Maahmaahyo
Abeesana dhul u eki bay wax ku dishaa, waadaadna … Dec 13, 2025
Af nooli waa hadlaa Eyna waa ciyaa. Dec 13, 2025
Alif kaa xumaaday Albaqra kaama haro. Dec 13, 2025
Ama afeef hore lahow ama adkaysi danbe. Dec 13, 2025
Arrad waa dan uskagse waa doqonniino. Dec 13, 2025
Arrin kaa tagtat Ahaa sooma celiso. Dec 13, 2025
Awr awr wado iyo nin naagi waddi midna kaama leex… Dec 13, 2025
Balaayo buulkaagaa laga galaa. Dec 13, 2025
Beentaada hore, runtaada dambey dishaa. Dec 13, 2025
Beentaada hore, runtaada danbey u daran tahay. Dec 13, 2025
Bidaari sibiq bay kugu gashaa. Dec 13, 2025
Caano baqay haddaad aragto, waa bi’iso naagood. Dec 13, 2025
Cali noolba wax sii. Dec 13, 2025
Carruuri kor cabsooday leedahaye, kal cabsooda ma… Dec 13, 2025
Cid wax kusiisa wax badan baad aragtaa, cid kla t… Dec 13, 2025
Daahdaahow hortiis dafo waaye (Arrin degdeg u baa… Dec 13, 2025
Dabeecaddu diinta waa ka badh. Dec 13, 2025
Dad wax ugu liita ma tashe ma toshe ma tashiishe. Dec 13, 2025
Dameer dhaan raac. Dec 13, 2025
Dan iyo xarrago is weyday. Dec 13, 2025
Dhabada yari dhabada wayn bay kugu ridaa. Dec 13, 2025
Dhagax tuujin iyo taabasho waa isugu mid. Dec 13, 2025
Dhaliili dhaban bay ku taal. Dec 13, 2025
Dhiil maran iyo dhiil buuxa la iskuma dhufto (Wax… Dec 13, 2025
Dhilo garcatay mar horey ku nabad gashay. Dec 13, 2025
Dhur waa la tegis bartay ka ridistu waa ku ceeb. Dec 13, 2025
Dooro qoor qabasho biyo kuma cabto. Dec 13, 2025
Doqoni qiiq kama kacdee daamankay meer meerisaa. Dec 13, 2025
Doqoni sokeeye ma aha. Dec 13, 2025
Doqonta usha agteedaa lagu dhuftaa haday garan wa… Dec 13, 2025
Doqontu hadalkay dib u gocotaa. Dec 13, 2025
Doqontu marka la ficil tamayo in laka tagayo ayey… Dec 13, 2025
Dumaal ni ka xishooday kama ilmo dhalo. Dec 13, 2025
Eygii oo laf diiday ma noola. Dec 13, 2025
Far kaliyihi waji ma maydho. Dec 13, 2025
Farsamo xumo, futada cankeeday ku goysaa. Dec 13, 2025
Fullaw guuli kuu dhawaydaa. Dec 13, 2025
Geel indho kuul muxuu ka kasaa? Dec 13, 2025
Geel laba jir soo wada mar. Dec 13, 2025
Gudini geed ma goyseen, haddaan geed kale ku goyn. Dec 13, 2025
Gumur uraasa, weyne gurudee (gumur wey urtaa waan… Dec 13, 2025
Habar dhali wayday aleelo ku waalatay. Dec 13, 2025
Hadal intaadan buu ammaan yahay. Dec 13, 2025
Hadal waa mergi hadba meel u jiidma. Dec 13, 2025
Hadalku intuu uurkaaga ku jiro ayuu amaanadaa yah… Dec 13, 2025
Hadii aad dhimanayso dhareerkaa layska duwaa. Dec 13, 2025
Heeraa wan ma eh. Dec 13, 2025
Hubkaaga iyo hayinkaaga, midna laguma hodmo. Dec 13, 2025
Hurdo habar ma koriso. Dec 13, 2025
Inta gaari la doon-doonayo, ayaa goombaar wiilkee… Dec 13, 2025
Labaatan jir intuu geed ka booduu talo ka boodaa. Dec 13, 2025
Laf jabtay sideedii ma noqoto. Dec 13, 2025
Ma waxaad yeeshaa, wax naftaada u fiican oo wiilk… Dec 13, 2025
Maantana far baan maydhayaaye hay fadhiyo geelo. Dec 13, 2025
Marti iyo maydba waa la muquunshaa. Dec 13, 2025
Marti loo qalay in lala qabay mooddaa. Dec 13, 2025
Martidu marka hore reerkaa ka naxa marka dambana … Dec 13, 2025
Meel aanad seexan doonin laguma luloodo. Dec 13, 2025
Midho daray duuduubkaa lagu liqaa. Dec 13, 2025
Milil hoostii lama dhayo, haddii la dhayana qudhu… Dec 13, 2025
Naagi naag lala qabo waa u col. Dec 13, 2025
Naago been baa lagu soo xero geliyaa runna waa la… Dec 13, 2025
Naar hooba galaaso bartaa ey la aragneey, tiimboo… Dec 13, 2025
Nimaad fadhiga kaga adag tahay looma saro kaco. Dec 13, 2025
Nimaad kabahiisa tolayso, kafantaada tolaaya. Dec 13, 2025
Nimaad kabo ka tolanayso kabihiisaa la eegaa. Dec 13, 2025
Nimaan balan lahayni waa nin aan diin lahayn. Dec 13, 2025
Nimaan qooq dilin maroodi ma dilo. Dec 13, 2025
Nimay meeli buktaa isagay balbashaa. Dec 13, 2025
Nin aad kabtiisa tolaysaa, kadabkaaga jaraya. Dec 13, 2025
Nin ani yidhi dad iska saar.(sooc). Dec 13, 2025
Nin buka boqol u tali. Dec 13, 2025
Nin fadhiya, looma saro joogsado. Dec 13, 2025
Nin gu kaa wayn garaad kaa wayn. Dec 13, 2025
Qof walba qumanihiisaa qoorta ugu jira. Dec 13, 2025
Qof waliba wuxuu dhigtuu dheeftaa. Dec 13, 2025
Qosol hiil leh. Dec 13, 2025
Ragu waxa uu ka sheekeeyaa biiisa dumarkuna badha… Dec 13, 2025
Run iyo ilkaba waa la cadeeyaa. Dec 13, 2025
Safar waa si wada yeel. Dec 13, 2025
Sir naageed lama sal gaadho. Dec 13, 2025
Tabcadaa ma tuugoobo. Dec 13, 2025
Tol la’aani waa tows. Dec 13, 2025
Tuhun waa sed. Dec 13, 2025
Ul jiiftaa ma jabto. Dec 13, 2025
Waraabe daalay, dirirtiisaa loo tagaa. Dec 13, 2025
Wax aqoon wax looma sheego. Dec 13, 2025
Xalaafo waa Xoogii Xirsi Muude. Dec 13, 2025
ishaadu waa kula da’ dhegtaaduna way kaa da’wayn … Dec 13, 2025
lafo geel iyagaa laysku jebshaa. Dec 13, 2025
lama gano falaadh kugu soo noqon doonta. Dec 13, 2025
lugtii jeeniga dhaaftaa way jabtaa. Dec 13, 2025
ood is qabsatay maroodina way qarisaa. Dec 13, 2025
wakhti kaa lumay muruguu reebaa. Dec 13, 2025
war la’aani waa dhego laaan. Dec 13, 2025
war xumi dugsi ma fadhiisto. Dec 13, 2025
wax raagaa rag kuma sama. Dec 13, 2025
waxaanad heli karayn waxaanad u baahnayn baa laga… Dec 13, 2025
weel waliba wixii ku jiruu dhididaa. Dec 13, 2025
wixii faq lagu sheego fagaaray tagaan. Dec 13, 2025

Hurdo habar ma koriso.

Hurdo habar ma koriso.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “H”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.