Maahmaahyo
Abuur iyo waano, abuur baa horreysey. Dec 13, 2025
Af jabtay sideedii ma noqoto. Dec 13, 2025
Af jooga looma adeego. Dec 13, 2025
Afkaagoo ku xidha oon ku furin alle goo baa la yi… Dec 13, 2025
Ag-joog, Ninkii xilo doonayowna Xamaro agjoog. Dec 13, 2025
Allow aqoon xumo hannagu caabin eexona hannooga t… Dec 13, 2025
Ama faro dufan leh ku qaad ama faro dac leh. Dec 13, 2025
Awr awr wado iyo nin naagi waddi midna kaama leex… Dec 13, 2025
Baadi nimaan lahayn bay ag joogtaa. Dec 13, 2025
Belo markay adiga kaa maqan tahay, qayrkaa bay ku… Dec 13, 2025
Bilaysini Bir ka adag. Dec 13, 2025
Bisayl iyo ceedhiin waxa u dhexeeya waa yac-yacoo… Dec 13, 2025
Caana daatay dabadood la qabay. Dec 13, 2025
Caasigaa iridkaaga ma mooga, baarri dadow dad kuu… Dec 13, 2025
Cadawgaa looma taahee, tun ku adkay. Dec 13, 2025
Cadku ceeji, xil iyo geeriba kuu dil. Dec 13, 2025
Calool rag waa webi xagaa. Dec 13, 2025
Canaan ka yaab ceesaan ma doojo(waa lagu canaanan… Dec 13, 2025
Col ku galay cabsi kugu reeb. Dec 13, 2025
Dabada iiga qor anigaa durugsan doonee (Ma dhiirr… Dec 13, 2025
Dad wax yar tare ma ahee, wax ma tare ma leh. Dec 13, 2025
Dantaada iyo madaxaaga midna lagama boodo. Dec 13, 2025
Dantu ceebba ma lahee dadkuun baysku nacaya. Dec 13, 2025
Dawaco geel ma cunto. Dec 13, 2025
Dhallaan qayladii waa qaboonada. Dec 13, 2025
Dheg wax xun maqlaysaa wax wacan ma weriso. Dec 13, 2025
Dhuumashada dhabarku muqdo dhuumasho ma aha. Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi korme ma noqdo. Dec 13, 2025
Doofaarka ficil la’aan baa loo cadaabaa. Dec 13, 2025
Dooro xaarka way wada cuntaa, af-tirashadeyse isk… Dec 13, 2025
Doqon ha u gargaarin hana gargaarsan. Dec 13, 2025
Doqoni calaf ma leh. Dec 13, 2025
Doqontu afka xanbay ku sidaa ishana xil. Dec 13, 2025
Doqontu marka la ficil tamayo in laka tagayo ayey… Dec 13, 2025
Durduro waxarood xanan(qodax) bay kula gashaa. Dec 13, 2025
Erey nimaan dhaafin odday ma dhalin. Dec 13, 2025
Falaadhi gilgilasho kaagama godo. Dec 13, 2025
Far iyo meel bugtaa is og. Dec 13, 2025
Faruurow maxaa berbera ku geeyey? Dee faduul! Dec 13, 2025
Fullaw guuli kuu dhawaydaa. Dec 13, 2025
Futo iyo dhul isma huraan. Dec 13, 2025
Gabadha dheg-dameer in leeg baa ku dansanta wiilk… Dec 13, 2025
Gacantii oodan goyn karin, waa la shumiyaa? Dec 13, 2025
Geesi allaahay ma xilo. Dec 13, 2025
Gorgortan saaxiib iyo walaal toona ma yaqaan. Dec 13, 2025
Habar dhali wayday aleelo ku waalatay. Dec 13, 2025
Hadalaw nin si kuu yidhi hawraarayna ninba si kuu… Dec 13, 2025
Halmaan hadal kuma jiro. Dec 13, 2025
Hilib beer laga dooray waa weyd. Dec 13, 2025
Ishiisa laga gartaa, Ushiisa lagu tumaa. Dec 13, 2025
Jacayl Biri ma goyso Biyana kaama maydhaan. Dec 13, 2025
Kaadi badane waa loo gogol badiyaa. Dec 13, 2025
Kitaab meelaan lagu fasirayn laguma furfuro. Dec 13, 2025
Laba qaawan isma qaaddo. Dec 13, 2025
Maalintii intay ishaadu gaadhaa la hadlaa, habeen… Dec 13, 2025
Madax aanad lahayn miyirkiisa laysma saaro. Dec 13, 2025
Meel hoo u baahan hadal wax kama taro. Dec 13, 2025
Midho daray duuduubkaa lagu liqaa. Dec 13, 2025
Naago jileec iyo naxariis midna wax kuma laha. Dec 13, 2025
Naago yaryarasi ma le. Dec 13, 2025
Nafeey, nin ku doona ku waa. Dec 13, 2025
Nimaad fadhiga kaga adag tahay looma saro kaco. Dec 13, 2025
Nimaan shantaasi kaa dabaalin sharci kaama dabaal… Dec 13, 2025
Nin aan baqani ma bad baado. Dec 13, 2025
Nin aan dhididin ma dhargo. Dec 13, 2025
Nin buka boqol u tali. Dec 13, 2025
Nin daad qaaday xunbo cuskey. Dec 13, 2025
Nin ilko waa wayn haduu dhintona inuu qoslayaa la… Dec 13, 2025
Nin iyo qabkiis. Dec 13, 2025
Nin jiifa lama legdo. Dec 13, 2025
Qof caashaq hayaa wax ka calaancal badan. Dec 13, 2025
Qof waliba intuu cunuu ciidamiyaa. Dec 13, 2025
Qufac iyo uur midna ma qarsoomo. Dec 13, 2025
Quud aan jirin qoryo u guro. Dec 13, 2025
Rag waa shaah dumarna waa sheeko. Dec 13, 2025
Rag waxa ugu liita ciil kama baxe iyo calooshiisa… Dec 13, 2025
Ragu waxa uu ka sheekeeyaa biiisa dumarkuna badha… Dec 13, 2025
Reer, naagbaa kaa raacda. Dec 13, 2025
Runi rag kama nixiso. Dec 13, 2025
Ruuxba dhiishuu ruxduu caanaheeda dhamaa. Dec 13, 2025
Saddex wer-werkay kugu kordhiyaan: Faraska xun, n… Dec 13, 2025
Sagaaro intay tub joogto bay tub kale dayataa. Dec 13, 2025
Sagaaro, mindhaa ima barato. Dec 13, 2025
Salaadba waqtigeedaa la tukadaa. Dec 13, 2025
Shisheeye sheela duxa ma leh. Dec 13, 2025
Tabcadaa ma tuugoobo. Dec 13, 2025
Tuug la qabtay talo ma laha. Dec 13, 2025
Umili ilawshiinyo dhaw. Dec 13, 2025
Waayeel ha soocine, wax aqoonta sooca. Dec 13, 2025
Wadaanta isha ka xumaataa, faylkay la tagtaa. Dec 13, 2025
Wax la dhalay iyo dhul baa loo marti yahay. Dec 13, 2025
Wax la qarashaa ama qudhme ama qubte. Dec 13, 2025
irrid af ma daboole ee ood baa daboosha. Dec 13, 2025
ishaadu waa kula da’ dhegtaaduna way kaa da’wayn … Dec 13, 2025
laba tallaabo dhexdood baa talo ka dhalataa. Dec 13, 2025
lama gano falaadh kugu soo noqon doonta. Dec 13, 2025
war jiraaba cakaaruu iman. Dec 13, 2025
waranka ninka kugu dhufta iyo ninka kugu dhaqdhaq… Dec 13, 2025
waxaanad heli karayn waxaanad u baahnayn baa laga… Dec 13, 2025
xadhko geel ma wada xidhaan. Dec 13, 2025

Runi rag kama nixiso.

Runi rag kama nixiso.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “R”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.