Maahmaahyo
Adhi been wuu didaa beense ma dhutiyo.
Dec 13, 2025
Af aanad aqooni aabahaa wasna waa kaa yeedhsiiyaa.
Dec 13, 2025
Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho.
Dec 13, 2025
Af hadlaaba aamus.
Dec 13, 2025
Af nooli waa hadlaa Eyna waa ciyaa.
Dec 13, 2025
Amxaar la arag yaaba ferenji xaaji.
Dec 13, 2025
Arrad waa dan uskagse waa doqonniino.
Dec 13, 2025
Balaayo buulkaagaa laga galaa.
Dec 13, 2025
Baryo iyo is daluuc layskuma daro.
Dec 13, 2025
Bawdo rag, maalinba midbaa qaawan.
Dec 13, 2025
Birta adag dab ayaa lagu jilciyaa.
Dec 13, 2025
Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi l…
Dec 13, 2025
Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawla…
Dec 13, 2025
Boraan hadimo ha qodin ku dhici doontaa mooyee.
Dec 13, 2025
Caana daatay dabadood la qabay.
Dec 13, 2025
Calafkaa, nin ku rabaa baa haya.
Dec 13, 2025
Caleen qudhac calool geel waxba kama tarto.
Dec 13, 2025
Calool adayg waa illaahay wehelkii.
Dec 13, 2025
Col ku galay cabsi kugu reeb.
Dec 13, 2025
Colka wadhaf ma lagu dayey.
Dec 13, 2025
Cuntadaan gacantaada ku jirin iyo afkaagu way kal…
Dec 13, 2025
Dab aan ku gubin kulaylkiisa ma ogid.
Dec 13, 2025
Dabalaay gooji ama ha goojin geela gu’ga dhalay u…
Dec 13, 2025
Dacawadii tallaabada nebiga ku dayatay, teediina …
Dec 13, 2025
Dad iyo weel godanba waa la badsadaa (weelka goda…
Dec 13, 2025
Dameeraha ta ugu yar baa ugu biqlo badan.
Dec 13, 2025
Dameertu geel-didiska khuruf-khuruftay kaga darta…
Dec 13, 2025
Dani waa seeto.
Dec 13, 2025
Dawarsato dariiqay ku collowdaa.
Dec 13, 2025
Dhallaan qayladii waa qaboonada.
Dec 13, 2025
Dhar kaa dheer dhaxan kaama reebo.
Dec 13, 2025
Dhaxal goroyo dhebed baa iska leh.
Dec 13, 2025
Dhool bari ka soo kacaa dhaan loo nageeyaa.
Dec 13, 2025
Dix dhaaxood dhagax ka waa, hayeesa hangool ka wa…
Dec 13, 2025
Doqoni haddii nla xifaaltamo in la is diriray bay…
Dec 13, 2025
Faanoole fari kama qodna.
Dec 13, 2025
Fadhi iyo fuud yicibeed laysku waa.
Dec 13, 2025
Fulay hooyadii ma goblanto.
Dec 13, 2025
Futo iyo dhul isma huraan.
Dec 13, 2025
Gabadhi waa meel xun joog.
Dec 13, 2025
Gari ilaahay bay taqaan.
Dec 13, 2025
Geel laba jir soo wada mar.
Dec 13, 2025
Habaar waalid ma hadho.
Dec 13, 2025
Hadal iyo hilbaba kala qalan.
Dec 13, 2025
Hadal nin badiyeyna ma wada odhan, nin yarreeyeyn…
Dec 13, 2025
Hurdo cagahay ka bilaabataa.
Dec 13, 2025
Kibir waa lagu kufaa.
Dec 13, 2025
Ma sugto, Meher ma leh.
Dec 13, 2025
Magaca, magta iyo maganta.
Dec 13, 2025
Marti nin ka yar iyo muddo maalin ka yar midna la…
Dec 13, 2025
Martidu marka hore reerkaa ka naxa marka dambana …
Dec 13, 2025
Meel hoo u baahan hadal wax kama taro.
Dec 13, 2025
Midho gunti ku jira midho geed saaran looma daads…
Dec 13, 2025
Mugdi, arlaada geed ii goduh.
Dec 13, 2025
Naago been baa lagu soo xero geliyaa runna waa la…
Dec 13, 2025
Naago yaryarasi ma le.
Dec 13, 2025
Nafeey, nin ku doona ku waa.
Dec 13, 2025
Nafsi raaga rag iyo geel baa iska leh.
Dec 13, 2025
Nimaad kabo ka tolanayso kabihiisaa la eegaa.
Dec 13, 2025
Nimaan hubsiimo lahayni war gal maaha.
Dec 13, 2025
Nimay meeli buktaa isagay balbashaa.
Dec 13, 2025
Nin aan baqani ma bad baado.
Dec 13, 2025
Nin faruurani ma fooryo.
Dec 13, 2025
Nin hadduu isukaa waalo waa laysla waalaa.
Dec 13, 2025
Nin iyo naag is qaba colna ma aha nabadna ma aha.
Dec 13, 2025
Nin iyo qabkiis.
Dec 13, 2025
Nin kaa wayna waxba looma sheego.
Dec 13, 2025
Qof waliba wuxuu dhigtuu dheeftaa.
Dec 13, 2025
Rag la’aan waxba kuma yeeshee Rag xumaa ku disha.
Dec 13, 2025
Rag qawl baa xidha dumarna meher.
Dec 13, 2025
Rag saddex ka oggow: Gacan gudhan, gar weecsan, i…
Dec 13, 2025
Reer, naagbaa kaa raacda.
Dec 13, 2025
Ruuxba dhiishuu ruxduu caanaheeda dhamaa.
Dec 13, 2025
Saddex la lama dego, doqon fiiro taqaan,fulay daa…
Dec 13, 2025
Seedi waa beer.
Dec 13, 2025
Shinbirba shinbirkiisuu la duulaa.
Dec 13, 2025
Shir looma wada uunsiyo.
Dec 13, 2025
Si xun wax u sheege saaxir ka daran.
Dec 13, 2025
Sidaan kuugu lisay iigumaad hanbayn.
Dec 13, 2025
Soomaalidu waxay casarkii kugu aragtay cishihii k…
Dec 13, 2025
Soor quudheed lama cuno xoolo quudheedse waa la q…
Dec 13, 2025
Tolkaa maw talisay, mase tuugtay.
Dec 13, 2025
Tuug la qabtay talo ma laha.
Dec 13, 2025
Umili ilawshiinyo dhaw.
Dec 13, 2025
Xarrago dumar xanuun ma leh.
Dec 13, 2025
Xoolo lama cunee dadkoodaa la cunaa.
Dec 13, 2025
ibtileysan ayaa belaayo tilmaanta.
Dec 13, 2025
inneen daaman nool ma daalaan, oo dad baan nahay …
Dec 13, 2025
kibir wuxu kaa saaraa hadhka meelse kuma geeyo.
Dec 13, 2025
labadii qaydhin ku qaybsatay bisayl iskuma cawrid…
Dec 13, 2025
lama huraan waa caws jiilaal.
Dec 13, 2025
libaax nin aan aqoon baa lax ka rida.
Dec 13, 2025
ushaada nin aad ka qaadi kartaa loo dhiibtaa.
Dec 13, 2025
waayeel hadalkiisa kaftan buu ku dhamaystaa.
Dec 13, 2025
wan wayn jeeroo la gawraco indhihiisu cirka ma ar…
Dec 13, 2025
waraabe dhankii loo eryaaba waw toos.
Dec 13, 2025
waranka ninka kugu dhufta iyo ninka kugu dhaqdhaq…
Dec 13, 2025
wax raagaa rag kuma sama.
Dec 13, 2025
wixii ay idho arkaan ayey ilko gooyaan.
Dec 13, 2025
xadhko geel ma wada xidhaan.
Dec 13, 2025
Dhaxal goroyo dhebed baa iska leh.
Dhaxal goroyo dhebed baa iska leh.
Micne: Macne lama helin
Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “D”
Ma taqaan micnaha ama asalka?
Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!
Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:
maahmaahyo@sabaad.com