Maahmaahyo
Aan wada hadalno waa aan heshiino. Dec 13, 2025
Aboorku inta aanu kugu tufin ayaa lagu tufaa. Dec 13, 2025
Abuur iyo waano, abuur baa horreysey. Dec 13, 2025
Adhi jiri ma kala abaal waydo. Dec 13, 2025
Af aanad lahayn lama qabto. Dec 13, 2025
Af-ka nool abooto mudac. Dec 13, 2025
Ag-joog, Ninkii xilo doonayowna Xamaro agjoog. Dec 13, 2025
Ama afeef hore lahow ama adkaysi danbe. Dec 13, 2025
Ammaan lama dhu-dhumiyo. Dec 13, 2025
Aqoon la’aani waa iftiin la’aan. Dec 13, 2025
Arin nin la toosan ayaa nin kale tuur la leh. Dec 13, 2025
Baadi nimaan lahayn bay ag joogtaa. Dec 13, 2025
Balaayo laba qad ma leh. Dec 13, 2025
Bannaankaba arkaayow maxaa babac ku saaraaya. Dec 13, 2025
Basari buulkeeda bayaayo waaye. Dec 13, 2025
Baso waa baso si kastoo loo subko. Dec 13, 2025
Bawdo rag, maalinba midbaa qaawan. Dec 13, 2025
Beer wax dhalow ba’. Dec 13, 2025
Bililiqo doon waa nabad diid. Dec 13, 2025
Caana daatay dabadood la qabay. Dec 13, 2025
Cabaabiba cadaab bay ka subxaanalaysataa. Dec 13, 2025
Cadawgaa looma taahee, tun ku adkay. Dec 13, 2025
Calool rag waa webi xagaa. Dec 13, 2025
Casaan qurux kama qatana. Dec 13, 2025
Ceebtaaday kow ogtahay, kun looma sheego. Dec 13, 2025
Cid wax kusiisa wax badan baad aragtaa, cid kla t… Dec 13, 2025
Cirmigaagoo dheeraadaa geel dhalayana waa ku tusa… Dec 13, 2025
Daleel marow maradiis geed ma daarow. Dec 13, 2025
Dan iyo xarrago is weyday. Dec 13, 2025
Dhagax meel dhow buu ku dhacaa, hadalna meel dhee… Dec 13, 2025
Dhar kaa dheer dhaxan kaama reebo. Dec 13, 2025
Dhaxal goroyo dhebed baa iska leh. Dec 13, 2025
Dheerow ii gaabow yaa jaree, dhuubow ma jaro. Dec 13, 2025
Doqon dib bay wax ka garataa. Dec 13, 2025
Doqoni xin mooyiye, xisaab ma oga. Dec 13, 2025
Doqontu afka xanbay ku sidaa ishana xil. Dec 13, 2025
Dukhsi biyo ku dabaal bartay fuud buu ku bakhtiya… Dec 13, 2025
Dukulush timir deeri waayi Kharaaraa tuf in erre? Dec 13, 2025
Faanoole fari kama qodna. Dec 13, 2025
Fardaha dheereeyaa Fagaarahay isku arkaan. Dec 13, 2025
Fulay wax ka wadne weyn. Dec 13, 2025
Gadal gadaal geed looma koro. Dec 13, 2025
Gardarraa ma guulaysto. Dec 13, 2025
Geeljire, geela waa wada jirtaa, waana kala jirta… Dec 13, 2025
Habar caal weydey durey bay hafartaa. Dec 13, 2025
Hadalaw nin si kuu yidhi hawraarayna ninba si kuu… Dec 13, 2025
Haddaad been sheegayso been run u eeg sheeg. Dec 13, 2025
Hubkaaga iyo hayinkaaga, midna laguma hodmo. Dec 13, 2025
Hunguri weyni kuunto weyni baa laga qaadaa. Dec 13, 2025
In habari gasho, hali ma qaado. Dec 13, 2025
Intii orod jirey, kuftinna way jirtey. Dec 13, 2025
Ishaaduna waa kula fil, dhegtaaduna way kaa weynt… Dec 13, 2025
Ishiisa laga gartaa, Ushiisa lagu tumaa. Dec 13, 2025
Kibir waa lagu kufaa. Dec 13, 2025
Loogow laguu minan fadhiyee. Dec 13, 2025
Maalintii oday oday baa loo shiraa, habeenkiina h… Dec 13, 2025
Mas abur buu dhalaa, aburkuna mas buu dhalaa. Dec 13, 2025
Maska madaxaa laga dilaa. Dec 13, 2025
Meel Aar ka kacay buu Atoor fadh-fadhiistaa. Dec 13, 2025
Meel hal lagu qalay mana hadal yara mana hilib ya… Dec 13, 2025
Meel hoo u baahan hadal wax kama taro. Dec 13, 2025
Meelaad madaxeeda tahay, mijo lagama noqdo. Dec 13, 2025
Midho daray duuduubkaa lagu liqaa. Dec 13, 2025
Midho gunti ku jira midho geed saaran looma daads… Dec 13, 2025
Mukulaal minankeedii joogtaa miciya aar bay leeda… Dec 13, 2025
Naago jileec iyo naxariis midna wax kuma laha. Dec 13, 2025
Naago waa u samir ama ka simir. Dec 13, 2025
Naf wax jecel allaa dhibay. Dec 13, 2025
Nafsigu ma hadho. Dec 13, 2025
Naftu orod bay kugu aamintaa. Dec 13, 2025
Nimaan naxariisan looma naxariisto. Dec 13, 2025
Nimaan qooq dilin maroodi ma dilo. Dec 13, 2025
Nin aan wax garad ahayn haanta gadaankeedaa wax l… Dec 13, 2025
Nin ani yidhi dad iska saar.(sooc). Dec 13, 2025
Nin gu kaa wayn garaad kaa wayn. Dec 13, 2025
Qof waliba wuxuu dhigtuu dheeftaa. Dec 13, 2025
Qofkii aragiisu ku deeqaa oontiisuna ku deeqdaa. Dec 13, 2025
Rag walaalow wuxuu ku dhaamo la waa. Dec 13, 2025
Rag wuxuu kugu bartuu kugu dilaa. Dec 13, 2025
Saddex baa rag u liita; Ma toshe, ma tashade iyo … Dec 13, 2025
Saddex lama raaco: Ma horreeye, ma hambeeye, iyo … Dec 13, 2025
Sagaaro inteeda waa ku duq. Dec 13, 2025
Si xun wax u sheege saaxir ka daran. Dec 13, 2025
Sidee xeego lagu xagtaa ilkana u nabad galaan. Dec 13, 2025
Sodcaal maa moodhar, sahayna waa lacag, saaxiibna… Dec 13, 2025
Soo bax baa la leeyahay sacabka leefaysaa. Dec 13, 2025
Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola. Dec 13, 2025
Tuug la qabtay talo ma laha. Dec 13, 2025
Wadaad waa nin Dec 13, 2025
Xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan. Dec 13, 2025
kibir wuxu kaa saaraa hadhka meelse kuma geeyo. Dec 13, 2025
labadii xaqdaro ku heshiisa xaqay ku diriraan. Dec 13, 2025
labo qaawani isma qaado. Dec 13, 2025
lacagina lacag bay dhashaa injirina qindhicil. Dec 13, 2025
war la’aani waa dhego laaan. Dec 13, 2025
waraabaa yidhi ulna layla gaadhi waa cayna wax ig… Dec 13, 2025
wax raagaa rag kuma sama. Dec 13, 2025
waxa jira sadex abaar, abaar geel ,abaar dumar iy… Dec 13, 2025
weel waliba wixii ku jiruu dhididaa. Dec 13, 2025
weylasha biree dibigu ha ku quustee. Dec 13, 2025

Gadal gadaal geed looma koro.

Gadal gadaal geed looma koro.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “G”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.