Maahmaahyo
Aan wada hadalno waa aan heshiino. Dec 13, 2025
Af nooli waa hadlaa Eyna waa ciyaa. Dec 13, 2025
Afkaad goojaamo kaga keentay kula hadal. Dec 13, 2025
Afkaagoo ku xidha oon ku furin alle goo baa la yi… Dec 13, 2025
Amxaaro madax gumac galay leedahaye madax hadal g… Dec 13, 2025
Arrad waa dan uskagse waa doqonniino. Dec 13, 2025
Arrin xumo abaar ka daran. Dec 13, 2025
Awr kala guurtay uurar kala guurey baa ka xun. Dec 13, 2025
Baahiyi qof kuu daran bay kuu geysaa. Dec 13, 2025
Balaayo buulkaagaa laga galaa. Dec 13, 2025
Ballan habeenimo, jarmaado subax buu leeyahay. Dec 13, 2025
Ban waraabiyo gaala baqataba baraa la helaa. Dec 13, 2025
Barrooriba buulkeeday ku hartaa. Dec 13, 2025
Beer wax dhalow ba’. Dec 13, 2025
Boraan hadimo ha qodin ku dhici doontaa mooyee. Dec 13, 2025
Buur caws ah oo biyo ku agyaal baadi doonyoo bici… Dec 13, 2025
Caano baqay haddaad aragto, waa bi’iso naagood. Dec 13, 2025
Cali noolba wax sii. Dec 13, 2025
Ceel biyo lihi ma foga. Dec 13, 2025
Ciirtaa dhamaa, ceebtaada yaqaan. Dec 13, 2025
Col iyo nabad mid baa caynka lagu xejiyaa. Dec 13, 2025
Colka wadhaf ma lagu dayey. Dec 13, 2025
Cudud caano gaabsheen cagaar ma korsho. Dec 13, 2025
Dadku hadalkay isku afgartaan xooluhuna urta. Dec 13, 2025
Dadqal looma gurguurto. Dec 13, 2025
Dan iyo xarrago is weyday. Dec 13, 2025
Dan layskuma naco. Dec 13, 2025
Dani waa seeto. Dec 13, 2025
Dantu ceebba ma lahee dadkuun baysku nacaya. Dec 13, 2025
Deero waa dal maddays. Dec 13, 2025
Deriskaa dagaalkaaga rabaa, dooradaada ceshaas ku… Dec 13, 2025
Dhaxal gorayo dhabad baa leh. Dec 13, 2025
Dheriga karkaa maxaa ka keenay, kulayl weeye. Dec 13, 2025
Dhiil maran iyo dhiil buuxa la iskuma dhufto (Wax… Dec 13, 2025
Dhool bari ka soo kacaa dhaan loo nageeyaa. Dec 13, 2025
Doqon dib bay wax ka garataa. Dec 13, 2025
Doqon milantay iyo geesi damac bartay dhexdoodaa … Dec 13, 2025
Doqoni calaf ma leh. Dec 13, 2025
Dumar iyo dheri toona yar yaraysi malaha. Dec 13, 2025
Duqsi, caanuu ku dabaal bartaa fuudbuuse ku gubta… Dec 13, 2025
Durduro waxarood xanan(qodax) bay kula gashaa. Dec 13, 2025
Faanoole fari kama qodna. Dec 13, 2025
Fadhi iyo fuud yicibeed laysku waa. Dec 13, 2025
Far bugtaa, Faro ka dheer. Dec 13, 2025
Faro ka ciyaar dabo ka ciyaar baa dhaanta. Dec 13, 2025
Faruurow maxaa berbera ku geeyey? Dee faduul! Dec 13, 2025
Gacmo wada jirbay wax ku goyn karaan. Dec 13, 2025
Gardarro looma garbo yeelo. Dec 13, 2025
Geed walba in gubtaa, waa hoos taal. Dec 13, 2025
Geeljire, geela waa wada jirtaa, waana kala jirta… Dec 13, 2025
Gees loaad kulayl kaa lagu jaraa. Dec 13, 2025
Gees lo’aad kulaylkaa lagu gooyaa. Dec 13, 2025
Geesi allaahay ma xilo. Dec 13, 2025
Habar baas inan baas bay ahayd. Dec 13, 2025
Hadal aan fiiro loo odhani wuu kula fogaadaa, caa… Dec 13, 2025
Hadal hadal kama dheera. Dec 13, 2025
Hadal nin si u yiri, ninna si u qaaday. Dec 13, 2025
Hadal waa mergi hadba meel u jiidma. Dec 13, 2025
Hadalka kiisa kulul iyo kiisa qaboobi meel buu is… Dec 13, 2025
Hadii aad dhimanayso dhareerkaa layska duwaa. Dec 13, 2025
Hamba soor ma eh. Dec 13, 2025
Hangaraarac lug uma dhutiyo. Dec 13, 2025
Hawo iyo hoos galbeed labadaba lama gaadho. Dec 13, 2025
Heesta geelu waa kala horreysaa. Dec 13, 2025
Hubkaaga iyo hayinkaaga, midna laguma hodmo. Dec 13, 2025
Ishaaduna waa kula fil, dhegtaaduna way kaa weynt… Dec 13, 2025
Laba qaawan isma qaaddo. Dec 13, 2025
Muraadka magaalo kaa gala muraayad baa kaa xigta. Dec 13, 2025
Muruqa laba suulle ninba si ku ah. Dec 13, 2025
Naagaha iyo carruurtaba sasabaa lagu wadaa. Dec 13, 2025
Naagi nimay legdaan, kama kacaan. Dec 13, 2025
Naago badhaadhahooday ka sheekeeyaan, ragna ba’oo… Dec 13, 2025
Naago iyo riyaba diifta ayey isku eryoodaan. Dec 13, 2025
Naago nin ay yaqaaniin col ma moodaan. Dec 13, 2025
Nimaad fadhiga kaga adag tahay looma saro kaco. Dec 13, 2025
Nin aan kuu furayni yuu kuu rarin. Dec 13, 2025
Nin fadhiya, looma saro joogsado. Dec 13, 2025
Nin gu kaa wayn garaad kaa wayn. Dec 13, 2025
Qosol hiil leh. Dec 13, 2025
Qunyar socde qodaxi ma mudo. Dec 13, 2025
Rag sadex lama raaco, ma fakere,ma faaidayste,ma … Dec 13, 2025
Rag waa shaah dumarna waa sheeko. Dec 13, 2025
Saddex markaan bartaan ka gaboobay: Dab ollolinti… Dec 13, 2025
Sagaaro intay tub joogto bay tub kale dayataa. Dec 13, 2025
Sagaaro inteeda waa ku duq. Dec 13, 2025
Shiikh markiis yimaado, shariifku, shubaakaduu ka… Dec 13, 2025
Shinbir duul duul badani af libaax bay gashaa. Dec 13, 2025
Shinbirba shinbirkiisuu la duulaa. Dec 13, 2025
Shubaali waa biyo la bax. Dec 13, 2025
Sir ma qabe allaw sahana. Dec 13, 2025
Soo joogso laga waayaa, soo jiifso laga helaa. Dec 13, 2025
Waa baahan tahay bakhtiga looma cuno. Dec 13, 2025
Waayeel ha soocine, wax aqoonta sooca. Dec 13, 2025
Wax la qarashaa ama qudhme ama qubte. Dec 13, 2025
inantay hooyadeed hadhuudhka tuntaa iyana haadint… Dec 13, 2025
inneen daaman nool ma daalaan, oo dad baan nahay … Dec 13, 2025
inta aanad falin ka fiirso. Dec 13, 2025
libaax nin ganay iyo nin galadayba og. Dec 13, 2025
lugtii jeeniga dhaaftaa way jabtaa. Dec 13, 2025
wakhti kaa tegay tiigsimaad maleh. Dec 13, 2025

Gees lo’aad kulaylkaa lagu gooyaa.

Gees lo’aad kulaylkaa lagu gooyaa.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “G”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.