qaday, saddex kuma dari waayo. May 16, 2025
Geesi allaahay ma xilo. May 16, 2025
Gudini geed ma goyseen, haddaan geed kale ku goyn. May 16, 2025
Habar fadhida legdini wax uga fudud. May 16, 2025
Hadal badani haan ma buuxsho. May 16, 2025
Hadal hadal kama dheera. May 16, 2025
Hadal intaadan buu ammaan yahay. May 16, 2025
Hadal iyo hilbaba kala qalan. May 16, 2025
Hadal waa la kala odhan og yahay illaahayna waa l… May 16, 2025
Hadalna sii dhehbaa diley hanbana sii hudhbaa dis… May 16, 2025
Hadday degdegsiiyo door dhalaan, kaadsiiyana kiis… May 16, 2025
Haddii lagu sheego waa lays sheelaa, haddii lagu … May 16, 2025
Heesta geelu waa kala horreysaa. May 16, 2025
Hoonbaro libaax bay soo wadaa. May 16, 2025
Hubsiimo hal baa la siistaa. May 16, 2025
Hurdo habar ma koriso. May 16, 2025
Il ibtilaysan ayaa balaayo tilmaanta. May 16, 2025
In habari gasho, hali ma qaado. May 16, 2025
Ishaaduna waa kula fil, dhegtaaduna way kaa weynt… May 16, 2025
Isu qabe aan loo qabin. May 16, 2025
Laba qaawan isma qaaddo. May 16, 2025
Madax muuqda iyo mindi saawira midna lagama samro. May 16, 2025
Maroodi takarta saaran ma arkee, ta kale saaran b… May 16, 2025
Meelaad madaxeeda tahay, mijo lagama noqdo. May 16, 2025
Meeshaad ku qoydid baa laysku qallajiyaa. May 16, 2025
Meeshay caruurtiyo dumarku kugu bartaan waa laga … May 16, 2025
Naago waa belo loo baahan yahay. May 16, 2025
Naago yaryarasi ma le. May 16, 2025
Nimaan dhididin ma dhergo. May 16, 2025
Nimaan hubsiimo lahayni war gal maaha. May 16, 2025
Nimaan qaybin jirin haduu qaybiyo nimaan qadi jir… May 16, 2025
Nimaan shantaasi kaa dabaalin sharci kaama dabaal… May 16, 2025
Nin aad kabtiisa tolaysaa, kadabkaaga jaraya. May 16, 2025
Nin aan dulqaadasho lahayni waa geel aan horwayn … May 16, 2025
Nin aanad maalin ku baranin sanad kuma baratid. May 16, 2025
Nin hadduu isukaa waalo waa laysla waalaa. May 16, 2025
Nin jiifa lama legdo. May 16, 2025
Qosol badani qoonsimaad noqoy. May 16, 2025
Qufac iyo uur midna ma qarsoomo. May 16, 2025
Rag waxa ugu liita ciil kama baxe iyo calooshiisa… May 16, 2025
Ri waalan ridaada laguma xidhto. May 16, 2025
Run iyo ilkaba waa la cadeeyaa. May 16, 2025
Saddex baa rag u liita; Ma toshe, ma tashade iyo … May 16, 2025
Saddex looma adkeysto: Gaajo guri og, gardarro ga… May 16, 2025
Safar waa si wada yeel. May 16, 2025
Sagaaro, mindhaa ima barato. May 16, 2025
Shinbirba shinbirkiisuu la duulaa. May 16, 2025
Sodcaal maa moodhar, sahayna waa lacag, saaxiibna… May 16, 2025
Soo bax baa la leeyahay sacabka leefaysaa. May 16, 2025
Soo joogso laga waayaa, soo jiifso laga helaa. May 16, 2025
Soor quudheed lama cuno xoolo quudheedse waa la q… May 16, 2025
Tuhun waa sed. May 16, 2025
Waayeel ha soocine, wax aqoonta sooca. May 16, 2025
Wadaad waa nin May 16, 2025
Wadaanta isha ka xumaataa, faylkay la tagtaa. May 16, 2025
Wiil intuu ood ka booduu talo ka boodaa. May 16, 2025
Xoorkii laga dhamay xagaagii iyo xusuus baa geel … May 16, 2025
indho is jecel isma eegi karaan. May 16, 2025
laabtu low ma aha hadba la laalaabi karo. May 16, 2025
lama gano falaadh kugu soo noqon doonta. May 16, 2025
waano dhalan baa ka adag.(ka roon) May 16, 2025
wan wayn jeeroo la gawraco indhihiisu cirka ma ar… May 16, 2025
waranka ninka kugu dhufta iyo ninka kugu dhaqdhaq… May 16, 2025

Dhabada yari dhabada wayn bay kugu ridaa.

Dhabada yari dhabada wayn bay kugu ridaa.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “D”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.