Maahmaahyo
Abkeey dooli diloow, dad nool maas u daahaa. May 16, 2025
Aboorku inta aanu kugu tufin ayaa lagu tufaa. May 16, 2025
Adhi jiri xil bay wadaagtaa. May 16, 2025
Adoo nabad u balawaara, beloy kaalay lama yari. May 16, 2025
Af jabtay sideedii ma noqoto. May 16, 2025
Af macaan gacan macaan baa dhaanta. May 16, 2025
Af wax cunay xishoo. May 16, 2025
Af-ka nool abooto mudac. May 16, 2025
Afar gacmood abaar ka daran (Hunguri weyni waa cu… May 16, 2025
Afar waa afar: Noloshu waa Niyad; Naftu waa qaali… May 16, 2025
Ag-joog, Ninkii xilo doonayowna Xamaro agjoog. May 16, 2025
Alle watow wehel uma baahna. May 16, 2025
Ammaano cirkaa diiday, oo dhulkaa diiday, oo Aadm… May 16, 2025
Ammaano kugu raagtey inaad leedahay baad mooddaa. May 16, 2025
Atoorku intiisuu guun ku yahay. May 16, 2025
Balaayo buulkaagaa laga galaa. May 16, 2025
Balaayo madax la qabtay leedahaye minjo la qabto … May 16, 2025
Ballan habeenimo, jarmaado subax buu leeyahay. May 16, 2025
Bannaankaba arkaayow maxaa babac ku saaraaya. May 16, 2025
Baruur qudhuntay baa baruuro qudhmisa. May 16, 2025
Beentaada hore, runtaada dambey dishaa. May 16, 2025
Belo markay adiga kaa maqan tahay, qayrkaa bay ku… May 16, 2025
Bisayl iyo ceedhiin waxa u dhexeeya waa yac-yacoo… May 16, 2025
Bisqin rag bay kuu gaysaa ragse kaama celiso. May 16, 2025
Biyo meel godan bay isugu tagaan. May 16, 2025
Cadawgaa looma taahee, tun ku adkay. May 16, 2025
Canaan ka yaab ceesaan ma doojo(waa lagu canaanan… May 16, 2025
Carrab dalab leh waa la gartaa, uur dadbanse lama… May 16, 2025
Carruurta mulaca cayaar cayaar bay u dishaa, isag… May 16, 2025
Ceebtaaday kow ogtahay, kun looma sheego. May 16, 2025
Ciise socod kuma laabna, abeesona samir kuma laab… May 16, 2025
Cirmigaagoo dheeraadaa geel dhalayana waa ku tusa… May 16, 2025
Ciyi waa ka beryey. May 16, 2025
Cudud caano gaabsheen cagaar ma korsho. May 16, 2025
Daahdaahow hortiis dafo waaye (Arrin degdeg u baa… May 16, 2025
Dad waxa yaqaan nin tuugsaday iyo nin u taliyey. May 16, 2025
Dagaal wiil kuma dhashee, wiilbaa ku dhinta. May 16, 2025
Dameer waa dameer sidii goodirkaba haw boodee. May 16, 2025
Dameeraha ta ugu xun baa ugu haraati kulul. May 16, 2025
Dameeri dhaan raacday. May 16, 2025
Dan layskuma naco. May 16, 2025
Dantu ceebba ma lahee dadkuun baysku nacaya. May 16, 2025
Darandoorriyaaba naas-naasi (Nin ordaaba istaag) May 16, 2025
Dhabada yari dhabada wayn bay kugu ridaa. May 16, 2025
Dhac dushii laguma wada hadlo. May 16, 2025
Dhadhan shaa waalan dhergaana ka sii daran. May 16, 2025
Dheriga karkaa maxaa ka keenay, kulayl weeye. May 16, 2025
Dhib lagula qabo dhib ma eh. May 16, 2025
Dhilo garcatay mar horey ku nabad gashay. May 16, 2025
Doofaarka ficil la’aan baa loo cadaabaa. May 16, 2025
Doqoneey dabkaa ba. May 16, 2025
Doqoni cad ciid loogu riday cay bay mooddaa. May 16, 2025
Eygii oo laf diiday ma noola. May 16, 2025
Far iyo meel bugtaa is og. May 16, 2025
Fulay hooyadii ma goblanto. May 16, 2025
Gabadhi waa meel xun joog. May 16, 2025
Geel-jire isagooy ushu u goantahay ayuu xaggeen k… May 16, 2025
Gudini geed ma goyseen, haddaan geed kale ku goyn. May 16, 2025
Habar baas inan baas bay ahayd. May 16, 2025
Hadal aan fiiro loo odhani wuu kula fogaadaa, caa… May 16, 2025
Hadal nin badiyeyna ma dhamayn nin yareeyeyna wax… May 16, 2025
Hadal tuurtuur kuma sama. May 16, 2025
Hadal waa dheh iyo dhagayso. May 16, 2025
Hadal waa mergi hadba meel u jiidma. May 16, 2025
Hadba sidii loo jabaa loo dhitiyaa. May 16, 2025
Hilib beer laga dooray waa weyd. May 16, 2025
Hurdo habar ma koriso. May 16, 2025
Ishiisa laga gartaa, Ushiisa lagu tumaa. May 16, 2025
Libaax lab god lagama kiciyo. May 16, 2025
Lixdan jir laguma helo qiimigaad laba jirkaa wayd… May 16, 2025
Ma xasuuste isma xabaalo. May 16, 2025
Magaalo qayrkaana u cay adiguna ha deynin. May 16, 2025
Mas abur buu dhalaa, aburkuna mas buu dhalaa. May 16, 2025
Maska madaxaa laga dilaa. May 16, 2025
Meeshaad ku qoydid baa laysku qallajiyaa. May 16, 2025
Musqul nin galay muraad buu leeyahay. May 16, 2025
Naago been baa lagu soo xero geliyaa runna waa la… May 16, 2025
Naago waa u samir ama ka simir. May 16, 2025
Nimaan dhididin ma dhergo. May 16, 2025
Nimay meeli buktaa isagay balbashaa. May 16, 2025
Nin dhintay kabihiisaa dhaama. May 16, 2025
Nin duulay dantii kaa og. May 16, 2025
Qaadis iyo jiidis waa isla guryo geyn. May 16, 2025
Qufac iyo uur midna ma qarsoomo. May 16, 2025
Rag walaalow wuxuu ku dhaamo la waa. May 16, 2025
Reer ba’ow yaa ku leh! May 16, 2025
Sagaaro inteeda waa ku duq. May 16, 2025
Sankaagoo qudhma lama gooyo. May 16, 2025
Toladu waa mar aad gaadhi waydo iyo mar aad garan… May 16, 2025
Waayeel ha soocine, wax aqoonta sooca. May 16, 2025
Wadar iyo waaxid yaa waalan. May 16, 2025
Xiiso iyo xoorba way gudhaan. May 16, 2025
ibtileysan ayaa belaayo tilmaanta. May 16, 2025
inta aanad falin ka fiirso. May 16, 2025
karis xun iyana ku wax la. May 16, 2025
laabtu low ma aha hadba la laalaabi karo. May 16, 2025
labo bukta ma is baaniyaan. May 16, 2025
lama gano falaadh kugu soo noqon doonta. May 16, 2025
usha intay qoyan tahay ayaa la toosiyaa. May 16, 2025
weylasha biree dibigu ha ku quustee. May 16, 2025

Ma xasuuste isma xabaalo.

Ma xasuuste isma xabaalo.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “M”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.