Maahmaahyo
Aan wada hadalno waa aan heshiino. May 16, 2025
Af jabtay sideedii ma noqoto. May 16, 2025
Af-ka nool abooto mudac. May 16, 2025
Afkaagoo ku xidha oon ku furin alle goo baa la yi… May 16, 2025
Ama afeef hore lahow ama adkaysi danbe. May 16, 2025
Amxaaro madax gumac galay leedahaye madax hadal g… May 16, 2025
Arrimo rag waa mudacyo afkood. May 16, 2025
Awr awr wado iyo nin naagi waddi midna kaama leex… May 16, 2025
Balaayo laba qad ma leh. May 16, 2025
Ballaysin bir ka adag. May 16, 2025
Barasho horteed dad ha nicin. May 16, 2025
Barrooriba buulkeeday ku hartaa. May 16, 2025
Baso waa baso si kastoo loo subko. May 16, 2025
Beerka jecli, xaydha jecli. May 16, 2025
Bil-saddex reerkaagana waa kaa kaxaysaa, reer kal… May 16, 2025
Buubaal biyaha korkiisa saran buu ka didaa. May 16, 2025
Buurta Saw iyo Sogsogley iyo Samow Boorame. May 16, 2025
Caana daatay dabadood la qabay. May 16, 2025
Caano Jiilaal canba canbid. May 16, 2025
Caano baqay haddaad aragto, waa bi’iso naagood. May 16, 2025
Caasigaa iridkaaga ma mooga, baarri dadow dad kuu… May 16, 2025
Cali noolba wax sii. May 16, 2025
Canbe laf baa ku jirta. May 16, 2025
Caro walaal waa la bariiyaa (subax baa lala sugaa… May 16, 2025
Carruuri kor cabsooday leedahaye, kal cabsooda ma… May 16, 2025
Carruurta mulaca cayaar cayaar bay u dishaa, isag… May 16, 2025
Col hortii baa hub la samaystaa. May 16, 2025
Colka wadhaf ma lagu dayey. May 16, 2025
Daacadi ma hungowdo. May 16, 2025
Dabeecad xuma dad kaa saartay. May 16, 2025
Dacas kaa wayni dhiiqaday kugu farjiyaan. May 16, 2025
Dameeri isku hallayn bay hooyadeed dabada uga nuu… May 16, 2025
Dameertu isku halayn bay hooyadeed dabada uga nuu… May 16, 2025
Dantaada iyo madaxaaga midna lagama boodo. May 16, 2025
Dawarsato dariiqay ku collowdaa. May 16, 2025
Dheerow ii gaabow yaa jaree, dhuubow ma jaro. May 16, 2025
Dheg haddii la jaro daloolkaa hara. May 16, 2025
Dheg wax xun maqlaysaa wax wacan ma weriso. May 16, 2025
Dheriga karkaa maxaa ka keenay, kulayl weeye. May 16, 2025
Dhiil maran iyo dhiil buuxa la iskuma dhufto (Wax… May 16, 2025
Doqon milantay iyo geesi damac bartay dhexdoodaa … May 16, 2025
Dukhsi biyo ku dabaal bartay fuud buu ku bakhtiya… May 16, 2025
Dumaal ni ka xishooday kama ilmo dhalo. May 16, 2025
Dumar iyo dheri toona yar yaraysi malaha. May 16, 2025
Faanoole fari kama qodna. May 16, 2025
Farihii dufan leh ayaa wax duuga. May 16, 2025
Fulay wax ka wadne weyn. May 16, 2025
Futo iyo dhul isma huraan. May 16, 2025
Gardarraa ma guulaysto. May 16, 2025
Gaws iyo gustoona layskuma ag dhaqdhaqaajiyo. May 16, 2025
Hadal waa dheh iyo dhagayso. May 16, 2025
Hadal waa mergi hadba meel u jiidma. May 16, 2025
Hadii aad dhimanayso dhareerkaa layska duwaa. May 16, 2025
Hashu ragaadka, maysku eryeysaa, mise wayska bixi… May 16, 2025
Hawli jid caddeysay. May 16, 2025
Hoonbaro libaax bay soo wadaa. May 16, 2025
Hooyadii ka guure habar yartii kuma negaado. May 16, 2025
Hubkaaga iyo hayinkaaga, midna laguma hodmo. May 16, 2025
Hurdo cagahay ka bilaabataa. May 16, 2025
Inantii hooyadeed hadhuudhka tuntaa, iyana hufkiy… May 16, 2025
Inta Jiillaal loo adkaysto, jir looma adkeysto. May 16, 2025
Ishaaduna waa kula fil, dhegtaaduna way kaa weynt… May 16, 2025
Jacayl Biri ma goyso Biyana kaama maydhaan. May 16, 2025
Lixdan jir laguma helo qiimigaad laba jirkaa wayd… May 16, 2025
Maantana far baan maydhayaaye hay fadhiyo geelo. May 16, 2025
Magaca, magta iyo maganta. May 16, 2025
Naago abaal ha u gelin amaahse ha u diidin. May 16, 2025
Naago badhaadhahooday ka sheekeeyaan, ragna ba’oo… May 16, 2025
Naago wax laga bixiyey laguma dhaqo oo wax loo ha… May 16, 2025
Nabad la’aani waa nolol la’aan. May 16, 2025
Nafsigu ma hadho. May 16, 2025
Nimaan hubsiimo lahayni war gal maaha. May 16, 2025
Nimaan qaybin jirin haduu qaybiyo nimaan qadi jir… May 16, 2025
Nin casarkii isa sheegay, cishihii ceebi ma qabat… May 16, 2025
Nin faruurani ma fooryo. May 16, 2025
Nin is faanshay waa ri is nuugtay. May 16, 2025
Nin jiifa lama legdo. May 16, 2025
Oodi siday u kala sarreeysaa loo kala guraa May 16, 2025
Qof caashaq hayaa wax ka calaancal badan. May 16, 2025
Qosol hiil leh. May 16, 2025
Rag waxa ugu faan badan mar dhoof iyo mar duul. May 16, 2025
Rag waxa ugu liita, ma hadle ma heenseeye, ma haa… May 16, 2025
Reer ba’ow yaa ku leh! May 16, 2025
Roob magaalo ku hooray ramaas soo bixin maayee la… May 16, 2025
Saddex baa rag u liita; Ma toshe, ma tashade iyo … May 16, 2025
Sagaaro laba cad oo la kal qaado ma leh. May 16, 2025
Shinbir duul duul badani af libaax bay gashaa. May 16, 2025
Shinbiri laba geed ma wada gurato. May 16, 2025
Shir looma wada uunsiyo. May 16, 2025
Sidaan kuugu lisay iigumaad hanbayn. May 16, 2025
Soomaalidu been way sheegtaa beense ma maahmaahdo. May 16, 2025
Soomalidu waa indho ku garaadle. May 16, 2025
Waa baahan tahay bakhtiga looma cuno. May 16, 2025
Xoolo lama cunee dadkoodaa la cunaa. May 16, 2025
jacayl biri ma gawso. May 16, 2025
jidh qalaad waa dhul qalaad. May 16, 2025
labo qaawani isma qaado. May 16, 2025
lugtii jeeniga dhaaftaa way jabtaa. May 16, 2025
ood is qabsatay maroodina way qarisaa. May 16, 2025
xadhko geel ma wada xidhaan. May 16, 2025

jidh qalaad waa dhul qalaad.

jidh qalaad waa dhul qalaad.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “J”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.