Maahmaahyo
Aadmi la aragyaaba, dhib la arag.
Dec 13, 2025
Abkeey dooli diloow, dad nool maas u daahaa.
Dec 13, 2025
Adduun i khatal.
Dec 13, 2025
Adhi magantii ma barriiyo.
Dec 13, 2025
Afar layskuma daro: Waan guuri; Waan guursan; Gee…
Dec 13, 2025
Afkaad goojaamo kaga keentay kula hadal.
Dec 13, 2025
Alif kaa xumaaday Albaqra kaama haro.
Dec 13, 2025
Alla aamin ma iisho.
Dec 13, 2025
Aqoon xumo abaar ka daran(qorsho xumo abaar ka da…
Dec 13, 2025
Arrin xumo abaar ka daran.
Dec 13, 2025
Awr awr wado iyo nin naagi waddi midna kaama leex…
Dec 13, 2025
Ayax teg eedna reeb.
Dec 13, 2025
Baayac-mushtar bilowgiis bur iyo bajiye waaye.
Dec 13, 2025
Badhi mag ma laha.
Dec 13, 2025
Balaayo buulkaagaa laga galaa.
Dec 13, 2025
Barrooriba buulkeeday ku hartaa.
Dec 13, 2025
Baso waa baso si kastoo loo subko.
Dec 13, 2025
Beeni raad ma leh.
Dec 13, 2025
Beentaada hore runtaada danbay u xuntahay.
Dec 13, 2025
Biyo gorore oo meel godan bay isugu tageen.
Dec 13, 2025
Cabaabiba cadaab bay ka subxaanalaysataa.
Dec 13, 2025
Canbe laf baa ku jirta.
Dec 13, 2025
Car faruurow foori gaalee?
Dec 13, 2025
Ceebtaaday kow ogtahay, kun looma sheego.
Dec 13, 2025
Ciyigii waa ka beryey qofkii cunay baa ka liita.
Dec 13, 2025
Ciyowga habeen dhawaaqay wax uu ka cawduu dareema…
Dec 13, 2025
Col ku galay cabsi kugu reeb.
Dec 13, 2025
Col naago ka kacay iyo cadho nirig ka kcday midna…
Dec 13, 2025
Dabaan kuleelkiisa la arag danbaskiisa lagama lee…
Dec 13, 2025
Dabeecaddu diinta waa ka badh.
Dec 13, 2025
Dacawo duul-duul badan af libaaxeey dalaq dhahdaa.
Dec 13, 2025
Dameeraha ta ugu xun baa ugu haraati kulul.
Dec 13, 2025
Dardaaran caweysin kallah arooryaad buu leeyahay …
Dec 13, 2025
Dardaaran waa inta xayga la yahay.
Dec 13, 2025
Dawarsato dariiqay ku collowdaa.
Dec 13, 2025
Dhalaan dheelaa baradi,dhusuntaa far koo galiyee …
Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi hore uma koro.
Dec 13, 2025
Diidiink weelshee deymoodaa ka koriyee ma danbar …
Dec 13, 2025
Doqon iyo habeen baa madaw.
Dec 13, 2025
Doqon nebi Muusaa habaaray.
Dec 13, 2025
Doqoni meeshii la isku diriray uun bay ogeyd, mee…
Dec 13, 2025
Doqoni saaf carro loogu riday, sad bursiinyo ma m…
Dec 13, 2025
Doqoni sokeeye ma aha.
Dec 13, 2025
Dukhsi dantiisuu dumurka ugu jiraa.
Dec 13, 2025
Dumar yaryaraysi male.
Dec 13, 2025
Fardo laysu hayo maxaa laysugu faan.
Dec 13, 2025
Faro ka ciyaar dabo ka ciyaar baa dhaanta.
Dec 13, 2025
Faruurow maxaa berbera ku geeyey? Dee faduul!
Dec 13, 2025
Futo iyo dhul isma huraan.
Dec 13, 2025
Gabadhi waa meel xun joog.
Dec 13, 2025
Gadhba gadhbaa la tusaa.
Dec 13, 2025
Gar dabadeed, guu-guu (gunuunuc) baan nacay.
Dec 13, 2025
Geel darreeray nin ka dayrshay ma awliya Allaa.
Dec 13, 2025
Geel laba jir soo wada mar.
Dec 13, 2025
Geel soddon qaday, saddex kuma dari waayo.
Dec 13, 2025
Gobanimo waa joome.
Dec 13, 2025
Hadal yar iyo hawl badan.
Dec 13, 2025
Hadalka wanaagsani waa sadaqo.
Dec 13, 2025
Haday fooli timaado gudo qarsiimo reeban.
Dec 13, 2025
Haddaan sacabka xeeli ku jiran, maxaa habeenkii l…
Dec 13, 2025
Hal libaax arkaysaa ma godlato.
Dec 13, 2025
Heesta geelu waa kala horreysaa.
Dec 13, 2025
Hubsiimo hal baa la siistaa.
Dec 13, 2025
Hunguri weyni kuunto weyni baa laga qaadaa.
Dec 13, 2025
Isla weyn, dooro weyn.
Dec 13, 2025
Jinni, Ninkii keenaa bixiya.
Dec 13, 2025
Laba qaawan isma qaaddo.
Dec 13, 2025
Lixdan jir laguma helo qiimigaad laba jirkaa wayd…
Dec 13, 2025
Madax meel ka sarraysa oo la taabtaa ma jirto.
Dec 13, 2025
Martidu iyadaa kala naxda.
Dec 13, 2025
Mas abur buu dhalaa, aburkuna mas buu dhalaa.
Dec 13, 2025
Naagaha iyo carruurtaba sasabaa lagu wadaa.
Dec 13, 2025
Naagi naag lala qabo waa u col.
Dec 13, 2025
Nafsigu ma hadho.
Dec 13, 2025
Nimaan dhul marin dhaayo malaha.
Dec 13, 2025
Nimaan kuu furu doonin yuusan kuu rarin.
Dec 13, 2025
Nin aan maahmaahin cod kar maaha.
Dec 13, 2025
Nin dameero rartaa dad la toy ma aha.
Dec 13, 2025
Nin faruurani ma fooryo.
Dec 13, 2025
Nin is faanshay waa ri is nuugtay.
Dec 13, 2025
Nin iyo naag is qaba colna ma aha nabadna ma aha.
Dec 13, 2025
Nin jiifa lama legdo.
Dec 13, 2025
Ood kaa dheeri kuma dhaxan tirto.
Dec 13, 2025
Qunyar socde qodaxi ma mudo.
Dec 13, 2025
Rag waa raggii hore hadalna waa intuu yidhi.
Dec 13, 2025
Rag waxa ugu liita, ma hadle ma heenseeye, ma haa…
Dec 13, 2025
Ragu sadex waa iskaga mid
Dec 13, 2025
Sagaaro laba cad oo la kal qaado ma leh.
Dec 13, 2025
Shiikh markiis yimaado, shariifku, shubaakaduu ka…
Dec 13, 2025
Sir ma qabe allaw sahana.
Dec 13, 2025
Soo joogso laga waayaa, soo jiifso laga helaa.
Dec 13, 2025
Soori waa in xil lagaga tago iyo in xarrago lagag…
Dec 13, 2025
Tolkaa maw talisay, mase tuugtay.
Dec 13, 2025
Wadar iyo waaxid yaa waalan.
Dec 13, 2025
Xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan.
Dec 13, 2025
inta aanad falin ka fiirso.
Dec 13, 2025
jidh qalaad waa dhul qalaad.
Dec 13, 2025
lafo geel iyagaa laysku jebshaa.
Dec 13, 2025
waraabe dhankii loo eryaaba waw toos.
Dec 13, 2025
xadhko geel ma wada xidhaan.
Dec 13, 2025
Geel soddon qaday, saddex kuma dari waayo.
Geel soddon qaday, saddex kuma dari waayo.
Micne: Macne lama helin
Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “G”
Ma taqaan micnaha ama asalka?
Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!
Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:
maahmaahyo@sabaad.com