Maahmaahyo
Aadmi la aragyaaba, dhib la arag. Dec 13, 2025
Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar. Dec 13, 2025
Abeesana dhul u eki bay wax ku dishaa, waadaadna … Dec 13, 2025
Abuur iyo waano, abuur baa horreysey. Dec 13, 2025
Adduun i khatal. Dec 13, 2025
Af Daboolan, Dahab waaye. Dec 13, 2025
Af hadlaaba aamus. Dec 13, 2025
Af nooli waa hadlaa Eyna waa ciyaa. Dec 13, 2025
Af-ka nool abooto mudac. Dec 13, 2025
Alle watow wehel uma baahna. Dec 13, 2025
Ama waa la muuqdaa ama waa la maqanyahay. Dec 13, 2025
Amxaar la arag yaaba ferenji xaaji. Dec 13, 2025
Arrimo rag waa mudacyo afkood. Dec 13, 2025
Ayaydaa taag darran iyadoon tabar lahayn bay dadk… Dec 13, 2025
Baahiyi qof kuu daran bay kuu geysaa. Dec 13, 2025
Baso waa baso si kastoo loo subko. Dec 13, 2025
Beeni raad ma leh. Dec 13, 2025
Beer wax dhalow ba’. Dec 13, 2025
Belaayo aanad guriga keensan banana kaama raacdo. Dec 13, 2025
Casaan qurux kama qatana. Dec 13, 2025
Ciyi waa ka beryey. Dec 13, 2025
Col iyo abaar cagahaagaa lagaga baxaa. Dec 13, 2025
Cuntadaan gacantaada ku jirin iyo afkaagu way kal… Dec 13, 2025
Dabagaale timir gaari waayey qaraara buu yiraahda… Dec 13, 2025
Dadqal looma gurguurto. Dec 13, 2025
Dhabada yari dhabada wayn bay kugu ridaa. Dec 13, 2025
Dhac dushii laguma wada hadlo. Dec 13, 2025
Dhagax meel dhow buu ku dhacaa, hadalna meel dhee… Dec 13, 2025
Dheerow ii gaabow yaa jaree, dhuubow ma jaro. Dec 13, 2025
Dhoofaa kaa dhimay! (bal tan ka warran, ma run ba… Dec 13, 2025
Dhoofaa kaa dhimay. Dec 13, 2025
Diidiink weelshee deymoodaa ka koriyee ma danbar … Dec 13, 2025
Doqon dib bay wax ka garataa. Dec 13, 2025
Doqon ha u gargaarin hana gargaarsan. Dec 13, 2025
Doqon iyo habeen baa madaw. Dec 13, 2025
Doqon nebi Muusaa habaaray. Dec 13, 2025
Doqon qaddar alla taqaanna qulucdaada looma dhiib… Dec 13, 2025
Dudun dareen ii dugsasho inis ki dartooy = Dudun … Dec 13, 2025
Dul qaadasho yey noqon tii dibiga. Dec 13, 2025
Fadhi iyo fuud yicibeed laysku waa. Dec 13, 2025
Far bugtaa, Faro ka dheer. Dec 13, 2025
Gabadha dheg-dameer in leeg baa ku dansanta wiilk… Dec 13, 2025
Gardarraa ma guulaysto. Dec 13, 2025
Geel laba jir soo wada mar. Dec 13, 2025
Geeri nimaan aqoon iyo geel jiray ku wanaagsantah… Dec 13, 2025
Gees lo’aad kulaylkaa lagu gooyaa. Dec 13, 2025
Gudineey ima goyseen, haddaan badhkay kugu jirin. Dec 13, 2025
Habar Jeclo, hadalka dib bay u gocotaa. Dec 13, 2025
Hadal iyo hilbaba kala qalan. Dec 13, 2025
Hadal waa mergi hadba meel u jiidma. Dec 13, 2025
Hadalaw nin si kuu yidhi hawraarayna ninba si kuu… Dec 13, 2025
Hilib hal dukhsi ayaa qudhmiya. Dec 13, 2025
Hoonbaro libaax bay soo wadaa. Dec 13, 2025
Hooyadii ka guure habar yartii kuma negaado. Dec 13, 2025
Hubkaaga iyo hayinkaaga, midna laguma hodmo. Dec 13, 2025
Hubsiimo hal baa la siistaa. Dec 13, 2025
Illeyn doqoni qiiq kama kacdee daamankey meer mee… Dec 13, 2025
Inantii hooyadeed hadhuudhka tuntaa, iyana hufkiy… Dec 13, 2025
Kaftan iyo kaadi baa laysku cadaaba. Dec 13, 2025
Kibir waa lagu kufaa. Dec 13, 2025
Ma xasuuste isma xabaalo. Dec 13, 2025
Manjo dhooqo leh, marba mid baa la siibaa. Dec 13, 2025
Masiibadu adduunyada iyadaa u macallin ah. Dec 13, 2025
Matag meel kuguma simo. Dec 13, 2025
Meeshay caruurtiyo dumarku kugu bartaan waa laga … Dec 13, 2025
Muraadka magaalo kaa gala muraayad baa kaa xigta. Dec 13, 2025
Naago abaal ha u gelin amaahse ha u diidin. Dec 13, 2025
Naago wax laga bixiyey laguma dhaqo oo wax loo ha… Dec 13, 2025
Nafsi raaga rag iyo geel baa iska leh. Dec 13, 2025
Nimaad kabahiisa tolayso, kafantaada tolaaya. Dec 13, 2025
Nimaad kabo ka tolanayso kabihiisaa la eegaa. Dec 13, 2025
Nimaan shantaasi kaa dabaalin sharci kaama dabaal… Dec 13, 2025
Nin aan dulqaadasho lahayni waa geel aan horwayn … Dec 13, 2025
Nin ani yidhi dad iska saar.(sooc). Dec 13, 2025
Nin buka boqol u tali. Dec 13, 2025
Nin dhintay kabihiisaa dhaama. Dec 13, 2025
Nin durbaan tumay ilaaq dalbay. Dec 13, 2025
Nin iyo qabkiis. Dec 13, 2025
Nin jiifa lama legdo. Dec 13, 2025
Qof waliba wuxuu dhigtuu dheeftaa. Dec 13, 2025
Qosol badani qoonsimaad noqoy. Dec 13, 2025
Rag jidiin baa walaaleeya. Dec 13, 2025
Rag waa raggii hore hadalna waa intuu yidhi. Dec 13, 2025
Ragu sadex waa iskaga mid Dec 13, 2025
Safar waa si wada yeel. Dec 13, 2025
Shinbiri laba geed ma wada gurato. Dec 13, 2025
Soo bax baa la leeyahay sacabka leefaysaa. Dec 13, 2025
Soo joogso laga waayaa, soo jiifso laga helaa. Dec 13, 2025
Soori waa in xil lagaga tago iyo in xarrago lagag… Dec 13, 2025
Tabcadaa ma tuugoobo. Dec 13, 2025
Tuhun waa sed. Dec 13, 2025
Tuug tuug ma xado. Dec 13, 2025
Wadaantii geeleeda kaafida, baa mid kalena kaalme… Dec 13, 2025
Waxaan kashaada gelin, korkaaga yay dhaamin. Dec 13, 2025
Xalaafo waa Xoogii Xirsi Muude. Dec 13, 2025
inta aanad falin ka fiirso. Dec 13, 2025
kolka waylaha la helo ayaa loodana la maalaa. Dec 13, 2025
labadii xaqdaro ku heshiisa xaqay ku diriraan. Dec 13, 2025
lugtii jeeniga dhaaftaa way jabtaa. Dec 13, 2025
walaashaa iskuma hubtida seedigaa haysi seegina. Dec 13, 2025

Hilib hal dukhsi ayaa qudhmiya.

Hilib hal dukhsi ayaa qudhmiya.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “H”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.