Maahmaahyo
Adhi been wuu didaa beense ma dhutiyo. May 16, 2025
Af hadlaaba aamus. May 16, 2025
Af jabtay sideedii ma noqoto. May 16, 2025
Ammaano kugu raagtey inaad leedahay baad mooddaa. May 16, 2025
Aroos lagama raago, lagumana raago. May 16, 2025
Awr kala guurtay uurar kala guurey baa ka xun. May 16, 2025
Ayaydaa taag darran iyadoon tabar lahayn bay dadk… May 16, 2025
Baadi nimaan lahayn bay ag joogtaa. May 16, 2025
Bannaankiis mare maradiisa geed ma qabsado. May 16, 2025
Barasho u yeelo geedkaad cugsan doonto. May 16, 2025
Bartii yaqaan bar xoolaad kuma korodho. May 16, 2025
Bartii yaqaan, bari uma korodho. May 16, 2025
Baruur qudhuntay baa baruuro qudhmisa. May 16, 2025
Bir baa bir goysa. May 16, 2025
Caana daatay dabadood la qabay. May 16, 2025
Cadho walaal waa la bariyaa (waa loo dulqaataa wa… May 16, 2025
Caqli gaaliyo indho quraanjo lama arko. May 16, 2025
Car faruurow foori gaalee? May 16, 2025
Carab loaad caws looma tilmaamo. May 16, 2025
Carrab dalab leh waa la gartaa, uur dadbanse lama… May 16, 2025
Cirmigaagoo dheeraadaa geel dhalayana waa ku tusa… May 16, 2025
Ciyigii waa ka beryey qofkii cunay baa ka liita. May 16, 2025
Dab aan ku gubin kulaylkiisa ma ogid. May 16, 2025
Dabagaale timir gaari waayey qaraara buu yiraahda… May 16, 2025
Dan layskuma naco. May 16, 2025
Dani waa seeto. May 16, 2025
Dantii mooge, maro duuga ka liitee. May 16, 2025
Deero waa dal maddays. May 16, 2025
Dhalaan qayladu waa qaboonada. May 16, 2025
Dheg wax xun maqlaysaa wax wacan ma weriso. May 16, 2025
Dhidar xabaalo qod bartay qudhin buu uga dhacaa. May 16, 2025
Dhillo, intaadan dhillo oran bay dhillo ku tiraah… May 16, 2025
Dix dhaaxood dhagax ka waa, hayeesa hangool ka wa… May 16, 2025
Doqon alle bariday xeradeeday ka aragtay. May 16, 2025
Doqoni saaf carro loogu riday, sad bursiinyo ma m… May 16, 2025
Doqontu afka xanbay ku sidaa ishana xil. May 16, 2025
Dukulush timir deeri waayi Kharaaraa tuf in erre? May 16, 2025
Eygii oo laf diiday ma noola. May 16, 2025
Faan badan iyo faq badaniba na wacna. May 16, 2025
Farihii dufan leh ayaa wax duuga. May 16, 2025
Faro ka ciyaar dabo ka ciyaar baa dhaanta. May 16, 2025
Fulay hooyadii ma goblanto. May 16, 2025
Gaal dil gartiisana sii. May 16, 2025
Gabadh nin dhali karaa dhiqi kara. May 16, 2025
Gardarraa ma guulaysto. May 16, 2025
Geel carruuri qaaday ma foga. May 16, 2025
Geesi, Alle ma xidho. May 16, 2025
Gobanimo waa joome. May 16, 2025
God hadimo ha qodin, haddaad qoddana ha dheerayn,… May 16, 2025
Habar fadhida legdini wax uga fudud. May 16, 2025
Habeen ciidan maaha. May 16, 2025
Hadal intaadan buu ammaan yahay. May 16, 2025
Hadalku intuu uurkaaga ku jiro ayuu ammaano yahay. May 16, 2025
Hawli jid caddeysay. May 16, 2025
Hillaac biyihiisuu muujiyaa. May 16, 2025
Illeyn doqoni qiiq kama kacdee daamankey meer mee… May 16, 2025
Jinni, Ninkii keenaa bixiya. May 16, 2025
Kaadi badane waa loo gogol badiyaa. May 16, 2025
Kibir waa lagu kufaa. May 16, 2025
Labaatan jir intuu geed ka booduu talo ka boodaa. May 16, 2025
Ma ciil sokeeyaa ku haya, mise ciddi hoosteedaa l… May 16, 2025
Magaca, magta iyo maganta. May 16, 2025
Markuu kuu soo socdona warbuu kuu soo sidaa, mark… May 16, 2025
Muraadka magaalo kaa gala muraayad baa kaa xigta. May 16, 2025
Naago abaal ha u gelin amaahse ha u diidin. May 16, 2025
Naago iyo riyaba diifta ayey isku eryoodaan. May 16, 2025
Naago nimaan maddaxooda maja u rogin nin ma mooda… May 16, 2025
Nafeey, nin ku doona ku waa. May 16, 2025
Nafsigu ma hadho. May 16, 2025
Nimaan qooq dilin maroodi ma dilo. May 16, 2025
Nin Illaahay ka dambeeya kabtii ma yeela. May 16, 2025
Nin aad kabtiisa tolaysaa, kadabkaaga jaraya. May 16, 2025
Nin ani yidhi dad iska saar.(sooc). May 16, 2025
Nin dhintay kabihiisaa dhaama. May 16, 2025
Nin durbaan tuntay ilaaq dalbay. May 16, 2025
Oodi siday u kala sarreeysaa loo kala guraa May 16, 2025
Qalbigu laba ruux ma wada qaado. May 16, 2025
Qof caashaq hayaa wax ka calaancal badan. May 16, 2025
Qof walba qumanihiisaa qoorta ugu jira. May 16, 2025
Qosol hiil leh. May 16, 2025
Quruxi waa ishaada, qiimana waa ayaankaaga. May 16, 2025
Rag jidiin baa walaaleeya. May 16, 2025
Rag waxa ugu faan badan mar dhoof iyo mar duul. May 16, 2025
Ragi sadex bay ku kala baxaan , wax tegay ka hadh… May 16, 2025
Sagaaro inteeda waa ku duq. May 16, 2025
Sakaaro laba tun oo laka qalo ma leh. May 16, 2025
Samraa, sammo hela. May 16, 2025
Shinbir duul duul badani af libaax bay gashaa. May 16, 2025
Sidaan kuugu lisay iigumaad hanbayn. May 16, 2025
Sir ma qabe allaw sahana. May 16, 2025
Sodcaal maa moodhar, sahayna waa lacag, saaxiibna… May 16, 2025
Ul jiiftaa ma jabto. May 16, 2025
Wadaantii geeleeda kaafida, baa mid kalena kaalme… May 16, 2025
Wadar iyo waaxid yaa waalan. May 16, 2025
Waraabe ulla lala gaadhi waa, orodna wax lagaga d… May 16, 2025
Xoolo lama cunee dadkoodaa la cunaa. May 16, 2025
lama gano falaadh kugu soo noqon doonta. May 16, 2025
waayeel hortiisaa caano loogu badhxaa. May 16, 2025
wax walba run moodaa rag ugu liita. May 16, 2025
waxa jira sadex abaar, abaar geel ,abaar dumar iy… May 16, 2025

Sakaaro laba tun oo laka qalo ma leh.

Sakaaro laba tun oo laka qalo ma leh.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “S”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.