Maahmaahyo
Adduunyo ka kabo li’id, aakhirana u salaad li’id. Dec 13, 2025
Adhi jiri ma kala abaal waydo. Dec 13, 2025
Afar gacmood abaar ka daran (Hunguri weyni waa cu… Dec 13, 2025
Alle watow wehel uma baahna. Dec 13, 2025
Allow nin aan wax ogeyn ha cadaabin. Dec 13, 2025
Ama faro dufan leh ku qaad ama faro dac leh. Dec 13, 2025
Amxaar la arag yaaba ferenji xaaji. Dec 13, 2025
Ayaydaa taag darran iyadoon tabar lahayn bay dadk… Dec 13, 2025
Baddu waa isku dhadhan. Dec 13, 2025
Bari waaga mooyee wax san kama yimaadaan. Dec 13, 2025
Bartii yaqaan bar xoolaad kuma korodho. Dec 13, 2025
Belaayo aanad guriga keensan banana kaama raacdo. Dec 13, 2025
Belaayo kaa sii jeeda layskuma soo jeedsho. Dec 13, 2025
Bililiqo doon waa nabad diid. Dec 13, 2025
Bir baa bir goysa. Dec 13, 2025
Bisayl iyo ceedhiin waxa u dhexeeya waa yac-yacoo… Dec 13, 2025
Bisqin rag bay kuu gaysaa ragse kaama celiso. Dec 13, 2025
Biya sar tegey waa la sugayaa. Dec 13, 2025
Biyo sacabbadaadaa looga dhergaa. Dec 13, 2025
Caleen qudhac calool geel ma buuxiso. Dec 13, 2025
Car faruurow foori gaalee? Dec 13, 2025
Carruuri kor cabsooday leedahaye, kal cabsooda ma… Dec 13, 2025
Casaan qurux kama qatana. Dec 13, 2025
Ceebtaaday kow ogtahay, kun looma sheego. Dec 13, 2025
Cirmigaagoo dheeraadaa geel dhalayana waa ku tusa… Dec 13, 2025
Ciyaar baa dhab u gadoonta. Dec 13, 2025
Colkaa ma dhamaadee ka kuu xigo ha u danbeeyo. Dec 13, 2025
Dad waxa yaqaan nin tuugsaday iyo nin u taliyey. Dec 13, 2025
Dagaal wiil kuma dhashee, wiilbaa ku dhinta. Dec 13, 2025
Dan iyo xarrago is weyday. Dec 13, 2025
Dardaaran waa inta xayga la yahay. Dec 13, 2025
Dhar kaa dheer dhaxan kaama reebo. Dec 13, 2025
Dheg haddii la jaro daloolkaa hara. Dec 13, 2025
Dhiil maran iyo dhiil buuxa la iskuma dhufto (Wax… Dec 13, 2025
Dhool bari ka soo kacaa dhaan loo nageeyaa. Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi hore uma koro. Dec 13, 2025
Dibi, bay waw dhutiyaa. Dec 13, 2025
Doqon nebi Muusaa habaaray. Dec 13, 2025
Doqoni qiiq kama kacdee daamankay meer meerisaa. Dec 13, 2025
Doqoni saaf carro loogu riday, sad bursiinyo ma m… Dec 13, 2025
Doqoniino waa shil. Dec 13, 2025
Dukhsi dantiisuu dumurka (qudhunka) ugu jiraa. Dec 13, 2025
Durduro waxarood xanan(qodax) bay kula gashaa. Dec 13, 2025
Far keliya Fool ma dhaqdo. Dec 13, 2025
Faro ka ciyaar dabo ka ciyaar baa dhaanta. Dec 13, 2025
Fulay hooyadii ma goblanto. Dec 13, 2025
Gabadha dheg-dameer in leeg baa ku dansanta wiilk… Dec 13, 2025
Geeli waa geel, wixii gooyaana waa geel. Dec 13, 2025
Gorgor, haadda ka weyn. Dec 13, 2025
Gumur uraasa, weyne gurudee (gumur wey urtaa waan… Dec 13, 2025
Guursato loo galmoon og. Dec 13, 2025
Habar Jeclo, hadalka dib bay u gocotaa. Dec 13, 2025
Hadal yar iyo hawl badan. Dec 13, 2025
Hadalna sii dhehbaa diley hanbana sii hudhbaa dis… Dec 13, 2025
Haddaan sacabka xeeli ku jiran, maxaa habeenkii l… Dec 13, 2025
Hal diidaysaa geed ay ku xoqato ma weydo. Dec 13, 2025
Hal libaax arkaysaa ma godlato. Dec 13, 2025
Halmaan hadal kuma jiro. Dec 13, 2025
Hawli jid caddeysay. Dec 13, 2025
Heeraa wan ma eh. Dec 13, 2025
Inantii hooyadeed hadhuudhka tuntaa, iyana hufkiy… Dec 13, 2025
Intii orod jirey, kuftinna way jirtey. Dec 13, 2025
Kaadi badane waa loo gogol badiyaa. Dec 13, 2025
Macal cune muuqan doonee. Dec 13, 2025
Madax muuqda iyo mindi saawira midna lagama samro. Dec 13, 2025
Mar i dage alla ha dago, mar labaadse anays dagay. Dec 13, 2025
Marti iyo maydba waa la muquunshaa. Dec 13, 2025
Meel Aar ka kacay buu Atoor fadh-fadhiistaa. Dec 13, 2025
Meel hoo u baahan hadal wax kama taro. Dec 13, 2025
Mugdi, arlaada geed ii goduh. Dec 13, 2025
Mukulaal minankeedii joogtaa miciya aar bay leeda… Dec 13, 2025
Naagi ninkay legedo kama kacdo. Dec 13, 2025
Naago abaal ha u gelin amaahse ha u diidin. Dec 13, 2025
Naago nin ay yaqaaniin col ma moodaan. Dec 13, 2025
Naago yaryarasi ma le. Dec 13, 2025
Nin Illaahay ka dambeeya kabtii ma yeela. Dec 13, 2025
Nin ani yidhi dad iska saar.(sooc). Dec 13, 2025
Nin buka boqol u tali. Dec 13, 2025
Nin hadduu isukaa waalo waa laysla waalaa. Dec 13, 2025
Nin iyo naag is qaba colna ma aha nabadna ma aha. Dec 13, 2025
Nin jiifa lama legdo. Dec 13, 2025
Oodi siday u kala sarreeysaa loo kala guraa Dec 13, 2025
Qalbigu laba ruux ma wada qaado. Dec 13, 2025
Qof nool oo ku hortaagan lagama quusto. Dec 13, 2025
Ragu waxa uu ka sheekeeyaa biiisa dumarkuna badha… Dec 13, 2025
Samraa, sammo hela. Dec 13, 2025
Shisheeye sheela duxa ma leh. Dec 13, 2025
Shubaali waa biyo la bax. Dec 13, 2025
Sir ma qabe allaw sahana. Dec 13, 2025
Sodcaal maa moodhar, sahayna waa lacag, saaxiibna… Dec 13, 2025
Soo bax baa la leeyahay sacabka leefaysaa. Dec 13, 2025
Soomalidu waa indho ku garaadle. Dec 13, 2025
Wadaad waa nin Dec 13, 2025
Xoolo quudheed waa la qaataa, soor quudheedse lam… Dec 13, 2025
Xoorkii laga dhamay xagaagii iyo xusuus baa geel … Dec 13, 2025
ibtileysan ayaa belaayo tilmaanta. Dec 13, 2025
jiid aan ku jiidee waa gacmo daalis. Dec 13, 2025
laabtu low ma aha hadba la laalaabi karo. Dec 13, 2025
wakhti kaa lumay muruguu reebaa. Dec 13, 2025
wax is waydiintu ma xumee wax is waydaarsigaa xun. Dec 13, 2025

Nin ani yidhi dad iska saar.(sooc).

Nin ani yidhi dad iska saar.(sooc).

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “N”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.