Maahmaahyo
Abaal raaga rag baa leh, mid baaqdana haween baa …
Dec 13, 2025
Adhi magantii ma barriiyo.
Dec 13, 2025
Adhi shidho laga daayo.
Dec 13, 2025
Af aanad lahayn lama qabto.
Dec 13, 2025
Afkii dab yiri ma guban.
Dec 13, 2025
Baddu waa isku dhadhan.
Dec 13, 2025
Balaayo laba qad ma leh.
Dec 13, 2025
Baqal fardo la miratay dhigood bay is moodaa.
Dec 13, 2025
Barasho u yeelo geedkaad cugsan doonto.
Dec 13, 2025
Barrooriba buulkeeday ku hartaa.
Dec 13, 2025
Baso waa baso si kastoo loo subko.
Dec 13, 2025
Been fakatay runi ma gaadho.
Dec 13, 2025
Beentaada hore runtaada danbay u xuntahay.
Dec 13, 2025
Belo markay adiga kaa maqan tahay, qayrkaa bay ku…
Dec 13, 2025
Bir baa bir goysa.
Dec 13, 2025
Bisayl iyo ceedhiin waxa u dhexeeya waa yac-yacoo…
Dec 13, 2025
Biya sar tegey waa la sugayaa.
Dec 13, 2025
Biyo socdaa biyo fadhiyey kiciyaan.
Dec 13, 2025
Cadawgaa looma taahee, tun ku adkay.
Dec 13, 2025
Caqli gaaliyo indho quraanjo lama arko.
Dec 13, 2025
Car faruurow foori gaalee?
Dec 13, 2025
Carab iyo ilkaa cid isugu dhaw iyana weeys qaniin…
Dec 13, 2025
Carab loaad caws looma tilmaamo.
Dec 13, 2025
Carraabo, fadhaa quusiyey.
Dec 13, 2025
Carruurey cayntaa ba´day.
Dec 13, 2025
Casaan qurux kama qatana.
Dec 13, 2025
Ceesaan ninkii weyddiinteda kugu dhiba kaxaynteed…
Dec 13, 2025
Cudud caano gaabsheen cagaar ma korsho.
Dec 13, 2025
Dacas kaa wayni dhiiqaday kugu farjiyaan.
Dec 13, 2025
Dad waxa ugu muran badan jaxar iyo jaahil.
Dec 13, 2025
Dameeri dhaan raacday.
Dec 13, 2025
Dan layskuma naco.
Dec 13, 2025
Dani waa seeto.
Dec 13, 2025
Deriskaaskaa marna ku dayo marna ku diin.
Dec 13, 2025
Dhac dushii laguma wada hadlo.
Dec 13, 2025
Dhadhan shaa waalan dhergaana ka sii daran.
Dec 13, 2025
Dhagar qabe dhulkaa u dhaq-dhaqaaqa.
Dec 13, 2025
Dhiil maran iyo dhiil buuxa la iskuma dhufto (Wax…
Dec 13, 2025
Dhilaa la waaniyey markaasay tidhi ii dhakhsada r…
Dec 13, 2025
Doqon alle bariday xeradeeday ka aragtay.
Dec 13, 2025
Doqoni cad ciid loogu riday cay bay mooddaa.
Dec 13, 2025
Doqoni calaf ma leh.
Dec 13, 2025
Doqoni qiiq kama kacdee daamankay meer meerisaa.
Dec 13, 2025
Doqoni sokeeye ma aha.
Dec 13, 2025
Dukulush timir deeri waayi Kharaaraa tuf in erre?
Dec 13, 2025
Dumar iyo dheri toona yar yaraysi malaha.
Dec 13, 2025
Durduro geel baa ku jaba.
Dec 13, 2025
Ey is cunaysaa waraabe iskama celiso.
Dec 13, 2025
Faan badan iyo faq badaniba na wacna.
Dec 13, 2025
Faanoole fari kama qodna.
Dec 13, 2025
Gobanimo waa joome.
Dec 13, 2025
Gurbaan Garabkaaga ha kuugu jiro ama gacalkaa hak…
Dec 13, 2025
Habaar waalid ma hadho.
Dec 13, 2025
Habar Jeclo, hadalka dib bay u gocotaa.
Dec 13, 2025
Hadal aan fiiro loo odhani wuu kula fogaadaa, caa…
Dec 13, 2025
Hadal hadal kama dheera.
Dec 13, 2025
Haday fooli timaado gudo qarsiimo reeban.
Dec 13, 2025
Hilib beer laga dooray waa weyd.
Dec 13, 2025
Hoonbaro libaax bay soo wadaa.
Dec 13, 2025
Jacayl Biri ma goyso Biyana kaama maydhaan.
Dec 13, 2025
Kaftan iyo kaadi baa laysku cadaaba.
Dec 13, 2025
Kitaab gurigiisii loo diiday, sayax Illaah baa ba…
Dec 13, 2025
Laxi shilalkay is dhigtaa lagu qalaa.
Dec 13, 2025
Libaax deeqi ka gurxamisay.
Dec 13, 2025
Maba lulatee maxay leeftaa.
Dec 13, 2025
Manfac haddii lagu siiyo, murdiye lama noqdo.
Dec 13, 2025
Manjo dhooqo leh, marba mid baa la siibaa.
Dec 13, 2025
Masiibadu adduunyada iyadaa u macallin ah.
Dec 13, 2025
Matag meel kuguma simo.
Dec 13, 2025
Meel aanad seexan doonin laguma luloodo.
Dec 13, 2025
Mudduci markhaati leh ayaan maankay ka waayey.
Dec 13, 2025
Mugdi, arlaada geed ii goduh.
Dec 13, 2025
Musqul nin galay muraad buu leeyahay.
Dec 13, 2025
Naagi ninkay legedo kama kacdo.
Dec 13, 2025
Naago nin ay yaqaaniin col ma moodaan.
Dec 13, 2025
Nabad la’aani waa nolol la’aan.
Dec 13, 2025
Nimaad kabahiisa tolayso, kafantaada tolaaya.
Dec 13, 2025
Nimaan naxariisan looma naxariisto.
Dec 13, 2025
Nimaan qaybin jirin haduu qaybiyo nimaan qadi jir…
Dec 13, 2025
Nin aan kuu furayni yuu kuu rarin.
Dec 13, 2025
Nin casarkii isa sheegay, cishihii ceebi ma qabat…
Dec 13, 2025
Qof waliba wuxuu dhigtuu dheeftaa.
Dec 13, 2025
Qosol qoonsimaad noqay.
Dec 13, 2025
Qunyar socde qodaxi ma mudo.
Dec 13, 2025
Rag jidiin baa walaaleeya.
Dec 13, 2025
Rag waa raggii hore hadalna waa intuu yidhi.
Dec 13, 2025
Rag waxa ugu liita ciil kama baxe iyo calooshiisa…
Dec 13, 2025
Ragu waxa uu ka sheekeeyaa biiisa dumarkuna badha…
Dec 13, 2025
Reerka meelan loo husan looma haatiyo.
Dec 13, 2025
Si xun wax u sheege saaxir ka daran.
Dec 13, 2025
Sidee xeego lagu xagtaa ilkana u nabad galaan.
Dec 13, 2025
Wax aqoon wax looma sheego.
Dec 13, 2025
jacayl biri ma gawso.
Dec 13, 2025
lax gawracan maqaarsiib kuma xanuunsato
Dec 13, 2025
saddexna la lama saaxiibo, nin aan rabi aqoon, ni…
Dec 13, 2025
walaalo is necebi way xoola yareeyaan wayna xabaa…
Dec 13, 2025
waraabe dhankii loo eryaaba waw toos.
Dec 13, 2025
wax walba run moodaa rag ugu liita.
Dec 13, 2025
wiilkii is waalaba wiil waabiyaa hela.
Dec 13, 2025
xaasidaw xoogga beel.
Dec 13, 2025
Reerka meelan loo husan looma haatiyo.
Reerka meelan loo husan looma haatiyo.
Micne: Macne lama helin
Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “R”
Ma taqaan micnaha ama asalka?
Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!
Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:
maahmaahyo@sabaad.com