Maahmaahyo
Abeesana dhul u eki bay wax ku dishaa, waadaadna … May 16, 2025
Af aanad aqooni aabahaa wasna waa kaa yeedhsiiyaa. May 16, 2025
Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho. May 16, 2025
Af jabtay sideedii ma noqoto. May 16, 2025
Afar gacmood abaar ka daran (Hunguri weyni waa cu… May 16, 2025
Allow nin aan wax ogeyn ha cadaabin. May 16, 2025
Aqal libaax lafo lagama waayo. May 16, 2025
Arrimo rag waa mudacyo afkood. May 16, 2025
Arrin aan sidii futo riyaad la feydin, ma fayooba… May 16, 2025
Barrooriba buulkeeday ku hartaa. May 16, 2025
Baryo iyo is daluuc layskuma daro. May 16, 2025
Beeni raad ma leh. May 16, 2025
Beentaada hore, runtaada danbey u daran tahay. May 16, 2025
Bir baa bir goysa. May 16, 2025
Bisqin rag bay kuu gaysaa ragse kaama celiso. May 16, 2025
Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawla… May 16, 2025
Cabaabiba cadaab bay ka subxaanalaysataa. May 16, 2025
Caqli gaaliyo indho quraanjo lama arko. May 16, 2025
Carab iyo labadiisa daan baa isugu dhaw iyana way… May 16, 2025
Caro walaal waa la bariiyaa (subax baa lala sugaa… May 16, 2025
Ceel biyo lihi ma foga. May 16, 2025
Ciirtaa dhamaa, ceebtaada yaqaan. May 16, 2025
Ciyaar baa dhab u gadoonta. May 16, 2025
Dacawadii tallaabada nebiga ku dayatay, teediina … May 16, 2025
Dad wax ugu liita ma tashe ma toshe ma tashiishe. May 16, 2025
Dameeraha ta ugu xun baa ugu haraati kulul. May 16, 2025
Dammeeraley Dad la xeer maaha. May 16, 2025
Dantii mooge, maro duuga ka liitee. May 16, 2025
Darandoorriyaaba naas-naasi (Nin ordaaba istaag) May 16, 2025
Dawarsato dariiqay ku collowdaa. May 16, 2025
Dhalaan dheelaa baradi, dhusuntaa far koo galiyee? May 16, 2025
Dhaxal gorayo dhabad baa leh. May 16, 2025
Dheg haddii la jaro daloolkaa hara. May 16, 2025
Dhidar xabaalo qod bartay qudhin buu uga dhacaa. May 16, 2025
Dibi hooyo xumi korme ma noqdo. May 16, 2025
Doqon alle bariday xeradeeday ka aragtay. May 16, 2025
Doqon iyo habeen baa madaw. May 16, 2025
Doqoneey dabkaa ba. May 16, 2025
Dudun dareen ii dugsashu inis ki dartooy. May 16, 2025
Eydin geel kolba waa ninkii ku danbeeya. May 16, 2025
Far bugtaa, Faro ka dheer. May 16, 2025
Farihii dufan leh ayaa wax duuga. May 16, 2025
Fulay wax ka qoryo badan. May 16, 2025
Gari ilaahay bay taqaan. May 16, 2025
Geel carruuri qaaday ma foga. May 16, 2025
Geel-jire isagooy ushu u goantahay ayuu xaggeen k… May 16, 2025
Gees loaad kulayl kaa lagu jaraa. May 16, 2025
Geesi allaahay ma xilo. May 16, 2025
Hadalaw nin si kuu yidhi hawraarayna ninba si kuu… May 16, 2025
Haddaan sacabka xeeli ku jiran, maxaa habeenkii l… May 16, 2025
Hal libaax arkaysaa ma godlato. May 16, 2025
Hawli jid caddeysay. May 16, 2025
Hunnu hunnu hadal maaha, himbiriirsi arag ma aha. May 16, 2025
Ishiisa laga gartaa, Ushiisa lagu tumaa. May 16, 2025
Laxi shilalkay is dhigtaa lagu qalaa. May 16, 2025
Madax aanad lahayn miyirkiisa laysma saaro. May 16, 2025
Maroodi takarta saaran ma arkee, ta kale saaran b… May 16, 2025
Midho geed saaran, kuwo guntiga ku jira looma qub… May 16, 2025
Misbax minankaga u mugdi ah, minan dadow ma loogu… May 16, 2025
Mugdi, arlaada geed ii goduh. May 16, 2025
Naago badhaadhahooday ka sheekeeyaan, ragna ba’oo… May 16, 2025
Naagtii caana xun dhigataa iyana ku murud la’. May 16, 2025
Naftu waxay ogtahay ilaashataa. May 16, 2025
Nimaad dhashay kuma dhalin. May 16, 2025
Nimaad fadhiga kaga adag tahay looma saro kaco. May 16, 2025
Nimaad kabahiisa tolayso, kafantaada tolaaya. May 16, 2025
Nimaan qaybin jirin haduu qaybiyo nimaan qadi jir… May 16, 2025
Qawl nin wayn ka dhacay waa qolof geed ka dhacday. May 16, 2025
Qof nool oo ku hortaagan lagama quusto. May 16, 2025
Qufac iyo uur midna ma qarsoomo. May 16, 2025
Qunyar socde qodaxi ma mudo. May 16, 2025
Raad arrooryo dib looma raaco. May 16, 2025
Rag hunguri buu isku raacaa. May 16, 2025
Rag qawl baa xidha dumarna meher. May 16, 2025
Rag waa shaah dumarna waa sheeko. May 16, 2025
Ragu sadex waa iskaga mid May 16, 2025
Reer, naagbaa kaa raacda. May 16, 2025
Ri waalan ridaada laguma xidhto. May 16, 2025
Ruux aan geeri iyo nolol midna ahayni/ ma dhiman … May 16, 2025
Saddex Ilaah waa karaa, mase suurowdo: Ilaahow gu… May 16, 2025
Saddex markaan bartaan ka gaboobay: Dab ollolinti… May 16, 2025
Sahaydaa waa hor, socodkaana waa dib. May 16, 2025
Seedi waa beer. May 16, 2025
Shiikh markiis yimaado, shariifku, shubaakaduu ka… May 16, 2025
Shir looma wada uunsiyo. May 16, 2025
Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola. May 16, 2025
Tol la’aani waa tows. May 16, 2025
Toladu waa mar aad gaadhi waydo iyo mar aad garan… May 16, 2025
Uur mudane iyo uur Berde, midna lama baadho. May 16, 2025
Waayeel ha soocine, wax aqoonta sooca. May 16, 2025
Wadaad waa nin May 16, 2025
Wax aqoon wax looma sheego. May 16, 2025
Waxaan calaf ahayna lama cuno, waxaan hed ahayna … May 16, 2025
Xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan. May 16, 2025
Xoorkii laga dhamay xagaagii iyo xusuus baa geel … May 16, 2025
jidh qalaad waa dhul qalaad. May 16, 2025
labadii qaydhin ku qaybsatay bisayl iskuma cawrid… May 16, 2025
labo bukta ma is baaniyaan. May 16, 2025
saddexna la lama saaxiibo, nin aan rabi aqoon, ni… May 16, 2025
walaalkaa markhaatiga ku fur magtana la bixi. May 16, 2025

Hawli jid caddeysay.

Hawli jid caddeysay.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “H”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.