Maahmaahyo
Abeesana dhul u eki bay wax ku dishaa, waadaadna … Dec 13, 2025
Af Daboolan, Dahab waaye. Dec 13, 2025
Af ama reer aw mahdi ha ku hadlo ama lo’ ha kuu d… Dec 13, 2025
Af waa kane, maxaa lagu aamaa. Dec 13, 2025
Afkii dab yiri ma guban. Dec 13, 2025
Arrimo rag waa mudacyo afkood. Dec 13, 2025
Awrka danbe awrka hore socodkiisuu leeyahay. Dec 13, 2025
Ayax teg eedna reeb. Dec 13, 2025
Baadi nimaan lahayn bay ag joogtaa. Dec 13, 2025
Baareey guur, oo sixnigaagana la guur. Dec 13, 2025
Barasho horteed ha i nicin. Dec 13, 2025
Baruur qudhuntay baa baruuro qudhmisa. Dec 13, 2025
Baryo iyo is daluuc layskuma daro. Dec 13, 2025
Belaayo aanad guriga keensan banana kaama raacdo. Dec 13, 2025
Buubaal biyaha korkiisa saran buu ka didaa. Dec 13, 2025
Caano baqay haddaad aragto, waa bi’iso naagood. Dec 13, 2025
Cali noolba wax sii. Dec 13, 2025
Calool adayg waa illaahay wehelkii. Dec 13, 2025
Canbe laf baa ku jirta. Dec 13, 2025
Carruuri kor cabsooday leedahaye, kal cabsooda ma… Dec 13, 2025
Carruurta mulaca cayaar cayaar bay u dishaa, isag… Dec 13, 2025
Cirmigaagoo dheeraadaa geel dhalayana waa ku tusa… Dec 13, 2025
Dab iyo xanuun meel ma wada fadhiistaan. Dec 13, 2025
Dab munaafaq shiday baa duul dhan guba. Dec 13, 2025
Dabeecad xuma dad kaa saartay. Dec 13, 2025
Dad waxa ugu muran badan jaxar iyo jaahil. Dec 13, 2025
Dadqal looma gurguurto. Dec 13, 2025
Daleel marow maradiis geed ma daarow. Dec 13, 2025
Dameero awdalan ninkii ooda ka qaadaa arooriya. Dec 13, 2025
Dan iyo xarrago is weyday. Dec 13, 2025
Dantii mooge, maro duuga ka liitee. Dec 13, 2025
Dhaliili dhaban bay ku taal. Dec 13, 2025
Dhar kaa dheer dhaxan kaama reebo. Dec 13, 2025
Dhedo roob noqon weydey. Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi, hore ma noqdo. Dec 13, 2025
Doqoneey dabkaa ba. Dec 13, 2025
Doqoni hoosiis bay had mooddaa. Dec 13, 2025
Doqoni sokeeye ma aha. Dec 13, 2025
Doqoni waxay leedahay laba iyo toban indhood, hal… Dec 13, 2025
Doqonkii lumay oo la soo helay wuxuu yiri; “Maxaa… Dec 13, 2025
Doqontu xeerna ma hoyso, xoolana ma hoyso. Dec 13, 2025
Dudumo dheeraataa dhulkuun bay ku noqotaa. Dec 13, 2025
Dul qaadasho yey noqon tii dibiga. Dec 13, 2025
Duqsi, caanuu ku dabaal bartaa fuudbuuse ku gubta… Dec 13, 2025
Durduro geel baa ku jaba. Dec 13, 2025
Faanoole fari kama qodna. Dec 13, 2025
Fallaartii cirka loo ganay cid kastoy filo. Dec 13, 2025
Fardaha dheereeyaa Fagaarahay isku arkaan. Dec 13, 2025
Gacani waa miskiin. Dec 13, 2025
Gacantaadu hadday dhudhub gasho, lagama dhuftee w… Dec 13, 2025
Gari laba nin kama wada qosliso. Dec 13, 2025
Gees loaad kulayl kaa lagu jaraa. Dec 13, 2025
Habeenkii hoos baa loo hadlaa maalintiina hareera… Dec 13, 2025
Hadal hadal kama dheera. Dec 13, 2025
Hadal iyo hilbaba kala qalan. Dec 13, 2025
Hadal nin si u yiri, ninna si u qaaday. Dec 13, 2025
Hal libaax arkaysaa ma godlato. Dec 13, 2025
Hangaraarac lug uma dhutiyo. Dec 13, 2025
Hubsiimo hal baa la siistaa. Dec 13, 2025
Hurdo cagahay ka bilaabataa. Dec 13, 2025
Isma’og aqalkiibay aslaysaa. Dec 13, 2025
Kibir waa lagu kufaa. Dec 13, 2025
Laxi shilalkay is dhigtaa lagu qalaa. Dec 13, 2025
Layligu kasha biyihiisa ku jiruu ka didaa. Dec 13, 2025
Maalintii intay ishaadu gaadhaa la hadlaa, habeen… Dec 13, 2025
Martidu iyadaa kala naxda. Dec 13, 2025
Muraadka magaalo kaa gala muraayad baa kaa xigta. Dec 13, 2025
Muruqa laba suulle ninba si ku ah. Dec 13, 2025
Naagi naag lala qabo waa u col. Dec 13, 2025
Naago waa belo loo baahan yahay. Dec 13, 2025
Nabad la’aani waa nolol la’aan. Dec 13, 2025
Nimaad dhashay kuma dhalin. Dec 13, 2025
Nimaan balan lahayni waa nin aan diin lahayn. Dec 13, 2025
Nimaan qaybin jirin haduu qaybiyo nimaan qadi jir… Dec 13, 2025
Nin aan baqani ma bad baado. Dec 13, 2025
Qof aan waxa soo socda garan waxa joogana ma gart… Dec 13, 2025
Qof walba qumanihiisaa qoorta ugu jira. Dec 13, 2025
Qosol qoonsimaad noqay. Dec 13, 2025
Rag waxa ugu liita ciil kama baxe iyo calooshiisa… Dec 13, 2025
Reer guura raac iyo carruurba loo kala sheekeeyaa… Dec 13, 2025
Roob magaalo ku hooray ramaas soo bixin maayee la… Dec 13, 2025
Runi rag kama nixiso. Dec 13, 2025
Ruux aan geeri iyo nolol midna ahayni/ ma dhiman … Dec 13, 2025
Saddex baa rag u liita; Ma toshe, ma tashade iyo … Dec 13, 2025
Shinbir duul duul badani af libaax bay gashaa. Dec 13, 2025
Si xun wax u sheege saaxir ka daran. Dec 13, 2025
Sodcaal maa moodhar, sahayna waa lacag, saaxiibna… Dec 13, 2025
Tol yarraaday, tafo naagood baa laga dayaa. Dec 13, 2025
Tuhun waa sed. Dec 13, 2025
Wax la dhalay iyo dhul baa loo marti yahay. Dec 13, 2025
Wax la qarashaa ama qudhme ama qubte. Dec 13, 2025
Wiil intuu ood ka booduu talo ka boodaa. Dec 13, 2025
Xabaallo waalid baa xoolo lagala baxaa. Dec 13, 2025
Xiiso iyo xoorba way gudhaan. Dec 13, 2025
ishaadaa kuu macalin ah. Dec 13, 2025
lama huraan waa caws jiilaal. Dec 13, 2025
waano dhalan baa ka adag.(ka roon) Dec 13, 2025
wakhti kaa lumay muruguu reebaa. Dec 13, 2025
wax is waydiintu ma xumee wax is waydaarsigaa xun. Dec 13, 2025
wixii ay idho arkaan ayey ilko gooyaan. Dec 13, 2025

Durduro geel baa ku jaba.

Durduro geel baa ku jaba.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “D”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.