Maahmaahyo
Aadmi la aragyaaba, dhib la arag.
Dec 13, 2025
Adduun i khatal.
Dec 13, 2025
Adduunyo ka kabo li’id, aakhirana u salaad li’id.
Dec 13, 2025
Adhi jiri xil bay wadaagtaa.
Dec 13, 2025
Adin waa la dhibaa, ilna waa la dhawraa.
Dec 13, 2025
Af nooli waa hadlaa Eyna waa ciyaa.
Dec 13, 2025
Af wax cunay xishoo.
Dec 13, 2025
Alif kaa xumaaday Albaqra kaama haro.
Dec 13, 2025
Aqoon la’aani waa iftiin la’aan.
Dec 13, 2025
Awr awr wado iyo nin naagi waddi midna kaama leex…
Dec 13, 2025
Bannaankaba arkaayow maxaa babac ku saaraaya.
Dec 13, 2025
Beentaada hore runtaada danbay u xuntahay.
Dec 13, 2025
Biyo gorore oo meel godan bay isugu tageen.
Dec 13, 2025
Biyo meel godan bay isugu tagaan.
Dec 13, 2025
Ceebtaaday kow ogtahay, kun looma sheego.
Dec 13, 2025
Ceesaantii arigeeda diidda orgi shisheeyaa saarta…
Dec 13, 2025
Dabkii baxayaa dab lagu qabsadaa.
Dec 13, 2025
Dad waxa yaqaan nin tuugsaday iyo nin u taliyey.
Dec 13, 2025
Dameeraha Awdal ninkii ooda ka rogaa arroorsha.
Dec 13, 2025
Dantu ceebba ma lahee dadkuun baysku nacaya.
Dec 13, 2025
Deriskaa dagaalkaaga rabaa, dooradaada ceshaas ku…
Dec 13, 2025
Dhac dushii laguma wada hadlo.
Dec 13, 2025
Dhaxal goroyo dhebed baa iska leh.
Dec 13, 2025
Dhoofaa kaa dhimay.
Dec 13, 2025
Doqoni hoosiis bay had mooddaa.
Dec 13, 2025
Doqoni xarigga lagu xiri xusulladay ku sidataa.
Dec 13, 2025
Doqonta usha agteedaa lagu dhuftaa haday garan wa…
Dec 13, 2025
Faruurow maxaa berbera ku geeyey? Dee faduul!
Dec 13, 2025
Futo iyo dhul isma huraan.
Dec 13, 2025
Gabadh nin dhali karaa dhiqi kara.
Dec 13, 2025
Gacani waa miskiin.
Dec 13, 2025
Gacantii oodan goyn karin, waa la shumiyaa?
Dec 13, 2025
Geel soddon qaday, saddex kuma dari waayo.
Dec 13, 2025
Geeriyu nin aadan aqoonin iyo geeljiray ku roomnt…
Dec 13, 2025
Gorayo la hub sayoo haad bay noqotay.
Dec 13, 2025
Gorgor, haadda ka weyn.
Dec 13, 2025
Gudineey ima goyseen, haddaan badhkay kugu jirin.
Dec 13, 2025
Gurbaan Garabkaaga ha kuugu jiro ama gacalkaa hak…
Dec 13, 2025
Guur marka hore waa sino dhuuban yahay, marka dam…
Dec 13, 2025
Hadal aan fiiro loo odhani wuu kula fogaadaa, caa…
Dec 13, 2025
Hadal lama wadaagee caanaa la wadaagaa.
Dec 13, 2025
Hadalka kiisa kulul iyo kiisa qaboobi meel buu is…
Dec 13, 2025
Hilib beer laga dooray waa weyd.
Dec 13, 2025
Hillaac biyihiisuu muujiyaa.
Dec 13, 2025
Hunguri wax ka weyn la mariyaa wuu dillaacaa.
Dec 13, 2025
Kibir waa lagu kufaa.
Dec 13, 2025
Laba qaawan isma qaaddo.
Dec 13, 2025
Labaatan jir intuu geed ka booduu talo ka boodaa.
Dec 13, 2025
Libaax deeqi ka gurxamisay.
Dec 13, 2025
Ma xasuuste isma xabaalo.
Dec 13, 2025
Martidu iyadaa kala naxda.
Dec 13, 2025
Mas iyo digaag daris ma noqon karaan.
Dec 13, 2025
Maska madaxaa laga dilaa.
Dec 13, 2025
Matag meel kuguma simo.
Dec 13, 2025
Midho daray duuduubkaa lagu liqaa.
Dec 13, 2025
Miidaamo dhega maleh hadduu malag dhawaaqaayo.
Dec 13, 2025
Naago nin ay yaqaaniin col ma moodaan.
Dec 13, 2025
Naago waa u samir ama ka simir.
Dec 13, 2025
Naago yaryarasi ma le.
Dec 13, 2025
Naaso kor u jeeda nin arkaa, kuwo hoos u jeeda ma…
Dec 13, 2025
Nafeey, nin ku doona ku waa.
Dec 13, 2025
Naftu orod bay kugu aamintaa.
Dec 13, 2025
Nimaan dhul marin dhaayo malaha.
Dec 13, 2025
Nimaan qooq dilin maroodi ma dilo.
Dec 13, 2025
Nin aad kabtiisa tolaysaa, kadabkaaga jaraya.
Dec 13, 2025
Nin aan kuu furayni yuu kuu rarin.
Dec 13, 2025
Nin aan wax garad ahayn haanta gadaankeedaa wax l…
Dec 13, 2025
Nin durbaan tuntay ilaaq dalbay.
Dec 13, 2025
Nin iyo naag is qaba colna ma aha nabadna ma aha.
Dec 13, 2025
Nin iyo qabkiis.
Dec 13, 2025
Oodi siday u kala sarreeysaa loo kala guraa
Dec 13, 2025
Qawl nin wayn ka dhacay waa qolof geed ka dhacday.
Dec 13, 2025
Qof nool oo ku hortaagan lagama quusto.
Dec 13, 2025
Qoryo adistooda isku duwis baa horreysa.
Dec 13, 2025
Qosol badani qoonsimaad noqoy.
Dec 13, 2025
Qunyar socde qodaxi ma mudo.
Dec 13, 2025
Ragu waxa uu ka sheekeeyaa biiisa dumarkuna badha…
Dec 13, 2025
Saddex markaan bartaan ka gaboobay: Dab ollolinti…
Dec 13, 2025
Sakaaro laba tun oo laka qalo ma leh.
Dec 13, 2025
Samraa, sammo hela.
Dec 13, 2025
Shan shidda ma macaysaa.
Dec 13, 2025
Shinbirba shinbirkiisuu la duulaa.
Dec 13, 2025
Shisheeye sheela duxa ma leh.
Dec 13, 2025
Sidaan kuugu lisay iigumaad hanbayn.
Dec 13, 2025
Sir naageed lama sal gaadho.
Dec 13, 2025
Tolkaa maw talisay, mase tuugtay.
Dec 13, 2025
Tuug la qabtay talo ma laha.
Dec 13, 2025
Waa baahan tahay bakhtiga looma cuno.
Dec 13, 2025
Wax rag kaa galay rako kaa gale.
Dec 13, 2025
Waxaan calaf ahayna lama cuno, waxaan hed ahayna …
Dec 13, 2025
Wiil intuu ood ka booduu talo ka boodaa.
Dec 13, 2025
Xalaafo waa Xoogii Xirsi Muude.
Dec 13, 2025
ishaadu waa kula da’ dhegtaaduna way kaa da’wayn …
Dec 13, 2025
kuftin jillib iyo habaar waalid midina sahal kuma…
Dec 13, 2025
labadii xaqdaro ku heshiisa xaqay ku diriraan.
Dec 13, 2025
lama gano falaadh kugu soo noqon doonta.
Dec 13, 2025
war la’aani waa dhego laaan.
Dec 13, 2025
wax walba run moodaa rag ugu liita.
Dec 13, 2025
weel waliba wixii ku jiruu dhididaa.
Dec 13, 2025
wixii ay idho arkaan ayey ilko gooyaan.
Dec 13, 2025
Kibir waa lagu kufaa.
Kibir waa lagu kufaa.
Micne: Macne lama helin
Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “K”
Ma taqaan micnaha ama asalka?
Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!
Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:
maahmaahyo@sabaad.com