Maahmaahyo
Aan wada hadalno waa aan heshiino. Dec 13, 2025
Adhi magantii ma barriiyo. Dec 13, 2025
Af hadlaaba aamus. Dec 13, 2025
Af jooga looma adeego. Dec 13, 2025
Afxumo nabad way kaa kaxaysaa colaadna waxba kaag… Dec 13, 2025
Ama faro dufan leh ku qaad ama faro dac leh. Dec 13, 2025
Arrimo rag waa mudacyo afkood. Dec 13, 2025
Arrin waa mid kugu soo booddiyo, mid kugu bariday. Dec 13, 2025
Awrba awrka ka horreeya ayuu horraan-qaadkiisa le… Dec 13, 2025
Ayax teg eedna reeb. Dec 13, 2025
Baadi nimaan lahayn bay ag joogtaa. Dec 13, 2025
Baahiyi qof kuu daran bay kuu geysaa. Dec 13, 2025
Baddu waa isku dhadhan. Dec 13, 2025
Ballaysin bir ka adag. Dec 13, 2025
Bannaankiis mare maradiisa geed ma qabsado. Dec 13, 2025
Basari buulkeeda bayaayo waaye. Dec 13, 2025
Beentaada hore runtaada danbay u xuntahay. Dec 13, 2025
Belaayo guur bay ku tiraahdaa ama guurso. Dec 13, 2025
Birta adag dab ayaa lagu jilciyaa. Dec 13, 2025
Biyo gorore oo meel godan bay isugu tageen. Dec 13, 2025
Caano Jiilaal canba canbid. Dec 13, 2025
Calafkaa, nin ku rabaa baa haya. Dec 13, 2025
Caleen qudhac calool geel waxba kama tarto. Dec 13, 2025
Caqli gaaliyo indho quraanjo lama arko. Dec 13, 2025
Ceeb looma dhinto, cara lalama qarxo, cayna looma… Dec 13, 2025
Cid wax kusiisa wax badan baad aragtaa, cid kla t… Dec 13, 2025
Cirmigaagoo dheeraadaa geel dhalayana waa ku tusa… Dec 13, 2025
Ciyigii waa ka beryey qofkii cunay baa ka liita. Dec 13, 2025
Dab munaafaq shiday baa duul dhan guba. Dec 13, 2025
Dabalaay gooji ama ha goojin geela gu’ga dhalay u… Dec 13, 2025
Dabeecad xuma dad kaa saartay. Dec 13, 2025
Dabeecaddu diinta waa ka badh. Dec 13, 2025
Dameer dhaan raac. Dec 13, 2025
Dameer waa dameer sidii goodirkaba haw boodee. Dec 13, 2025
Dantaadana, maqaar eybaa loogu seexdaa. Dec 13, 2025
Dhar kaa dheer dhaxan kaama reebo. Dec 13, 2025
Dhilaa la waaniyey markaasay tidhi ii dhakhsada r… Dec 13, 2025
Doqon nebi Muusaa habaaray. Dec 13, 2025
Doqoni hoosiis bay had mooddaa. Dec 13, 2025
Doqonta usha agteedaa lagu dhuftaa haday garan wa… Dec 13, 2025
Dudumo dheeraataa dhulkuun bay ku noqotaa. Dec 13, 2025
Eygii oo laf diiday ma noola. Dec 13, 2025
Far keliya Fool ma dhaqdo. Dec 13, 2025
Fardaha dheereeyaa Fagaarahay isku arkaan. Dec 13, 2025
Fulay hooyadii ma goblanto. Dec 13, 2025
Fulay wax ka qoryo badan. Dec 13, 2025
Gadhba gadhbaa la tusaa. Dec 13, 2025
Geeriyu nin aadan aqoonin iyo geeljiray ku roomnt… Dec 13, 2025
Gees lo’aad kulaylkaa lagu gooyaa. Dec 13, 2025
Gobanimo waa joome. Dec 13, 2025
Gorgor, haadda ka weyn. Dec 13, 2025
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey. Dec 13, 2025
Habeen ciidan maaha. Dec 13, 2025
Haddaad tagto meel lagu il laayahay ishaa layska … Dec 13, 2025
Hal diidaysaa geed ay ku xoqato ma weydo. Dec 13, 2025
Hal maqaarka diidaysaa daldalool bay ka eegtaa. Dec 13, 2025
Hillaac biyihiisuu muujiyaa. Dec 13, 2025
Hunguri wax ka weyn la mariyaa wuu dillaacaa. Dec 13, 2025
Hunguri weyni kuunto weyni baa laga qaadaa. Dec 13, 2025
Hunnu hunnu hadal maaha, himbiriirsi arag ma aha. Dec 13, 2025
Hurdo cagahay ka bilaabataa. Dec 13, 2025
Labaatan jir intuu geed ka booduu talo ka boodaa. Dec 13, 2025
Libaax intay bulbushu ku taal, bahal ma cuno. Dec 13, 2025
Libaax lab god lagama kiciyo. Dec 13, 2025
Maantana far baan maydhayaaye hay fadhiyo geelo. Dec 13, 2025
Madax meel ka sarraysa oo la taabtaa ma jirto. Dec 13, 2025
Magaalo qayrkaana u cay adiguna ha deynin. Dec 13, 2025
Midho gunti ku jira midho geed saaran looma daads… Dec 13, 2025
Mugdi, arlaada geed ii goduh. Dec 13, 2025
Naag kun baa koodisa, kow baana guursada. Dec 13, 2025
Naagi nimay legdaan, kama kacaan. Dec 13, 2025
Naagi ninkay legedo kama kacdo. Dec 13, 2025
Naaguhu hoosiis bay hadh moodaan. Dec 13, 2025
Nimaad dhashay kuma dhalin. Dec 13, 2025
Nin Illaahay ka dambeeya kabtii ma yeela. Dec 13, 2025
Nin aad kabtiisa tolaysaa, kadabkaaga jaraya. Dec 13, 2025
Nin aan maahmaahin cod kar maaha. Dec 13, 2025
Nin faash wataa xaabo ma waayo. Dec 13, 2025
Nin iyo qabkiis. Dec 13, 2025
Ood kaa dheeri kuma dhaxan tirto. Dec 13, 2025
Qof aan waxa soo socda garan waxa joogana ma gart… Dec 13, 2025
Qunyar socde qodaxi ma mudo. Dec 13, 2025
Rag waa shaah dumarna waa sheeko. Dec 13, 2025
Ragu sadex waa iskaga mid Dec 13, 2025
Reer guura raac iyo carruurba loo kala sheekeeyaa… Dec 13, 2025
Saddex la lama dego, doqon fiiro taqaan,fulay daa… Dec 13, 2025
Shinbiri maalibay dab qaaday buulkeedii baanay ku… Dec 13, 2025
Sidee xeego lagu xagtaa ilkana u nabad galaan. Dec 13, 2025
Sir ma qabe allaw sahana. Dec 13, 2025
Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola. Dec 13, 2025
Tuhun waa sed. Dec 13, 2025
Uur mudane iyo uur Berde, midna lama baadho. Dec 13, 2025
Waa baahan tahay bakhtiga looma cuno. Dec 13, 2025
Waraabe daalay, dirirtiisaa loo tagaa. Dec 13, 2025
isma hubsato aroorkeeda ka mashxaradaa la yidhaah… Dec 13, 2025
karis xun iyana ku wax la. Dec 13, 2025
labo qaawani isma qaado. Dec 13, 2025
waayeel hadalkiisa kaftan buu ku dhamaystaa. Dec 13, 2025
wan wayn jeeroo la gawraco indhihiisu cirka ma ar… Dec 13, 2025
waxa jira sadex abaar, abaar geel ,abaar dumar iy… Dec 13, 2025

Far keliya Fool ma dhaqdo.

Far keliya Fool ma dhaqdo.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “F”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.