Maahmaahyo
Abuur iyo waano, abuur baa horreysey. May 16, 2025
Af jabtay sideedii ma noqoto. May 16, 2025
Af nooli waa hadlaa Eyna waa ciyaa. May 16, 2025
Afkaagoo ku xidha oon ku furin alle goo baa la yi… May 16, 2025
Amxaar la arag yaaba ferenji xaaji. May 16, 2025
Arrimo rag waa mudacyo afkood. May 16, 2025
Arrin kaa tagtat Ahaa sooma celiso. May 16, 2025
Awrka danbe awrka hore socodkiisuu leeyahay. May 16, 2025
Ayax teg eedna reeb. May 16, 2025
Baareey guur, oo sixnigaagana la guur. May 16, 2025
Ballaysin bir ka adag. May 16, 2025
Baryo badan iyo bukaan badanba waa laysku nacaa. May 16, 2025
Bidaari sibiq bay kugu gashaa. May 16, 2025
Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi l… May 16, 2025
Biyo sacabbadaadaa looga dhergaa. May 16, 2025
Biyo socdaa biyo fadhiyey kiciyaan. May 16, 2025
Buubaal biyaha korkiisa saran buu ka didaa. May 16, 2025
Canbe laf baa ku jirta. May 16, 2025
Ceel biyo lihi ma foga. May 16, 2025
Ciirtaa dhamaa, ceebtaada yaqaan. May 16, 2025
Ciyaar baa dhab u gadoonta. May 16, 2025
Ciyowga habeen dhawaaqay wax uu ka cawduu dareema… May 16, 2025
Col hortii baa hub la samaystaa. May 16, 2025
Dabkii baxayaa dab lagu qabsadaa. May 16, 2025
Dacartuba mar bay malab dhashaa. May 16, 2025
Dadqal looma gurguurto. May 16, 2025
Dagaal wiil kuma dhashee, wiilbaa ku dhinta. May 16, 2025
Dal aqoon la’aan waa la habaabaa, dad aqoon la’aa… May 16, 2025
Dameertu ma hadhsato ilmaheedana ma hadhiso. May 16, 2025
Dantaadana, maqaar eybaa loogu seexdaa. May 16, 2025
Darandoorriyaaba naas-naasi (Nin ordaaba istaag) May 16, 2025
Dhadhan shaa waalan dhergaana ka sii daran. May 16, 2025
Dhalaan qayladu waa qaboonada. May 16, 2025
Dheg wax xun maqlaysaa wax wacan ma weriso. May 16, 2025
Dhegta hadii la gooyo daloolkaa hadha. May 16, 2025
Dhurwaa dhoomo laguma rarto. May 16, 2025
Dibi hooyo xumi hore uma koro. May 16, 2025
Doofaarka ficil la’aan baa loo cadaabaa. May 16, 2025
Doqon qaddar alla taqaanna qulucdaada looma dhiib… May 16, 2025
Doqoniino waa shil. May 16, 2025
Dumarka been baa lagu soo xero geliyaa runa waa l… May 16, 2025
Duqsi, caanuu ku dabaal bartaa fuudbuuse ku gubta… May 16, 2025
Fulay wax ka wadne weyn. May 16, 2025
Gadal gadaal geed looma koro. May 16, 2025
Gardarro looma garbo yeelo. May 16, 2025
Geel darreeray nin ka dayrshay ma awliya Allaa. May 16, 2025
Geel indho kuul muxuu ka kasaa? May 16, 2025
Gorgortan saaxiib iyo walaal toona ma yaqaan. May 16, 2025
Habar dhali wayday aleelo ku waalatay. May 16, 2025
Hadal aan fiiro loo odhani wuu kula fogaadaa, caa… May 16, 2025
Hadal intaadan buu ammaan yahay. May 16, 2025
Hadal iyo hilbaba kala qalan. May 16, 2025
Hadal tuurtuur kuma sama. May 16, 2025
Hadal waa dheh iyo dhagayso. May 16, 2025
Haddaad been sheegayso been run u eeg sheeg. May 16, 2025
Haddaan sacabka xeeli ku jiran, maxaa habeenkii l… May 16, 2025
Hubkaaga iyo hayinkaaga, midna laguma hodmo. May 16, 2025
Hurdo habar ma koriso. May 16, 2025
Isu qabe aan loo qabin. May 16, 2025
Kab xume ma hadho ee kab laawaa hadha. May 16, 2025
La jiifiyaana bannaan, La joojiyaana bannaan. May 16, 2025
Laba layskuma daro: bidaar iyo timo, baryo iyo ad… May 16, 2025
Layligu kasha biyihiisa ku jiruu ka didaa. May 16, 2025
Madiidaan la’aan waa la midgoobaa. May 16, 2025
Marti loo qalay in lala qabay mooddaa. May 16, 2025
Meel aanad seexan doonin laguma luloodo. May 16, 2025
Meelaad madaxeeda tahay, mijo lagama noqdo. May 16, 2025
Midho geed saaran, kuwo guntiga ku jira looma qub… May 16, 2025
Misbax minankaga u mugdi ah, minan dadow ma loogu… May 16, 2025
Muraadka magaalo kaa gala muraayad baa kaa xigta. May 16, 2025
Naaso kor u jeeda nin arkaa, kuwo hoos u jeeda ma… May 16, 2025
Nafsi raaga rag iyo geel baa iska leh. May 16, 2025
Nimaan waxa jooga garanin waxa soo socdana ma gar… May 16, 2025
Nin aan maahmaahin cod kar maaha. May 16, 2025
Nin faruurani ma fooryo. May 16, 2025
Nin iyo naag is qaba colna ma aha nabadna ma aha. May 16, 2025
Ood kaa dheeri kuma dhaxan tirto. May 16, 2025
Qof caashaq hayaa wax ka calaancal badan. May 16, 2025
Rag waa raggii hore hadalna waa intuu yidhi. May 16, 2025
Rag waa shaah dumarna waa sheeko. May 16, 2025
Ragu sadex waa iskaga mid May 16, 2025
Saddex col baa jira, col cad , col cas, col madaw… May 16, 2025
Saddex lama raaco: Ma horreeye, ma hambeeye, iyo … May 16, 2025
Seedi waa beer. May 16, 2025
Shinbirba shinbirkiisuu la duulaa. May 16, 2025
Shubaali waa biyo la bax. May 16, 2025
Tol la’aani waa tows. May 16, 2025
Tolkaa maw talisay, mase tuugtay. May 16, 2025
Wadaanta isha ka xumaataa, faylkay la tagtaa. May 16, 2025
Waxaan calaf ahayna lama cuno, waxaan hed ahayna … May 16, 2025
Waxaan kashaada gelin, korkaaga yay dhaamin. May 16, 2025
irrid af ma daboole ee ood baa daboosha. May 16, 2025
jidh qalaad waa dhul qalaad. May 16, 2025
kibiraw kab iga xoor faanawna far iga jabi. May 16, 2025
labo qaawani isma qaado. May 16, 2025
usha intay qoyan tahay ayaa la toosiyaa. May 16, 2025
waa lagu shareeraa waxay sheegtaba ha waydee. May 16, 2025
waalida ninkii soo baraa laga waraystaa. May 16, 2025
wax walba run moodaa rag ugu liita. May 16, 2025
xaasidaw xoogga beel. May 16, 2025

Seedi waa beer.

Seedi waa beer.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “S”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.