Maahmaahyo
Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar. Dec 13, 2025
Af Daboolan, Dahab waaye. Dec 13, 2025
Af aamusani marti ma sedo. Dec 13, 2025
Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho. Dec 13, 2025
Af waa kane, maxaa lagu aamaa. Dec 13, 2025
Alle watow wehel uma baahna. Dec 13, 2025
Arrin xumo abaar ka daran. Dec 13, 2025
Ayax teg eedna reeb. Dec 13, 2025
Baadi nimaan lahayn bay ag joogtaa. Dec 13, 2025
Baruuro sabool, badhaadhaa leh. Dec 13, 2025
Bilaysini Bir ka adag. Dec 13, 2025
Bir baa bir goysa. Dec 13, 2025
Bisqin rag bay kuu gaysaa ragse kaama celiso. Dec 13, 2025
Buubaal biyaha korkiisa saran buu ka didaa. Dec 13, 2025
Cadho walaal waa la bariyaa (waa loo dulqaataa wa… Dec 13, 2025
Carruuri kor cabsooday leedahaye, kal cabsooda ma… Dec 13, 2025
Ceeb looma dhinto, cara lalama qarxo, cayna looma… Dec 13, 2025
Cid wax kusiisa wax badan baad aragtaa, cid kla t… Dec 13, 2025
Ciirtaa dhamaa, ceebtaada yaqaan. Dec 13, 2025
Ciise socod kuma laabna, abeesona samir kuma laab… Dec 13, 2025
Col naago ka kacay iyo cadho nirig ka kcday midna… Dec 13, 2025
Daahdaahow hortiis dafo waaye (Arrin degdeg u baa… Dec 13, 2025
Dameeraha ta ugu xun baa ugu haraati kulul. Dec 13, 2025
Dameeri dhaan raacday. Dec 13, 2025
Dameeri isku hallayn bay hooyadeed dabada uga nuu… Dec 13, 2025
Dantu ceebba ma lahee dadkuun baysku nacaya. Dec 13, 2025
Dawaco meeshay macal idood ku baratay, macaluul u… Dec 13, 2025
Dhagax meel dhow buu ku dhacaa, hadalna meel dhee… Dec 13, 2025
Dhaliili dhaban bay ku taal. Dec 13, 2025
Dhar kaa dheer dhaxan kaama reebo. Dec 13, 2025
Dheg haddii la jaro daloolkaa hara. Dec 13, 2025
Dhegta hadii la gooyo daloolkaa hadha. Dec 13, 2025
Dhool bari ka soo kacaa dhaan loo nageeyaa. Dec 13, 2025
Dhurwaa dhoomo laguma rarto. Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi, hore ma noqdo. Dec 13, 2025
Doofaarka ficil la’aan baa loo cadaabaa. Dec 13, 2025
Doqoni amaanay lahayn bay u rixisaa. Dec 13, 2025
Doqoni hoosiis bay had mooddaa. Dec 13, 2025
Doqoni meeshii la isku diriray uun bay ogeyd, mee… Dec 13, 2025
Doqoni waxay leedahay laba iyo toban indhood, hal… Dec 13, 2025
Doqonkii lumay oo la soo helay wuxuu yiri; “Maxaa… Dec 13, 2025
Eygii oo laf diiday ma noola. Dec 13, 2025
Fallaartii cirka loo ganay cid kastoy filo. Dec 13, 2025
Farihii dufan leh ayaa wax duuga. Dec 13, 2025
Fulay wax ka qoryo badan. Dec 13, 2025
Gar dabadeed, guu-guu (gunuunuc) baan nacay. Dec 13, 2025
Gardarro looma garbo yeelo. Dec 13, 2025
Geed walba in gubtaa, waa hoos taal. Dec 13, 2025
Geesi allaahay ma xilo. Dec 13, 2025
Habeen ciidan maaha. Dec 13, 2025
Habeenkii hoos baa loo hadlaa maalintiina hareera… Dec 13, 2025
Hadal hadal kama dheera. Dec 13, 2025
Hadal yar iyo hawl badan. Dec 13, 2025
Hadday curaddii durdurisay aaran maxaad moodday. Dec 13, 2025
Haddii lagu sheego waa lays sheelaa, haddii lagu … Dec 13, 2025
Haddii uu deg degsiinyo door dhalo raagsiin yuhun… Dec 13, 2025
Hadii aad dhimanayso dhareerkaa layska duwaa. Dec 13, 2025
Hashu ragaadka, maysku eryeysaa, mise wayska bixi… Dec 13, 2025
Hawli jid caddeysay. Dec 13, 2025
Heeraa wan ma eh. Dec 13, 2025
Illeyn doqoni qiiq kama kacdee daamankey meer mee… Dec 13, 2025
Jacayl Biri ma goyso Biyana kaama maydhaan. Dec 13, 2025
Kaadi badane waa loo gogol badiyaa. Dec 13, 2025
Kab xume ma hadho ee kab laawaa hadha. Dec 13, 2025
Laba layskuma daro: bidaar iyo timo, baryo iyo ad… Dec 13, 2025
Laba qaawan isma qaaddo. Dec 13, 2025
Ma sugto, Meher ma leh. Dec 13, 2025
Maroodi takarta saaran ma arkee, ta kale saaran b… Dec 13, 2025
Marti loo qalay in lala qabay mooddaa. Dec 13, 2025
Martidu iyadaa kala naxda. Dec 13, 2025
Musqul nin galay muraad buu leeyahay. Dec 13, 2025
Naagi ninkay legedo kama kacdo. Dec 13, 2025
Nimaan hadlin habartiina wax ma siiso. Dec 13, 2025
Nin aan kuu furayni yuu kuu rarin. Dec 13, 2025
Nin aanad maalin ku baranin sanad kuma baratid. Dec 13, 2025
Nin buka boqol u tali. Dec 13, 2025
Nin daad qaaday xunbo cuskey. Dec 13, 2025
Nin dameero rartaa dad la toy ma aha. Dec 13, 2025
Qalbigu laba ruux ma wada qaado. Dec 13, 2025
Qosol qoonsimaad noqay. Dec 13, 2025
Rag gar baa kala saarta dumarna jaan. Dec 13, 2025
Rag jidiin baa walaaleeya. Dec 13, 2025
Ragu waxa uu ka sheekeeyaa biiisa dumarkuna badha… Dec 13, 2025
Reer ba’ow yaa ku leh! Dec 13, 2025
Safar waa si wada yeel. Dec 13, 2025
Sagaaro inteeda waa ku duq. Dec 13, 2025
Salaadba waqtigeedaa la tukadaa. Dec 13, 2025
Soomaalidu been way sheegtaa beense ma maahmaahdo. Dec 13, 2025
Tolkaaga iyo xaaskaaga midna looma xoog weynaado. Dec 13, 2025
Waa baahan tahay bakhtiga looma cuno. Dec 13, 2025
Waraabe ulla lala gaadhi waa, orodna wax lagaga d… Dec 13, 2025
Wax aad baratay waa baaskaa. Dec 13, 2025
Wiil intuu ood ka booduu talo ka boodaa. Dec 13, 2025
Xoolo quudheed waa la qaataa, soor quudheedse lam… Dec 13, 2025
kolka waylaha la helo ayaa loodana la maalaa. Dec 13, 2025
lama huraan waa caws jiilaal. Dec 13, 2025
usha intay qoyan tahay ayaa la toosiyaa. Dec 13, 2025
waalida ninkii soo baraa laga waraystaa. Dec 13, 2025
wax raagaa rag kuma sama. Dec 13, 2025
waxay ili aragto ayaa ilko gooyaan. Dec 13, 2025

Nin buka boqol u tali.

Nin buka boqol u tali.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “N”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.