Maahmaahyo
Adhi magantii ma barriiyo. Dec 13, 2025
Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho. Dec 13, 2025
Af hadlaaba aamus. Dec 13, 2025
Af wax cunay xishoo. Dec 13, 2025
Afkii dab yiri ma guban. Dec 13, 2025
Alif kaa xumaaday Albaqra kaama haro. Dec 13, 2025
Ama faro dufan leh ku qaad ama faro dac leh. Dec 13, 2025
Ama waa la muuqdaa ama waa la maqanyahay. Dec 13, 2025
Baahiyi qof kuu daran bay kuu geysaa. Dec 13, 2025
Bari waaga mooyee wax san kama yimaadaan. Dec 13, 2025
Barrooriba buulkeeday ku hartaa. Dec 13, 2025
Baryo iyo is daluuc layskuma daro. Dec 13, 2025
Baso waa baso si kastoo loo subko. Dec 13, 2025
Been fakatay runi ma gaadho. Dec 13, 2025
Beerka jecli, xaydha jecli. Dec 13, 2025
Birta adag dab ayaa lagu jilciyaa. Dec 13, 2025
Biyo socdaa biyo fadhiyey kiciyaan. Dec 13, 2025
Buubaal biyaha korkiisa saran buu ka didaa. Dec 13, 2025
Caana daatay dabadood la qabay. Dec 13, 2025
Calafkaa, nin ku rabaa baa haya. Dec 13, 2025
Carab iyo ilkaa cid isugu dhaw iyana weeys qaniin… Dec 13, 2025
Carruuri kor cabsooday leedahaye, kal cabsooda ma… Dec 13, 2025
Ceel dad liqa, ul baa lagu dayaa. Dec 13, 2025
Col ku galay cabsi kugu reeb. Dec 13, 2025
Dad iyo weel godanba waa la badsadaa (weelka goda… Dec 13, 2025
Dad waxa yaqaan nin tuugsaday iyo nin u taliyey. Dec 13, 2025
Dammeeraley Dad la xeer maaha. Dec 13, 2025
Deriskaaskaa marna ku dayo marna ku diin. Dec 13, 2025
Dhalaan qayladu waa qaboonada. Dec 13, 2025
Dheere iyo gabane un baa jiree, Dhuubane majiro. Dec 13, 2025
Dhib lagula qabo dhib ma eh. Dec 13, 2025
Dhoofaa kaa dhimay! (bal tan ka warran, ma run ba… Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi hore uma koro. Dec 13, 2025
Dixrigu(duqsigu) dantiisuu qudhunka ugu jiraa. Dec 13, 2025
Doqon ha u gargaarin hana gargaarsan. Dec 13, 2025
Doqoni amaanay lahayn bay u rixisaa. Dec 13, 2025
Doqoni hoosiis bay had mooddaa. Dec 13, 2025
Doqoni waxay leedahay laba iyo toban indhood, hal… Dec 13, 2025
Doqonkii lumay oo la soo helay wuxuu yiri; “Maxaa… Dec 13, 2025
Doqontu xeerna ma hoyso, xoolana ma hoyso. Dec 13, 2025
Dumarka been baa lagu soo xero geliyaa runa waa l… Dec 13, 2025
Gacantii oodan goyn karin, waa la shumiyaa? Dec 13, 2025
Gardarro looma garbo yeelo. Dec 13, 2025
Geesi allaahay ma xilo. Dec 13, 2025
Gorgor, haadda ka weyn. Dec 13, 2025
Hadal hadal kama dheera. Dec 13, 2025
Hadal lama wadaagee caanaa la wadaagaa. Dec 13, 2025
Hadal yar iyo hawl badan. Dec 13, 2025
Hadalka wanaagsani waa sadaqo. Dec 13, 2025
Haday fooli timaado gudo qarsiimo reeban. Dec 13, 2025
Haddaad hungurooto waa la hadlaa oo habaa la dhis… Dec 13, 2025
Hillaac biyihiisuu muujiyaa. Dec 13, 2025
Hubkaaga iyo hayinkaaga, midna laguma hodmo. Dec 13, 2025
Hubsiimo hal baa la siistaa. Dec 13, 2025
Laba layskuma daro: bidaar iyo timo, baryo iyo ad… Dec 13, 2025
Labaatan jir intuu geed ka booduu talo ka boodaa. Dec 13, 2025
Madiidaan la’aan waa la midgoobaa. Dec 13, 2025
Magaca, magta iyo maganta. Dec 13, 2025
Meel aanad seexan doonin laguma luloodo. Dec 13, 2025
Meelaad madaxeeda tahay, mijo lagama noqdo. Dec 13, 2025
Meeshaad ku qoydid baa laysku qallajiyaa. Dec 13, 2025
Naaso kor u jeeda nin arkaa, kuwo hoos u jeeda ma… Dec 13, 2025
Nafsi raaga rag iyo geel baa iska leh. Dec 13, 2025
Nimaan qaybin jirin haduu qaybiyo nimaan qadi jir… Dec 13, 2025
Nin aan dhididin ma dhargo. Dec 13, 2025
Nin aan maahmaahin cod kar maaha. Dec 13, 2025
Nin duulay dantii kaa og. Dec 13, 2025
Nin faash wataa xaabo ma waayo. Dec 13, 2025
Nin ilko waa wayn haduu dhintona inuu qoslayaa la… Dec 13, 2025
Nin iyo qabkiis. Dec 13, 2025
Oodo dhacmeed siday u kala sareeyaan baa loo kala… Dec 13, 2025
Qosol hiil leh. Dec 13, 2025
Rag qawl baa xidha dumarna meher. Dec 13, 2025
Rag waa arin keen iyo aqbalkeen. Dec 13, 2025
Ragi sadex bay ku kala baxaan , wax tegay ka hadh… Dec 13, 2025
Reer, naagbaa kaa raacda. Dec 13, 2025
Runi rag kama nixiso. Dec 13, 2025
Ruuxba dhiishuu ruxduu caanaheeda dhamaa. Dec 13, 2025
Sagaaro inteeda waa ku duq. Dec 13, 2025
Shinbiri maalibay dab qaaday buulkeedii baanay ku… Dec 13, 2025
Shir looma wada uunsiyo. Dec 13, 2025
Shubaali waa biyo la bax. Dec 13, 2025
Si xun wax u sheege saaxir ka daran. Dec 13, 2025
Soo joogso laga waayaa, soo jiifso laga helaa. Dec 13, 2025
Tabcadaa ma tuugoobo. Dec 13, 2025
Tuhun waa sed. Dec 13, 2025
Wax aqoon wax looma sheego. Dec 13, 2025
Waxaan kashaada gelin, korkaaga yay dhaamin. Dec 13, 2025
Waxaanad filanany iyo fallaari waa kaa fajiciyaan. Dec 13, 2025
kolka waylaha la helo ayaa loodana la maalaa. Dec 13, 2025
labo bukta ma is baaniyaan. Dec 13, 2025
lafo geel iyagaa laysku jebshaa. Dec 13, 2025
libaax nin ganay iyo nin galadayba og. Dec 13, 2025
waan xoolo yarahayna deeq lagagama hadho waan dad… Dec 13, 2025
waano dhalan baa ka adag.(ka roon) Dec 13, 2025
waayeel hadalkiisa kaftan buu ku dhamaystaa. Dec 13, 2025
wakhti kaa lumay muruguu reebaa. Dec 13, 2025
walaashaa iskuma hubtida seedigaa haysi seegina. Dec 13, 2025
waraabe dhankii loo eryaaba waw toos. Dec 13, 2025
weel waliba wixii ku jiruu dhididaa. Dec 13, 2025

Soo joogso laga waayaa, soo jiifso laga helaa.

Soo joogso laga waayaa, soo jiifso laga helaa.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “S”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.