Maahmaahyo
Aan wada hadalno waa aan heshiino. Dec 13, 2025
Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar. Dec 13, 2025
Af aanad lahayn lama qabto. Dec 13, 2025
Af macaan gacan macaan baa dhaanta. Dec 13, 2025
Af waa kane, maxaa lagu aamaa. Dec 13, 2025
Af wax cunay xishoo. Dec 13, 2025
Aqal libaax lafo lagama waayo. Dec 13, 2025
Atoorku intiisuu guun ku yahay. Dec 13, 2025
Ayaydaa taag darran iyadoon tabar lahayn bay dadk… Dec 13, 2025
Balaayo madax la qabtay leedahaye minjo la qabto … Dec 13, 2025
Ballaysin bir ka adag. Dec 13, 2025
Baruuro sabool, badhaadhaa leh. Dec 13, 2025
Beeni raad ma leh. Dec 13, 2025
Belaayo aanad guriga keensan banana kaama raacdo. Dec 13, 2025
Bir baa bir goysa. Dec 13, 2025
Cabaabiba cadaab bay ka subxaanalaysataa. Dec 13, 2025
Cadho walaal waa la bariyaa (waa loo dulqaataa wa… Dec 13, 2025
Cadku ceeji, xil iyo geeriba kuu dil. Dec 13, 2025
Car faruurow foori gaalee? Dec 13, 2025
Carab iyo labadiisa daan baa isugu dhaw iyana way… Dec 13, 2025
Carruuri kor cabsooday leedahaye, kal cabsooda ma… Dec 13, 2025
Cirmigaagoo dheeraadaa geel dhalayana waa ku tusa… Dec 13, 2025
Col ku galay cabsi kugu reeb. Dec 13, 2025
Dabada iiga qor anigaa durugsan doonee (Ma dhiirr… Dec 13, 2025
Dabagaale timir gaari waayey qaraara buu yiraahda… Dec 13, 2025
Daleel marow maradiis geed ma daarow. Dec 13, 2025
Dameer dhaan raac. Dec 13, 2025
Dameeraha Awdal ninkii ooda ka rogaa arroorsha. Dec 13, 2025
Dameeri dhaan raacday. Dec 13, 2025
Dameertu geel-didiska khuruf-khuruftay kaga darta… Dec 13, 2025
Dhac dushii laguma wada hadlo. Dec 13, 2025
Dhagax tuujin iyo taabasho waa isugu mid. Dec 13, 2025
Dhalaan dheelaa baradi, dhusuntaa far koo galiyee? Dec 13, 2025
Dhalaan qayladu waa qaboonada. Dec 13, 2025
Dibi, bay waw dhutiyaa. Dec 13, 2025
Doqon dib bay wax ka garataa. Dec 13, 2025
Doqon ha u gargaarin hana gargaarsan. Dec 13, 2025
Doqon iyo habeen baa madaw. Dec 13, 2025
Doqon nebi Muusaa habaaray. Dec 13, 2025
Doqon qaddar alla taqaanna qulucdaada looma dhiib… Dec 13, 2025
Doqoni qiiq kama kacdee daamankay meer meerisaa. Dec 13, 2025
Doqoni xin mooyiye, xisaab ma oga. Dec 13, 2025
Fadhi iyo fuud yicibeed laysku waa. Dec 13, 2025
Fardo laysu hayo maxaa laysugu faan. Dec 13, 2025
Farsamo xumo, futada cankeeday ku goysaa. Dec 13, 2025
Fulay wax ka qoryo badan. Dec 13, 2025
Gabadhi waa meel xun joog. Dec 13, 2025
Gacani waa miskiin. Dec 13, 2025
Gardarraa ma guulaysto. Dec 13, 2025
Geel darreeray nin ka dayrshay ma awliya Allaa. Dec 13, 2025
Geeli waa geel, wixii gooyaana waa geel. Dec 13, 2025
Gees loaad kulayl kaa lagu jaraa. Dec 13, 2025
Geesi, Alle ma xidho. Dec 13, 2025
Haani guntay ka tolantaa. Dec 13, 2025
Habaar waalid ma hadho. Dec 13, 2025
Habar fadhida legdini wax uga fudud. Dec 13, 2025
Hadal lama wadaagee caanaa la wadaagaa. Dec 13, 2025
Hadal nin badiyeyna ma dhamayn nin yareeyeyna wax… Dec 13, 2025
Hadal waa la kala odhan og yahay illaahayna waa l… Dec 13, 2025
Hadalka kiisa kulul iyo kiisa qaboobi meel buu is… Dec 13, 2025
Hadalku intuu uurkaaga ku jiro ayuu ammaano yahay. Dec 13, 2025
Haddii lagu sheego waa lays sheelaa, haddii lagu … Dec 13, 2025
Heesta geelu waa kala horreysaa. Dec 13, 2025
Intaadan falin ka fiirso. Dec 13, 2025
Ma taagtaa baad guurtaa, mise taako-taako. Dec 13, 2025
Macal cune muuqan doonee. Dec 13, 2025
Madax aanad lahayn miyirkiisa laysma saaro. Dec 13, 2025
Manjo dhooqo leh, kuwo dhaqanaa ka roon. Dec 13, 2025
Mugdi, arlaada geed ii goduh. Dec 13, 2025
Naago nimaan maddaxooda maja u rogin nin ma mooda… Dec 13, 2025
Nimaan hadlin habartiina wax ma siiso. Dec 13, 2025
Nimaan kuu furu doonin yuusan kuu rarin. Dec 13, 2025
Nimaan qooq dilin maroodi ma dilo. Dec 13, 2025
Nimay meeli buktaa isagay balbashaa. Dec 13, 2025
Nin kaa wayna waxba looma sheego. Dec 13, 2025
Ood qaadis iyo jiidis waa isla guri geyn Dec 13, 2025
Quruxi waa ishaada, qiimana waa ayaankaaga. Dec 13, 2025
Raad arrooryo dib looma raaco. Dec 13, 2025
Rag gar baa kala saarta dumarna jaan. Dec 13, 2025
Rag jidiin baa walaaleeya. Dec 13, 2025
Rag walaalow wuxuu ku dhaamo la waa. Dec 13, 2025
Ragu sadex waa iskaga mid Dec 13, 2025
Ruuxba dhiishuu ruxduu caanaheeda dhamaa. Dec 13, 2025
Saddex baa rag u liita; Ma toshe, ma tashade iyo … Dec 13, 2025
Safar waa si wada yeel. Dec 13, 2025
Seedi waa beer. Dec 13, 2025
Shinbirba shinbirkiisuu la duulaa. Dec 13, 2025
Shinbiri laba geed ma wada gurato. Dec 13, 2025
Sir ma qabe allaw sahana. Dec 13, 2025
Soomaalidu been way sheegtaa beense ma maahmaahdo. Dec 13, 2025
Soomaalidu waxay casarkii kugu aragtay cishihii k… Dec 13, 2025
Umili ilawshiinyo dhaw. Dec 13, 2025
Waari mayside war hakaa hadho. Dec 13, 2025
Wiil intuu ood ka booduu talo ka boodaa. Dec 13, 2025
Xoolo quudheed waa la qaataa, soor quudheedse lam… Dec 13, 2025
inneen daaman nool ma daalaan, oo dad baan nahay … Dec 13, 2025
ishaadu waa kula da’ dhegtaaduna way kaa da’wayn … Dec 13, 2025
lafo geel iyagaa laysku jebshaa. Dec 13, 2025
saddexna la lama saaxiibo, nin aan rabi aqoon, ni… Dec 13, 2025
waayeel hortiisaa caano loogu badhxaa. Dec 13, 2025

Gabadhi waa meel xun joog.

Gabadhi waa meel xun joog.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “G”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.