Maahmaahyo
Aboorku inta aanu kugu tufin ayaa lagu tufaa. May 16, 2025
Adhi jiri xil bay wadaagtaa. May 16, 2025
Adhi shidho laga daayo. May 16, 2025
Af jabtay sideedii ma noqoto. May 16, 2025
Afar layskuma daro: Waan guuri; Waan guursan; Gee… May 16, 2025
Afkii dab yiri ma guban. May 16, 2025
Ama faro dufan leh ku qaad ama faro dac leh. May 16, 2025
Arrin xumo abaar ka daran. May 16, 2025
Awrba awrka ka horreeya ayuu horraan-qaadkiisa le… May 16, 2025
Bannaankaba arkaayow maxaa babac ku saaraaya. May 16, 2025
Barasho horteed ha i nicin. May 16, 2025
Bir baa bir goysa. May 16, 2025
Birta adag dab ayaa lagu jilciyaa. May 16, 2025
Calafkaa, nin ku rabaa baa haya. May 16, 2025
Calool rag waa webi xagaa. May 16, 2025
Casaan qurux kama qatana. May 16, 2025
Cidlo ciirsi maleh. May 16, 2025
Colkaa ma dhamaadee ka kuu xigo ha u danbeeyo. May 16, 2025
Dabada iiga qor anigaa durugsan doonee (Ma dhiirr… May 16, 2025
Dacartuba mar bay malab dhashaa. May 16, 2025
Dad wax yar tare ma ahee, wax ma tare ma leh. May 16, 2025
Dad waxa ugu muran badan jaxar iyo jaahil. May 16, 2025
Dagaal wiil kuma dhashee, wiilbaa ku dhinta. May 16, 2025
Daleel marow maradiis geed ma daarow. May 16, 2025
Dameeraha ta ugu xun baa ugu haraati kulul. May 16, 2025
Dameeraha ta ugu yar baa ugu biqlo badan. May 16, 2025
Dameertu isku halayn bay hooyadeed dabada uga nuu… May 16, 2025
Dammeeraley Dad la xeer maaha. May 16, 2025
Darandoorriyaaba naas-naasi (Nin ordaaba istaag) May 16, 2025
Dawaco geel ma cunto. May 16, 2025
Dawaco meeshay macal idood ku baratay, macaluul u… May 16, 2025
Deero waa dal maddays. May 16, 2025
Dhaxal goroyo dhebed baa iska leh. May 16, 2025
Dheg haddii la jaro daloolkaa hara. May 16, 2025
Dhegta hadii la gooyo daloolkaa hadha. May 16, 2025
Dhidar xabaalo qod bartay qudhin buu uga dhacaa. May 16, 2025
Dhilaa la waaniyey markaasay tidhi ii dhakhsada r… May 16, 2025
Dhillo, intaadan dhillo oran bay dhillo ku tiraah… May 16, 2025
Dhuumashada dhabarku muqdo dhuumasho ma aha. May 16, 2025
Doqoni haddii nla xifaaltamo in la is diriray bay… May 16, 2025
Doqonta usha agteedaa lagu dhuftaa haday garan wa… May 16, 2025
Dudun dareen ii dugsasho inis ki dartooy = Dudun … May 16, 2025
Dukhsi biyo ku dabaal bartay fuud buu ku bakhtiya… May 16, 2025
Dukhsi dantiisuu dumurka (qudhunka) ugu jiraa. May 16, 2025
Gaal dil gartiisana sii. May 16, 2025
Gacantii oodan goyn karin, waa la shumiyaa? May 16, 2025
Gaws iyo gustoona layskuma ag dhaqdhaqaajiyo. May 16, 2025
Geel laba jir soo wada mar. May 16, 2025
Geeli waa geel, wixii gooyaana waa geel. May 16, 2025
Gees lo’aad kulaylkaa lagu gooyaa. May 16, 2025
God mar ku asturay xumaantiisa lama sheeg sheego. May 16, 2025
Habaar waalid ma hadho. May 16, 2025
Habar roob hayo, ta kalena inuu hayey modaa. May 16, 2025
Hadal nin badiyeyna ma dhamayn nin yareeyeyna wax… May 16, 2025
Hadal waa la kala odhan og yahay illaahayna waa l… May 16, 2025
Hadalku intuu uurkaaga ku jiro ayuu amaanadaa yah… May 16, 2025
Hadday curaddii durdurisay aaran maxaad moodday. May 16, 2025
Hamba soor ma eh. May 16, 2025
Hangaraarac lug uma dhutiyo. May 16, 2025
Harag sagaaro iiga kac ma ahee iiga durug ma leh. May 16, 2025
Hubsiimo hal baa la siistaa. May 16, 2025
Kitaab meelaan lagu fasirayn laguma furfuro. May 16, 2025
Libaax intay bulbushu ku taal, bahal ma cuno. May 16, 2025
Loogow laguu minan fadhiyee. May 16, 2025
Maalintii oday oday baa loo shiraa, habeenkiina h… May 16, 2025
Maantana far baan maydhayaaye hay fadhiyo geelo. May 16, 2025
Magaalo qayrkaana u cay adiguna ha deynin. May 16, 2025
Magaca, magta iyo maganta. May 16, 2025
Mas iyo digaag daris ma noqon karaan. May 16, 2025
Meel Aar ka kacay buu Atoor fadh-fadhiistaa. May 16, 2025
Midho geed saaran, kuwo guntiga ku jira looma qub… May 16, 2025
Miidaamo dhega maleh hadduu malag dhawaaqaayo. May 16, 2025
Naago been baa lagu soo xero geliyaa runna waa la… May 16, 2025
Naago waa u samir ama ka simir. May 16, 2025
Naagtii caana xun dhigataa iyana ku murud la’. May 16, 2025
Nin Illaahay ka dambeeya kabtii ma yeela. May 16, 2025
Nin duulay dantii kaa og. May 16, 2025
Nin fadhiya, looma saro joogsado. May 16, 2025
Nin jiifa lama legdo. May 16, 2025
Qof walba qumanihiisaa qoorta ugu jira. May 16, 2025
Qof waliba intuu cunuu ciidamiyaa. May 16, 2025
Rag waxa ugu liita looma maahmaahe, looma sheekee… May 16, 2025
Sagaaro, mindhaa ima barato. May 16, 2025
Shiikh markiis yimaado, shariifku, shubaakaduu ka… May 16, 2025
Si xun wax u sheege saaxir ka daran. May 16, 2025
Soomalidu waa indho ku garaadle. May 16, 2025
Talo laba adin dhexdood bay ka dhalataa. May 16, 2025
Tolkaa maw talisay, mase tuugtay. May 16, 2025
Tuhun waa sed. May 16, 2025
Umili ilawshiinyo dhaw. May 16, 2025
Xarrago dumar xanuun ma leh. May 16, 2025
Xog mooge xaajo waa dilaa. May 16, 2025
karis xun iyana ku wax la. May 16, 2025
laba tallaabo dhexdood baa talo ka dhalataa. May 16, 2025
labo qaawani isma qaado. May 16, 2025
walaalkaa markhaatiga ku fur magtana la bixi. May 16, 2025
waraabaa yidhi ulna layla gaadhi waa cayna wax ig… May 16, 2025
wixii ay idho arkaan ayey ilko gooyaan. May 16, 2025
xaasidaw xoogga beel. May 16, 2025
xadhko geel ma wada xidhaan. May 16, 2025

Talo laba adin dhexdood bay ka dhalataa.

Talo laba adin dhexdood bay ka dhalataa.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “T”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.