Maahmaahyo
Aar qoyey dacawo la mood.
Dec 13, 2025
Abaal raaga rag baa leh, mid baaqdana haween baa …
Dec 13, 2025
Adduun i khatal.
Dec 13, 2025
Adhi jiri xil bay wadaagtaa.
Dec 13, 2025
Adhi shidho laga daayo.
Dec 13, 2025
Ag-joog, Ninkii xilo doonayowna Xamaro agjoog.
Dec 13, 2025
Allow aqoon xumo hannagu caabin eexona hannooga t…
Dec 13, 2025
Ammaano kugu raagtey inaad leedahay baad mooddaa.
Dec 13, 2025
Amxaaro madax gumac galay leedahaye madax hadal g…
Dec 13, 2025
Arrimo rag waa mudacyo afkood.
Dec 13, 2025
Atoorku intiisuu guun ku yahay.
Dec 13, 2025
Baadi nimaan lahayn bay ag joogtaa.
Dec 13, 2025
Baareey guur, oo sixnigaagana la guur.
Dec 13, 2025
Bartii yaqaan bar xoolaad kuma korodho.
Dec 13, 2025
Baryo iyo is daluuc layskuma daro.
Dec 13, 2025
Beerka jecli, xaydha jecli.
Dec 13, 2025
Birta adag dab ayaa lagu jilciyaa.
Dec 13, 2025
Biyo ay horotood dhooqo tahay, dabadooda maxaad m…
Dec 13, 2025
Biyo sacabbadaadaa looga dhergaa.
Dec 13, 2025
Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawla…
Dec 13, 2025
Car faruurow foori gaalee?
Dec 13, 2025
Carab loaad caws looma tilmaamo.
Dec 13, 2025
Caruur gaalana ma aha muslinna ma aha ee waa kii …
Dec 13, 2025
Casaan qurux kama qatana.
Dec 13, 2025
Casarkii wixii kugu dhacaa cishihii lagugu caayaa.
Dec 13, 2025
Col naago ka kacay iyo cadho nirig ka kcday midna…
Dec 13, 2025
Colka wadhaf ma lagu dayey.
Dec 13, 2025
Dab aan ku gubin kulaylkiisa ma ogid.
Dec 13, 2025
Dabaan kuleelkiisa la arag danbaskiisa lagama lee…
Dec 13, 2025
Dad waxaa yqaan nin tuugay iyo nin u taliyey.
Dec 13, 2025
Daleel marow maradiis geed ma daarow.
Dec 13, 2025
Dameeri dhaan raacday.
Dec 13, 2025
Dani waa seeto.
Dec 13, 2025
Deero waa dal maddays.
Dec 13, 2025
Dhabada yari dhabada wayn bay kugu ridaa.
Dec 13, 2025
Dhagar qabe dhulkaa u dhaq-dhaqaaqa.
Dec 13, 2025
Dhagax meel dhow buu ku dhacaa, hadalna meel dhee…
Dec 13, 2025
Dhoofaa kaa dhimay.
Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi, hore ma noqdo.
Dec 13, 2025
Doqon ha u gargaarin hana gargaarsan.
Dec 13, 2025
Doqon sokeeye maaha.
Dec 13, 2025
Doqoni cad ciid loogu riday cay bay mooddaa.
Dec 13, 2025
Doqoniino waa shil.
Dec 13, 2025
Dumar iyo dheri toona yar yaraysi malaha.
Dec 13, 2025
Gacmo wada jirbay wax ku goyn karaan.
Dec 13, 2025
Gadhba gadhbaa la tusaa.
Dec 13, 2025
Gardarro looma garbo yeelo.
Dec 13, 2025
Gari ilaahay bay taqaan.
Dec 13, 2025
Geelow geed walba daaqdaye, markaad Ciin daaqdaa …
Dec 13, 2025
Geeri nimaan aqoon iyo geel jiray ku wanaagsantah…
Dec 13, 2025
Haani guntay ka tolantaa.
Dec 13, 2025
Hadal aan fiiro loo odhani wuu kula fogaadaa, caa…
Dec 13, 2025
Hadal waayeel waa guudmar.
Dec 13, 2025
Haday fooli timaado gudo qarsiimo reeban.
Dec 13, 2025
Hawo iyo hoos galbeed labadaba lama gaadho.
Dec 13, 2025
Heeraa wan ma eh.
Dec 13, 2025
Hilib beer laga dooray waa weyd.
Dec 13, 2025
Ishaaduna waa kula fil, dhegtaaduna way kaa weynt…
Dec 13, 2025
Isu qabe aan loo qabin.
Dec 13, 2025
Loogow laguu minan fadhiyee.
Dec 13, 2025
Ma waxaad yeeshaa, wax naftaada u fiican oo wiilk…
Dec 13, 2025
Maalintii intay ishaadu gaadhaa la hadlaa, habeen…
Dec 13, 2025
Madax meel ka sarraysa oo la taabtaa ma jirto.
Dec 13, 2025
Mala-duul wuu guulaystaa xin u duulse wuu guul da…
Dec 13, 2025
Manjo dhooqo leh, kuwo dhaqanaa ka roon.
Dec 13, 2025
Midho daray duuduubkaa lagu liqaa.
Dec 13, 2025
Naagi ninkay legedo kama kacdo.
Dec 13, 2025
Naago nin ay yaqaaniin col ma moodaan.
Dec 13, 2025
Naago yaryarasi ma le.
Dec 13, 2025
Naagtii caana xun dhigataa iyana ku murud la’.
Dec 13, 2025
Naftu orod bay kugu aamintaa.
Dec 13, 2025
Naftu waxay ogtahay ilaashataa.
Dec 13, 2025
Nimaan naxariisan looma naxariisto.
Dec 13, 2025
Nimaan shaqaysan shaxaad baa dila.
Dec 13, 2025
Nin aan maahmaahin cod kar maaha.
Dec 13, 2025
Nin daad qaaday xunbo cuskey.
Dec 13, 2025
Nin dhintay kabihiisaa dhaama.
Dec 13, 2025
Nin faash wataa xaabo ma waayo.
Dec 13, 2025
Nin gu kaa wayn garaad kaa wayn.
Dec 13, 2025
Nin iyo qabkiis.
Dec 13, 2025
Nin kaa wayna waxba looma sheego.
Dec 13, 2025
Qof waliba wuxuu dhigtuu dheeftaa.
Dec 13, 2025
Qofkii aragiisu ku deeqaa oontiisuna ku deeqdaa.
Dec 13, 2025
Qosol badani qoonsimaad noqoy.
Dec 13, 2025
Rag hunguri buu isku raacaa.
Dec 13, 2025
Rag waxa ugu faan badan mar dhoof iyo mar duul.
Dec 13, 2025
Rag wuxuu kugu bartuu kugu dilaa.
Dec 13, 2025
Saddex col baa jira, col cad , col cas, col madaw…
Dec 13, 2025
Saddex looma adkeysto: Gaajo guri og, gardarro ga…
Dec 13, 2025
Seedi waa beer.
Dec 13, 2025
Soor quudheed lama cuno xoolo quudheedse waa la q…
Dec 13, 2025
Wadaanta isha ka xumaataa, faylkay la tagtaa.
Dec 13, 2025
Waraabe daalay, dirirtiisaa loo tagaa.
Dec 13, 2025
Xog mooge xaajo waa dilaa.
Dec 13, 2025
isma hubsato aroorkeeda ka mashxaradaa la yidhaah…
Dec 13, 2025
lama huraan waa caws jiilaal.
Dec 13, 2025
ood is qabsatay maroodina way qarisaa.
Dec 13, 2025
waan xoolo yarahayna deeq lagagama hadho waan dad…
Dec 13, 2025
waano dhalan baa ka adag.(ka roon)
Dec 13, 2025
waxa jira sadex abaar, abaar geel ,abaar dumar iy…
Dec 13, 2025
lama huraan waa caws jiilaal.
lama huraan waa caws jiilaal.
Micne: Macne lama helin
Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “L”
Ma taqaan micnaha ama asalka?
Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!
Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:
maahmaahyo@sabaad.com