Maahmaahyo
Adin waa la dhibaa, ilna waa la dhawraa. May 16, 2025
Af aamusani marti ma sedo. May 16, 2025
Af-ka nool abooto mudac. May 16, 2025
Alif kaa xumaaday Albaqra kaama haro. May 16, 2025
Ama faro dufan leh ku qaad ama faro dac leh. May 16, 2025
Arrad waa dan uskagse waa doqonniino. May 16, 2025
Arrin waa mid kugu soo booddiyo, mid kugu bariday. May 16, 2025
Baayac-mushtar bilowgiis bur iyo bajiye waaye. May 16, 2025
Ballaysin bir ka adag. May 16, 2025
Bari waaga mooyee wax san kama yimaadaan. May 16, 2025
Barrooriba buulkeeday ku hartaa. May 16, 2025
Baryo badan iyo bukaan badanba waa laysku nacaa. May 16, 2025
Basari buulkeeda bayaayo waaye. May 16, 2025
Beerka jecli, xaydha jecli. May 16, 2025
Bilaysini Bir ka adag. May 16, 2025
Bisqin rag bay kuu gaysaa ragse kaama celiso. May 16, 2025
Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi l… May 16, 2025
Biyo ay horotood dhooqo tahay, dabadooda maxaad m… May 16, 2025
Boraan hadimo ha qodin ku dhici doontaa mooyee. May 16, 2025
Carab iyo labadiisa daan baa isugu dhaw iyana way… May 16, 2025
Caruuri waa ciil laga waynaado. May 16, 2025
Cidlo ciirsi maleh. May 16, 2025
Col hortii baa hub la samaystaa. May 16, 2025
Col iyo abaar cagahaagaa lagaga baxaa. May 16, 2025
Colkaa ma dhamaadee ka kuu xigo ha u danbeeyo. May 16, 2025
Cudud caano gaabsheen cagaar ma korsho. May 16, 2025
Culimo dad u eki bay kugu dishaa, abeesona dhul u… May 16, 2025
Daawo tiro wax kuma tarto. May 16, 2025
Dabada iiga qor anigaa durugsan doonee (Ma dhiirr… May 16, 2025
Dad waxaa yqaan nin tuugay iyo nin u taliyey. May 16, 2025
Dadqal looma gurguurto. May 16, 2025
Dameer dhaan raac. May 16, 2025
Dameeraha Awdal ninkii ooda ka rogaa arroorsha. May 16, 2025
Dantaada iyo madaxaaga midna lagama boodo. May 16, 2025
Dantii mooge, maro duuga ka liitee. May 16, 2025
Dhabada yari dhabada wayn bay kugu ridaa. May 16, 2025
Dhaxal goroyo dhebed baa iska leh. May 16, 2025
Dhidar xabaalo qod bartay qudhin buu uga dhacaa. May 16, 2025
Diidiink weelshee deymoodaa ka koriyee ma danbar … May 16, 2025
Doofaarka ficil la’aan baa loo cadaabaa. May 16, 2025
Doqoni waxay leedahay laba iyo toban indhood, hal… May 16, 2025
Faras aanad lahayn fuul madiisa futaqaradh baa la… May 16, 2025
Fardo laysu hayo maxaa laysugu faan. May 16, 2025
Faro ka ciyaar dabo ka ciyaar baa dhaanta. May 16, 2025
Futo iyo dhul isma huraan. May 16, 2025
Gacantii oodan goyn karin, waa la shumiyaa? May 16, 2025
Geel carruuri qaaday ma foga. May 16, 2025
Hadal hadal kama dheera. May 16, 2025
Hadal intaadan buu ammaan yahay. May 16, 2025
Hadalku intuu uurkaaga ku jiro ayuu ammaano yahay. May 16, 2025
Haday fooli timaado gudo qarsiimo reeban. May 16, 2025
Haddaad been sheegayso been run u eeg sheeg. May 16, 2025
Haliba wiilkay korisaa, wedkeeda leh. May 16, 2025
Harag sagaaro iiga kac ma ahee iiga durug ma leh. May 16, 2025
Inta Jiillaal loo adkaysto, jir looma adkeysto. May 16, 2025
Intii orod jirey, kuftinna way jirtey. May 16, 2025
Isla weyn, dooro weyn. May 16, 2025
Kibir waa lagu kufaa. May 16, 2025
Maalintii oday oday baa loo shiraa, habeenkiina h… May 16, 2025
Maba lulatee maxay leeftaa. May 16, 2025
Magaca, magta iyo maganta. May 16, 2025
Mala-duul wuu guulaystaa xin u duulse wuu guul da… May 16, 2025
Martidu marka hore reerkaa ka naxa marka dambana … May 16, 2025
Mugdi, arlaada geed ii goduh. May 16, 2025
Naago abaal ha u gelin amaahse ha u diidin. May 16, 2025
Naago been baa lagu soo xero geliyaa runna waa la… May 16, 2025
Naago nin ay yaqaaniin col ma moodaan. May 16, 2025
Naago yaryarasi ma le. May 16, 2025
Naaso kor u jeeda nin arkaa, kuwo hoos u jeeda ma… May 16, 2025
Nabad la’aani waa nolol la’aan. May 16, 2025
Nimaan shaqaysan shaxaad baa dila. May 16, 2025
Nimaan waxa jooga garanin waxa soo socdana ma gar… May 16, 2025
Nin Illaahay ka dambeeya kabtii ma yeela. May 16, 2025
Nin aan wax garad ahayn haanta gadaankeedaa wax l… May 16, 2025
Nin durbaan tumay ilaaq dalbay. May 16, 2025
Nin durbaan tuntay ilaaq dalbay. May 16, 2025
Nin iyo naag is qaba colna ma aha nabadna ma aha. May 16, 2025
Ood qaadis iyo jiidis waa isla guri geyn May 16, 2025
Qosol badani qoonsimaad noqoy. May 16, 2025
Raad arrooryo dib looma raaco. May 16, 2025
Rag waxa ugu liita ciil kama baxe iyo calooshiisa… May 16, 2025
Ragu sadex waa iskaga mid May 16, 2025
Reerka meelan loo husan looma haatiyo. May 16, 2025
Saddex lama arag: Marti nin ka yar, muddo maalin … May 16, 2025
Sakaaro laba tun oo laka qalo ma leh. May 16, 2025
Salaadba waqtigeedaa la tukadaa. May 16, 2025
Sankaagoo qudhma lama gooyo. May 16, 2025
Shir naagood oo shan dhaafay waa shar. May 16, 2025
Sodcaal maa moodhar, sahayna waa lacag, saaxiibna… May 16, 2025
Tuhun waa sed. May 16, 2025
Tuug tuug ma xado. May 16, 2025
Ul jiiftaa ma jabto. May 16, 2025
Waayeel ha soocine, wax aqoonta sooca. May 16, 2025
Wadiiqada yari waddiqada weyn bay kugu riddaa. May 16, 2025
luqun dheeraatay madax ma dhaafto. May 16, 2025
ushaada nin aad ka qaadi kartaa loo dhiibtaa. May 16, 2025
wakhti kaa tegay tiigsimaad maleh. May 16, 2025
war jiraaba cakaaruu iman. May 16, 2025
waraabe dhankii loo eryaaba waw toos. May 16, 2025
wax is waydiintu ma xumee wax is waydaarsigaa xun. May 16, 2025

Tuug tuug ma xado.

Tuug tuug ma xado.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “T”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.