Maahmaahyo
Aan wada hadalno waa aan heshiino. Dec 13, 2025
Aduun wey kii amoodeey ogaaw. Dec 13, 2025
Af jooga looma adeego. Dec 13, 2025
Af nooli waa hadlaa Eyna waa ciyaa. Dec 13, 2025
Af waa kane, maxaa lagu aamaa. Dec 13, 2025
Af-ka nool abooto mudac. Dec 13, 2025
Ama afeef hore lahow ama adkaysi danbe. Dec 13, 2025
Amxaar la arag yaaba ferenji xaaji. Dec 13, 2025
Arrin xumo abaar ka daran. Dec 13, 2025
Ayaydaa taag darran iyadoon tabar lahayn bay dadk… Dec 13, 2025
Baqal fardo la miratay dhigood bay is moodaa. Dec 13, 2025
Beentaada hore runtaada danbay u xuntahay. Dec 13, 2025
Buur caws ah oo biyo ku agyaal baadi doonyoo bici… Dec 13, 2025
Caano yar iyo ciidan yarba marka la waayo ayaa la… Dec 13, 2025
Carab iyo labadiisa daan baa isugu dhaw iyana way… Dec 13, 2025
Carab loaad caws looma tilmaamo. Dec 13, 2025
Carrab dalab leh waa la gartaa, uur dadbanse lama… Dec 13, 2025
Caruuri waa ciil laga waynaado. Dec 13, 2025
Ceeb looma dhinto, cara lalama qarxo, cayna looma… Dec 13, 2025
Ciise socod kuma laabna, abeesona samir kuma laab… Dec 13, 2025
Ciyaar baa dhab u gadoonta. Dec 13, 2025
Colkaa ma dhamaadee ka kuu xigo ha u danbeeyo. Dec 13, 2025
Daahdaahow hortiis dafo waaye (Arrin degdeg u baa… Dec 13, 2025
Dabagaale timir gaari waayey qaraara buu yiraahda… Dec 13, 2025
Dameeraha ta ugu xun baa ugu haraati kulul. Dec 13, 2025
Dani waa seeto. Dec 13, 2025
Dantu ceebba ma lahee dadkuun baysku nacaya. Dec 13, 2025
Dawaco geel ma cunto. Dec 13, 2025
Deero waa dal maddays. Dec 13, 2025
Deriskaaskaa marna ku dayo marna ku diin. Dec 13, 2025
Dhaxal gorayo dhabad baa leh. Dec 13, 2025
Dhurwaa dhoomo laguma rarto. Dec 13, 2025
Doqon ha u gargaarin hana gargaarsan. Dec 13, 2025
Dumar iyo dheri toona yar yaraysi malaha. Dec 13, 2025
Dumarka been baa lagu soo xero geliyaa runa waa l… Dec 13, 2025
Fardaha dheereeyaa Fagaarahay isku arkaan. Dec 13, 2025
Fulay hooyadii ma goblanto. Dec 13, 2025
Gadhba gadhbaa la tusaa. Dec 13, 2025
Gardarro looma garbo yeelo. Dec 13, 2025
Geed joog gartii waa yaqaan, laga dhimayna dhaxal… Dec 13, 2025
Geel carruuri qaaday ma foga. Dec 13, 2025
Geel laba jir soo wada mar. Dec 13, 2025
Gudini geed ma goyseen, haddaan geed kale ku goyn. Dec 13, 2025
Habar roob hayo, ta kalena inuu hayey modaa. Dec 13, 2025
Hadal intaadan buu ammaan yahay. Dec 13, 2025
Hadal waa mergi hadba meel u jiidma. Dec 13, 2025
Hadal waayeel waa guudmar. Dec 13, 2025
Haddaad hungurooto waa la hadlaa oo habaa la dhis… Dec 13, 2025
Halmaan hadal kuma jiro. Dec 13, 2025
Heesta geelu waa kala horreysaa. Dec 13, 2025
Hurdo habar ma koriso. Dec 13, 2025
Illeyn doqoni qiiq kama kacdee daamankey meer mee… Dec 13, 2025
Intaadan falin ka fiirso. Dec 13, 2025
Ishaaduna waa kula fil, dhegtaaduna way kaa weynt… Dec 13, 2025
Isu qabe aan loo qabin. Dec 13, 2025
Jacayl Biri ma goyso Biyana kaama maydhaan. Dec 13, 2025
Kab xume ma hadho ee kab laawaa hadha. Dec 13, 2025
Laxi shilalkay is dhigtaa lagu qalaa. Dec 13, 2025
Ma nimaan wax aqoon baad wax la qaybsataa, mise b… Dec 13, 2025
Maantana far baan maydhayaaye hay fadhiyo geelo. Dec 13, 2025
Macal cune muuqan doonee. Dec 13, 2025
Madiidaan la’aan waa la midgoobaa. Dec 13, 2025
Mar i dage alla ha dago, mar labaadse anays dagay. Dec 13, 2025
Markuu kuu soo socdona warbuu kuu soo sidaa, mark… Dec 13, 2025
Mididii qooqdaa dib bay u qaddaa. Dec 13, 2025
Naagi kun nin way la sheekaysataa kawna way ka gu… Dec 13, 2025
Naagi nimay legdaan, kama kacaan. Dec 13, 2025
Nafsi raaga rag iyo geel baa iska leh. Dec 13, 2025
Nimaan qooq dilin maroodi ma dilo. Dec 13, 2025
Nimaan shaqaysan shaxaad baa dila. Dec 13, 2025
Nin aan dulqaadasho lahayni waa geel aan horwayn … Dec 13, 2025
Nin aan maahmaahin cod kar maaha. Dec 13, 2025
Nin dhintay kabihiisaa dhaama. Dec 13, 2025
Ood qaadis iyo jiidis waa isla guri geyn Dec 13, 2025
Qalbigu laba ruux ma wada qaado. Dec 13, 2025
Qawl nin wayn ka dhacay waa qolof geed ka dhacday. Dec 13, 2025
Qosol hiil leh. Dec 13, 2025
Rag gar baa kala saarta dumarna jaan. Dec 13, 2025
Reer, naagbaa kaa raacda. Dec 13, 2025
Ruux aan geeri iyo nolol midna ahayni/ ma dhiman … Dec 13, 2025
Ruuxba dhiishuu ruxduu caanaheeda dhamaa. Dec 13, 2025
Sahaydaa waa hor, socodkaana waa dib. Dec 13, 2025
Shiikh markiis yimaado, shariifku, shubaakaduu ka… Dec 13, 2025
Shubaali waa biyo la bax. Dec 13, 2025
Sir naageed lama sal gaadho. Dec 13, 2025
Sodcaal maa moodhar, sahayna waa lacag, saaxiibna… Dec 13, 2025
Soo joogso laga waayaa, soo jiifso laga helaa. Dec 13, 2025
Soomaalidu waxay casarkii kugu aragtay cishihii k… Dec 13, 2025
Tuhun waa sed. Dec 13, 2025
Tuug la qabtay talo ma laha. Dec 13, 2025
Waari mayside war hakaa hadho. Dec 13, 2025
Waayeel ha soocine, wax aqoonta sooca. Dec 13, 2025
Xog mooge xaajo waa dilaa. Dec 13, 2025
inta aanad falin ka fiirso. Dec 13, 2025
ishaadu waa kula da’ dhegtaaduna way kaa da’wayn … Dec 13, 2025
jidh qalaad waa dhul qalaad. Dec 13, 2025
jiid aan ku jiidee waa gacmo daalis. Dec 13, 2025
libaax nin aan aqoon baa lax ka rida. Dec 13, 2025
saddexna la lama saaxiibo, nin aan rabi aqoon, ni… Dec 13, 2025
waayeel hadalkiisa kaftan buu ku dhamaystaa. Dec 13, 2025

Reer, naagbaa kaa raacda.

Reer, naagbaa kaa raacda.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “R”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.