Maahmaahyo
Adduun i khatal.
Dec 13, 2025
Adduunyo ka kabo li’id, aakhirana u salaad li’id.
Dec 13, 2025
Adin waa la dhibaa, ilna waa la dhawraa.
Dec 13, 2025
Af aamusani marti ma sedo.
Dec 13, 2025
Af jabtay sideedii ma noqoto.
Dec 13, 2025
Af noolina waa hadlaa eyna waa ciyaa.
Dec 13, 2025
Ammaan lama dhu-dhumiyo.
Dec 13, 2025
Arrimo rag waa mudacyo afkood.
Dec 13, 2025
Arrin xumo abaar ka daran.
Dec 13, 2025
Barasho u yeelo geedkaad cugsan doonto.
Dec 13, 2025
Baryo badan iyo bukaan badanba waa laysku nacaa.
Dec 13, 2025
Baso waa baso si kastoo loo subko.
Dec 13, 2025
Bawdo rag, maalinba midbaa qaawan.
Dec 13, 2025
Beentaada hore runtaada danbay u xuntahay.
Dec 13, 2025
Biyo meel godan bay isugu tagaan.
Dec 13, 2025
Cadku ceeji, xil iyo geeriba kuu dil.
Dec 13, 2025
Calafkaa, nin ku rabaa baa haya.
Dec 13, 2025
Caleen qudhac calool geel ma buuxiso.
Dec 13, 2025
Canjeero siday u kala koreysaa loo cunaa.
Dec 13, 2025
Car faruurow foori gaalee?
Dec 13, 2025
Carab iyo ilkaa cid isugu dhaw iyana weeys qaniin…
Dec 13, 2025
Carab iyo labadiisa daan baa isugu dhaw iyana way…
Dec 13, 2025
Cirmigaagoo dheeraadaa geel dhalayana waa ku tusa…
Dec 13, 2025
Col iyo abaar cagahaagaa lagaga baxaa.
Dec 13, 2025
Colkaa ma dhamaadee ka kuu xigo ha u danbeeyo.
Dec 13, 2025
Daawo tiro wax kuma tarto.
Dec 13, 2025
Dab aan ku gubin kulaylkiisa ma ogid.
Dec 13, 2025
Dadqal looma gurguurto.
Dec 13, 2025
Dan iyo xarrago is weyday.
Dec 13, 2025
Dawaco geel ma cunto.
Dec 13, 2025
Deriskaa dagaalkaaga rabaa, dooradaada ceshaas ku…
Dec 13, 2025
Dhagar qabe dhulkaa u dhaq-dhaqaaqa.
Dec 13, 2025
Dhagax tuujin iyo taabasho waa isugu mid.
Dec 13, 2025
Dhalaan dheelaa baradi, dhusuntaa far koo galiyee?
Dec 13, 2025
Dhar kaa dheer dhaxan kaama reebo.
Dec 13, 2025
Dheg haddii la jaro daloolkaa hara.
Dec 13, 2025
Dhoofaa kaa dhimay! (bal tan ka warran, ma run ba…
Dec 13, 2025
Dhubuq-dhubuq hore dhabanahays dambey leedahay.
Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi, hore ma noqdo.
Dec 13, 2025
Doqon alle bariday xeradeeday ka aragtay.
Dec 13, 2025
Doqon dib bay wax ka garataa.
Dec 13, 2025
Doqon ha u gargaarin hana gargaarsan.
Dec 13, 2025
Doqon qaddar alla taqaanna qulucdaada looma dhiib…
Dec 13, 2025
Doqoni waxay leedahay laba iyo toban indhood, hal…
Dec 13, 2025
Durduro waxarood xanan(qodax) bay kula gashaa.
Dec 13, 2025
Far kaliyihi waji ma maydho.
Dec 13, 2025
Gadal gadaal geed looma koro.
Dec 13, 2025
Gar waa loo wada islaam.
Dec 13, 2025
Gari ilaahay bay taqaan.
Dec 13, 2025
Geel-jire isagooy ushu u goantahay ayuu xaggeen k…
Dec 13, 2025
Gees lo’aad kulaylkaa lagu gooyaa.
Dec 13, 2025
Gobanimo waa joome.
Dec 13, 2025
Guursato loo galmoon og.
Dec 13, 2025
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey.
Dec 13, 2025
Habar roob hayo, ta kalena inuu hayey modaa.
Dec 13, 2025
Hadal badani haan ma buuxsho.
Dec 13, 2025
Hadal tuurtuur kuma sama.
Dec 13, 2025
Hadal waa dheh iyo dhagayso.
Dec 13, 2025
Hadal yar iyo hawl badan.
Dec 13, 2025
Haddaad been sheegayso been run u eeg sheeg.
Dec 13, 2025
Heesta geelu waa kala horreysaa.
Dec 13, 2025
Hoonbaro libaax bay soo wadaa.
Dec 13, 2025
In habari gasho, hali ma qaado.
Dec 13, 2025
Kibir waa lagu kufaa.
Dec 13, 2025
Markuu kuu soo socdona warbuu kuu soo sidaa, mark…
Dec 13, 2025
Mas iyo digaag daris ma noqon karaan.
Dec 13, 2025
Matag meel kuguma simo.
Dec 13, 2025
Meel aanad seexan doonin laguma luloodo.
Dec 13, 2025
Midho daray duuduubkaa lagu liqaa.
Dec 13, 2025
Midho geed saaran, kuwo guntiga ku jira looma qub…
Dec 13, 2025
Naago waa u samir ama ka simir.
Dec 13, 2025
Nimaad fadhiga kaga adag tahay looma saro kaco.
Dec 13, 2025
Nin aan baqani ma bad baado.
Dec 13, 2025
Nin dhintay kabihiisaa dhaama.
Dec 13, 2025
Nin durbaan tuntay ilaaq dalbay.
Dec 13, 2025
Nin fadhiya, looma saro joogsado.
Dec 13, 2025
Nin ilko waa wayn haduu dhintona inuu qoslayaa la…
Dec 13, 2025
Ood qaadis iyo jiidis waa isla guri geyn
Dec 13, 2025
Oodi siday u kala sarreeysaa loo kala guraa
Dec 13, 2025
Qof waliba intuu cunuu ciidamiyaa.
Dec 13, 2025
Qosol hiil leh.
Dec 13, 2025
Rag qawl baa xidha dumarna meher.
Dec 13, 2025
Rag waa raggii hore hadalna waa intuu yidhi.
Dec 13, 2025
Ragu sadex waa iskaga mid
Dec 13, 2025
Ri waalan ridaada laguma xidhto.
Dec 13, 2025
Saddex Ilaah waa karaa, mase suurowdo: Ilaahow gu…
Dec 13, 2025
Saddex lama arag: Marti nin ka yar, muddo maalin …
Dec 13, 2025
Saddex lama raaco: Ma horreeye, ma hambeeye, iyo …
Dec 13, 2025
Sagaaro, mindhaa ima barato.
Dec 13, 2025
Shir naagood oo shan dhaafay waa shar.
Dec 13, 2025
Waraabe daalay, dirirtiisaa loo tagaa.
Dec 13, 2025
Xabaallo waalid baa xoolo lagala baxaa.
Dec 13, 2025
Xog mooge xaajo waa dilaa.
Dec 13, 2025
indho is jecel isma eegi karaan.
Dec 13, 2025
laba tallaabo dhexdood baa talo ka dhalataa.
Dec 13, 2025
wakhti kaa lumay muruguu reebaa.
Dec 13, 2025
wakhti kaa tegay tiigsimaad maleh.
Dec 13, 2025
walaalo is necebi way xoola yareeyaan wayna xabaa…
Dec 13, 2025
weylasha biree dibigu ha ku quustee.
Dec 13, 2025
wixii faq lagu sheego fagaaray tagaan.
Dec 13, 2025
Ragu sadex waa iskaga mid
Ragu sadex waa iskaga mid
Micne: Macne lama helin
Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “R”
Ma taqaan micnaha ama asalka?
Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!
Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:
maahmaahyo@sabaad.com